Heestii Banadir Hobalada Wabari Iyo Hodan.Idil.Rasta.Idle Yare In Mugdisho By Aflaanta Studio 2016

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2021 maku raaxaysanaysaa heestaan Wlahy Xamar waligay ma arag Lkn qalbiga ayaan Ka jeclahay Waxaan ahay Rer Galakcyod Banaadireey ma.nabadbaa😭😭😍😍 Waxaan U dhaxaynaa Rajo iyo Cabsi

mohamedhaji
Автор

Heees waa heesta igu kaliftay in aan ka mid noqdo xooga dalka barakeee allow xamar🇸🇴🙏❤💪💗

ahmedmohamuud
Автор

iam from buhodle waan jeclahay caasimadayda somalia muqdisho noolada ilaahay cadowgiina ha jabiyo waxaan ka dhiman waynay waa caasimada somalia hadaanu nahay reer buhodle viva banaadir gobolka khayraadka

mohamud
Автор

Bada afrika ugu dheer wabiyada butaacee 😭🇸🇴maanta waa leygu heesta ilaahow naga qabo cadawga😭🤲 badeenu iib maahan wxii faraha nala soo gala wlhi baan ku dhaartee remember 1977😡

hodmaniitaqueen
Автор

Anigoo reer hargaisa ah hadana wllhi markasta dhibka gaadha XAMAR waa aniga dhibkayga😔😔.
Nabad iyo caafimaad ku noolada reer muqdisho wxd tihiin jiidhkygii.
Insha Allah wx rajaynayaa Somali oo mid ah mustaqbalka LOVE FOR EVER MUQDISHO CADEY❤

thestrongperson
Автор

Inkastoo aanan ahayn reer xamar ee aan ahay reer hargeysa, hadana heestaan aadbaan u jeclahay.
xamar naceyb iyo cuqdad 30sano kabadan waan wadiwayay, hadana xamar ayaan ku nolahay, ilmana ku dhalay, reer xamar waa dad wanaasan xumaanta la iiga shegay kumaan arkin.
Allow somali midey🇸🇴

abdiqanifaarax
Автор

Heestan wa iskaga soo celceshadaaa hbn iyo dharaar, Xamar wan ku dhahsay wana ku dhalayaa inta caasimadda jecel like-ta igu soo shuba nh😂😂🙏

qaasimi
Автор

Waligay ma arag xamar waxaan ahay rer waqooyi xataa calanka somalia ma arag heestani qiiray igalisaa wlhi 😢 baryadii illahay wakaa nuurkii baxayee barakee Allow xamar 🙏🏻🤲

ifrahali
Автор

Iam from Somaliland and i still watching this song in 2019 ilahow barakee xamar hooyadii umada soomaliyeed

mohamedsulayman
Автор

From Hargeisa ilaahay ha idin barwaaqeeyo walalahayga Somalia. We proud of you mogadisho.

bashiiryuusuf
Автор

Inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤

ayuubdaahir
Автор

Banaadirey ma nabadba
One Love you reer xamar
From North Borama
Wataa nuurku baxayee
Barakee allow xamar

malikaomer
Автор

From hargeisa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomalia qof waliba oo soomalia ah Ilove you xita adiga?

isbatorenaanaa
Автор

From somaliland wllhi markan heestan maqlo wan iska oyaa Somalia allh nabad haka dhigo inchalllh❤😭

zahraidhil
Автор

Xamar waa dhaayaheeyga allow sidaad u qurxisay nabad iyo amni buuxda noogu dar😢❤

hiiraan_boy
Автор

From garoowe aad baan ujeclahy camar allow barakee xamar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

fowsioabdiahmed
Автор

2019 ayaan fiirsanaya ma ahn hees uu kadaali karo qof dhiig somalinimo ku jiro
Liketa ee saar shukrn

siraajimohamed
Автор

anigoo reer hargeisa I love muqdisho ilahay ha barakeeyo dhibkana haka dhawro dhaman shacabka somaliyeed guul iyo gobanimo

GARABIDHAN
Автор

Waxaa baarka iifiday
Shacab barakaceygu
Burburkeyga neceboo
Baaba'aygo dhibaayoo
Birmadkii dalkeeygaa
Boogihii daweeyeeee
Kaalaya bukshada dhaha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤

karaamacalidhuux
Автор

I’m from Cabduwaqq and I was born in Mogadishu and wallahi billahi my heart and mind is in Mogadishu and It will always be. Mogadishu will always be my First home. Reer Mogadishu are the most resilient, humble, open minded individuals I know.

ashaali