Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta 'BELEDWEYN'

preview_player
Показать описание
🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) 1973

🌟Laxanka
U/ Cabdi Kariim Qaarey Jiir.

HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Oooof heestan waxan aad ujeclaaday markaa dhegystay abwaan haadrawi OOO ka shekeyay qisada heeska what a beautiful love! 😭❤️

farxiyoahmed
Автор

Geeridii maxamed ibraahin warsame hadraawi kadib ayaan ayaan dhagaysanayaa mufakarkii ay kasoo maaxdeen midhaha aadka umacaan ee uu jacaylka dhabta ahi ka muuqdo inkastoo inantii uu heesta ku sharfay ama ugu duceeyay anan arag meel ay ka hadlayso ama ku qirayso wanagii maxamed ibraahin allah hawnaxariistee hadana waa kal gacal iyo muxibo dhex martay labadooda lkn aanay ku guulaysan inay ka midho dhiyaan waase qadar rabi iyo qoraal alle wuuse u hagar baxay hadraawi gabadha uu jacaylka u qaaday

cabdijamactirike
Автор

18.Augest ayuu ILLAAHAY xaqii ku soo rogay Abwaanki😭😭 macalinkii haldoorki umda somaliyeed Mr M.I.W abu hdra
ILLAAHOW u naxariiso🤲🤲🤲🤲 dabidi bedelkisa lma helo

puresomalilander
Автор

Hal sano ayaa ka soo wareegtay geeridii abwaan hadraawi allaha u naxariisto

deeqismael
Автор

Ereyada heesta Hadraawi baa lahaa Maantana wuu naga hooseeya oo waa uu geeriyooday Si niyad leh ayaan duco ugu Hibeeyay Ilaahay waaxaan ka baryay in janadii firdowao ka waraabiyo

engrabiic
Автор

Dhanka bari magaalada ❤
sow boqoorad joogtoo❤
Biyo dahab lamoodo❤
Bilicdii haweenkiyo ❤
Bili loo dhameeyoo❤
Timo boqonta joogoo ❤
Baal goray la moodo ❤
Baarkana casaankiyo ❤
Bidix midig isgaaro❤
Bulcad lagu xideeyo ❤
Bar ku seexanaysoo ❤
Barkanaysa qaaroo ❤
Huwanaysa baaalo❤
Igu beertay lahashoo ❤
Kuu buseelo maan baran❤

anasabdukadir
Автор

Reer beledweyne waan idin Salaamay
From berbera

hindamaxamuud
Автор

From sool ayaan ahay Gabadh Xawaadle, ah ayaan jeclaaday wixii kudhacay Hadarawi ayaa igu dhacaye isoo duceeyaa🤣😂

SOCA
Автор

Waa heesta aan la cajabay sida loo samayey Ereyo, laxan, musik iyo cod intaba ka dhemaeystiran Waa heesta ugu jeclahay heesaha ❤️❤️

IbrahimAli-zcno
Автор

Ereyadii Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi) wuu noolyahay Cafimaad taama allh siiyo Laxanka Cabdikariin Faarax Qaaray Jiir Isagana Allah Cimrigiisa ha raajiyo
Xasan Aadan Allah Isgana Cimrigiisa Ha raajiyo waa Wada Noolyihiin Hadda❤️

BashiirSalad
Автор

Beledweyn heestani waxay iga aaminsiisay meel wada xuural cayna🤣 abwaanka waxbaa helay Codka legendary Samatar.
Ree Beledweyn wa idin salamy from Hargeisa

rabiicyare
Автор

Waxaan ahy ogaadeen walhi gabdhaha xawaadle demarka qurux beey dheeryihiin aniga waligeey hal gabar baa iga soo marty waana ka sarbi la ahy ilaa hada❤😢

AbdullahiXusene
Автор

Abwaanka naxariista rabbi ha waafijiyo.
Wuxu ahaa mar-la'arag sidii dayaxa uga iftiimaya bulshada umada soomaliyeed, dadaal, karti, hawlkarnimo, badan.
Marwaliba oo aan xasuusano aan uwada ducayno in ilahay unaxariisto.

abubakermohamett
Автор

Alleh ha u naxariisto abwaanka. Wayn iyo abwaanadii soomaalida iyo u mada soomaaliyeyd intii dhimatey oo dhan rabi ha u furo albaabada jano fardoosa anakana rabi ha inoo naxariisto dhamaan teyn aamiin amiin ishah allaah rabika yaw ducadan naka aqbal aamiin amiin

BashirAadan-eg
Автор

😭😭San kugu xiisay balad ween lam soo kobi karo had ku xasusto waa ooya bundo liqliqato kooshiin 😭❤️❤️❤️🌼🌼🌼rabiyo nawad iyo Barwaqo sii balad ween♥️♥️♥️💐💐💐💐😍😍😍😍🌹🌹🌹

heyfa
Автор

Beledweyn my home town❤
Baladweyn Alahayow ka dhig xera baraaree, duco Qalbiga Abwaankii weynaa ka soo go'dey.

mohiadina.mohamed
Автор

Waxan so boqday kadib abwanka sameyay ereyada hesta marku geriyoday Allaha u naxaristo abwaan hadraawi inta iga danbeysa ha u duceyso abwaanka 🙏🙏😭😭

sadiq
Автор

Heesta waxaa isagu tagey "abwaan hadraawi, " oo reer burco ah iyo mulxamiiste cabdi kariim qaarey jiir" oo reer hobya ah iyo al fanaan xasan aden samatar " oo reer guriceel ah laguna amaaney beeralula oo reer baladweyne ah mar ay somalidu cajiib ahayeen Allah yacisak 🥰❤💥

Qoojistan
Автор

Heestan baladwayn waxa sameyay
Abwaan maxamad ibraahin warsame o loo yaqano Abwaan haraawi.
Abwaanka illahay cimriga iyo cafimaadka ba haa u barakeyo
Amiin Amiin Amiin

cabdicige
Автор

Fanaan sidaan hakaa ahaado ama hayska aamuso xasan adan samatar

dulmadoobedulmidiid