HODAN ABDIRAHMAN QABIIL MAYAQAANO DOOKHU BORAMA SHOW 2019

preview_player
Показать описание
Copyright to Waqal & Afro Media Production
HODAN ABDIRAHMAN
LIVE SHOW BORAMA
PRODUCTION: AFRO WAQAL AND FURINLE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

from Baladweeyne hodan baan taageersnahay waabay is ku soo baxayaan😍

zamzammohamedhaji
Автор

Hday gobonimo qaldoontay inan cafiyan qorshaysty 🙌

Dadka ad kaso jedo aya cafiska ka keentay
Cuqdad myaqanan 👏👏👏👏👏👏👏

mohaniabdi
Автор

Her Voice is so smooth and unique, Hodan Abdirahman you are the best female Singer of this generation💯

KABERIO
Автор

Jaceyl qasab kuma hagaago heestan inta fahan san meshe u socoto like ii saara bal 😂😂😂

anuushahmed
Автор

Intay ka daba baxaday khadra ayay ku lee dahay qabiil ma yaqano dookhu, war naagtan in gaas lagu gubo weeyi

mohammedengabdikarinmohamm
Автор

Qabiil ma yaqaano dookhu!
Anigay caawa i haysataa.

♡Waxaad ku qortaa xiskaaga
" qabiil ma yaqaano dookhu"♡.

barwakomustafa
Автор

reer boorame wale nasab kamila ayaa tihiin nolaada intay nololi jirto❤

munayasiinkay
Автор

Abwaan ka heestan sameyey sii fican ayu uga firsaday kuma jirto eray kaf ah Ama cay... Codkana Wa Xidigta Somaliyed HODAN CADBIRAHMAN DHEER 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👍

aligedi
Автор

Warka wuu dhanyahay inta wax garad ahna weey fahmayaan hawaaro jcelka hanaaxo sidii dhalaanka ❤❤❤❤❤❤❤

fadomomahamed
Автор

Kalsoonida waa quluubtee wllahi runbay sheegtay hodan Abdirahman mansha allh saas kuwad xaajigaagana gacanta kuhayso marwalbana dulmiga iska ilaali

hodanomsan
Автор

Boqorada Fanka Hodan Cabdiraxman ❤️🌸❤️
Abwanki la holin layahy
Abwaan xamse xadari 👑
Iyo Paristiii Africa
Boorama

abdilahisadiq
Автор

Ninka EREYDA SAMEEYEY Waa Samaroon
Ninka Laxanka SAMEEYEY Waa Samaroon
Ninka Musica Garaacey Waa Samaroon
LABA Isu Qadey Waa SAMAROON
Meesha Lajoogo Waa Rugtii SAMAROON
Qabyaalad Ha Naaxdo Nacalaa Sheeydaan Kuyaal

malmo
Автор

Markii igu horeysey aan halkan ka daawado dokhu qabiil ma yaqaan ❤😢 24/9/2024

XafsoAxmed-ux
Автор

Haday gobnimo qaldoonto inan cafiyan qorshayty
Hodon abdirahman the only one😍

abdishakourosmanmouse
Автор

Horta mursal iyo hodan yaaa taageera badan??? Wallhi hodan best ever ❤️👏👏👏

abdisomali
Автор

Xishiodbaa qurux abuura
Haday gobanimo qaldoonty inaan cafiyaan qorshaystay wlee cafiska iyo calool samida waalangu ogaa viv team# hodan

hibo
Автор

Waxan dhahilahay mursal muse jacelka bentaah ehodan cabdiraxman kushegeyso iskaday hadejacel taqan makadakilahen inanketa abahis iyekaduleynin khadra salima waxaskaga iyo carurtada hooyato ehakaracin basabor waxakuah basabor khadra salima iyo kabdhahaga

raxmocade
Автор

Hadad qof jcl❤uh qaado inad qancizaa muhiima😋😋 team hodan xooog ayay mursal ku qaaday indhihino👀zhana💪💪💪❤muhazhada codka

sundussiyaad
Автор

Heestaan ani ahaan jawaab sarbeeb u ah khadro saliimo aan u arkaa bal adna maxey kula thy!!

abdirahmanalimohamed
Автор

Gacanbaan utaagay abwaanka da’da yar ee xamse xadaaari 2018 qurayshtii duriyadii samaroon siciiid

somalindsomalilnd