Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde

preview_player
Показать описание
Farsamadii Saami Cadde
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Jcl oo dhan calaf baan u daayay, waayo jclka calafkaa ka weeyn 🥺🖇🤎 Waa bilowga sanad cusub insha Allah Nolol cusub inoo rajeeynaa dhamaanten, 2022/1/10 🥵💍🤦🏾‍♀️

zeynaaahmed
Автор

*2019 yaa daawanaaya suulka hayla dhaafin*

hamzematan
Автор

Dadka sanado beey soo Qooreen blse aniga Heestan tan illaa xiligii ay so baxday wali weey ii cusubtahay daqiiqad walbo dhageysto iney cusub thy baa mooda wlh waana heesta kaliyah ee Fov ii ah weyna ii ahaan dooonta koley wxa filayaa iney Dhowr qofood rag iyo dumar leh ba Ila mid yihiin hada Dib uso booqatay like Sar halkan

Mida xigto wxa si qaas idin kugu shega iyado kaban ah ba jirte so eega kabanka bey ku wacan thy ee lol😂❤

MohedOsman
Автор

Heestan waxan dhagaysanyay 2017 waa markii jcylku igu dhacay heestan waxay soobaxday 2016 ilaa hada wan dhagaystaa 😢😢 15/3/2024 habeen sabti soogalayso ku cawayn markale weli jcylkygii ma helin

Baydanqurux
Автор

7 years kadib ayaan dib usoo milicsadayy, haddii aad iga danbeyso like ii saar si aan mar kale dib usoo booqdo commentigan anigoo nafteyda wax badan u qabtayy, waxaan ku rajo weynahay inaan tahriibo, ❤😻🎧

ZulthanYousuf
Автор

fananka kaliye oo somaliyed oo aan dhageysto 😍😍😍 qofkii igu dabeya baan ahye like i sar bal 😂😂😂

maryamahajimuse
Автор

Hadad xusuus ahaan u dhegysanysid like igu sii dhaaf anna

drsayana
Автор

Wanqtigu waa 03:45 habenmino sanadkana 2024 waxaana jogaa dalka Austria hdaa iga dambeeso lika ta haila dhaafin🙏🫶🏿

shkarapoy
Автор

2016 waa markii igu horeysay ee an galay xabsiga jacaylka ooyin .feker badan iyo Qiiro ayan ilaa imika la noolahay 💔 Nimcaan hilaac ilaa imika fanaan aan wakhtu giisu dhicin ❤️🙏

apdirahmaanpaapoco
Автор

Heeskan waxaan dhegaysanayaaa 26/oct/2023
Waxaan idinka soo salamayaa gobolka ragga ❤🎉🎉

aymanmusic
Автор

Waxaan ku ceshty 2020 dhageysigeeeda waxaana ka dhaxly oooyin iyo xasuuus
NAFTA dunida u jeclaa ayaaan ku xasuustaa illhow kuu naxariiso abwe adigaba waaad naxariis badneyde 14 oct 2017 maaalin ii mugdi ahyd

drszamzamdahir
Автор

Loogada qalbiga saaran iyo liidku adi weeye xbbi 2021 iskugu kaayo danbaysay balse weli rajo ayaan kaleeyahay inaan markale jacayl quruxbdn wadaagno iyo farxad💔😢

abdirisaqbuux
Автор

nimcan wa fanan cod mcn waliba Somali ah qabilna an garneyn nolow waliga cadowga ah jabow inta ku neecb neecbiya farxad ku war insha allah

munadagan
Автор

26 /6/2022 habeen seq Dhexe iyo xasuus waayo waayo fadlan hadaa aragto qoraalkan mahadsanidiin 👍

leemk
Автор

Loogada qalpiga saran iyo liidku adi weeye 6/7/2019 Yaa ila dawanaya hayla dhafina sulka👍😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

nadironasro
Автор

nimcaan codkaga kama daalo lipaax wlhi waa kugu daydaa ma ceeba wlhi codkag waa top hadii aad daawanaysida 2019 like

habonmohamed
Автор

2023 qofki dawanayo heestaa like Sar bro

cabdiaxmedmaxamuud
Автор

Wxn dhageysanayaa 2022 sacada 20:40 hada iga, dan beyso like ii saar😭😭😭😭

mubarakofficial
Автор

Dadka wa wada qalpi jabsanyhy illahy u noqda oo illahy barya heesahan hadad dhageysatan waligin ma bogsaneynsan wlhi😢❤

zakiamohmud
Автор

Ma qeexi Karo wx aan qalbiga ka dareemaayo ilaahow qalbigeeyga suu rabo ii yeelo 🤲😭😭😭😭😭😭

raaxocabdi