Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta 'SIRAAD'

preview_player
Показать описание
🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamuud Ciise Geney AHN 1972

🌟Laxanka
U/ C/Kariim Faarax Jiir
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Best Song Legend Xasan Aadan Samatar, Ma Og Tahay Siradey 3 Sano Iyo Dheerad Intaa waan Sugayo Nafta Waan Sasabaye, Beri Bey Si Uun Noqon, Sadanbey Wax Kula Qaban ❤️🙏

osmanshareefahmedyahya
Автор

Wow codkii halaasiga ahaa ee Xasan Adan Samatar caafimaad iyo cimri ayaan Ilaahay uga baryayaa. Abwaan Maxamud Ganey haduu dhintay ilahay haw naxariisto haduu nool yahayna caafimaad baan u rajaynayaa.

Madadaal
Автор

Mahadsanid waayo waayihii heestan oo fasiix ah youtubeka waan ka waayey

dulmadoobedulmidiid
Автор

Allehaw naxariisto maxamed ciise cabdi Erayada,
Laxanka, cabdikariin qaarayjiir
Codka, xasan aden samater fanaankii laholinwaayay

abdimaxamed
Автор

Allah unaxristo abwaan ciise ganey iyo laxamistihii waynaa abwaan jiir😢

shaaniqadarshaani
Автор

Legenka somalida
Iyo laxamistaha somali ugu caasan
Uguna fican sida hesahiisa laxanka saraya dhowr jeer is badalaan waxa kaid ah hestii baladweyn iyo heso kalo badan

abdirahmanhaydar
Автор

Great passion and talent throughout. Samatar the Living Legend

hamzamohamednoor
Автор

Mirihii : Maxamuud Ciise Ganey
Laxankii: C/kariin Faarax Jiiir
Qabasho :1972
Waah waaah Ax yaa Xasan Adan 😘😘
(WAAYO WAAYIHII WACNAA)🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰

Tubeec
Автор

Waayo Waayihii Wacnaa Heeska Caawa Ma Anigaad I ogaydeen Anoo Meel Asxaab La Fadhiya Oo Heeskan Laba Nin Ku Muransan Yihiin Cida Samaysay Erayada uunbaan Soo Dhex Galay Kana Dhawaajiyey Waaba Erayadii Abwaan Maxamuud Ciise Ganey Alle Ha u Naxariistee Iyo Laxankii Cabdikariin Faarax Jiir Oo Hada Ingiriiska ku Nool Waad Mahadsan Tihiin.

tayoqaran.
Автор

Iyadoo muuqaalkeeduna nadiif yahy oo codkuna nadiif yahy baa youtube ka laga helaaa

Woow 👏

axmedhillaac
Автор

Heesaha Caanka ah ee sidaan oo kale Fasiixa u ah soo badi bro

Garaad
Автор

Sxp kun iyo kow jeer mahadsanid walhi heestaan oo fasiix ah waan weysanaa
Markale mahadsanid masuul🙏

MullaMadar
Автор

Ninka qoraalka qoray afsomaliga wuu qalday maaha beri uun bay si uun noqon ee waa rada oo laba jibbaaran waana berri waa tomorow beri na once upon time beri hore afka somaliyey dhawra

osmansufi
Автор

Soomaaliyoo idil Uma Sidatid Quruxdee Hablo Kula Simnaa Jire

cabdirisaaqmaxamuudkilaas
Автор

Bari Bay Si uu naoqon Saadaasha Galiyee

cabdirisaaqmaxamuudkilaas
Автор

#LyricsSongSIRRAAD
Ma Ogtahay Siraad-eey
Caashaqii ina Siray ee
Sahalka aynu moodnee
Ina saaqay berigii
Inuu soo kordhaayoo
Siigiyo dabayl iyo
Soo kiciyey Ceeryaan
Oon xalay saqdii dhexe
Hurdadii ka salaloo
Soo toosay dhowr Jeer
Safaad maleh Jacaylkuye
Waan sidaaye iLa Qabo
Soo dhawoow iLa Qabo
Oo Haygu Sii deyn
Ma Ogtahay Siraadeey
Soomaali oo idil
Uma sidatid Quruxdee
Hablo kula sinmaa Jira
Oonan Saa u Eegine?
Waa Su'aale Keligaa
Maxaan Kaaga Sahan saday?
Sababtuna waxay tahay
Sanbabadiyo beerkiyo
Wadnahay dul sudhantay
Safaad maleh Jacaylkuye
Waan sidaaye iLa qabo
Soo dhawoow iLa qabo
Oo Haygu sii DAYYN.



HEES XUSID MUDAN ❤

Heestan Erayadeeda waxa Sameeyey GENERAL Mohamoud CIISE 1972 Laxankana waxa Saaray ABDIKARIIN Faarax QAAREY JIIR AHUN. CODKANA waa Hassan Aadan SAMATAR.

SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Автор

Abwaan Maxamuud ciise geney, wuxuu ahaa askari, reer Burco, siraadna waxay ahayd reer Burco, jacayl dhab ahaa ayaa dhexmaray, kadibna way is guursadeen.

yusufcabdilahi
Автор

Suaal yaa haya taariikhda abwaan ciise ganay halka uu ku dhashay sanadka uu dhashay iyo taariikdiisaba?

mahadmaxamedcumar
Автор

LA YEEN! WARYAA SIRAAD WAAYO?!! BOOWOW!!! QARANIMA LEYGU SHEEGEY!!😄

waarimeysidewanaag
Автор

Codsigii ma eber baa waaya waayo aaway 2 hees een codsaday oo kala ahaa kooxaha iftin & xusuus fulow guuli kuu dhoweydaa iftin ah . & xusuus heestii taariiqda duugaa ma la waayay mise waad iloow deen mise kastamarka ayaan idiin qiimeysnen halkee wax ka jiraan waa idin ka warsugeynaa py

maxamedleyloon