Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta 'QUNYAR SO SOCO'

preview_player
Показать описание
🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Xasan C/llahi Xasan (Ganey) 1979

🌟Laxanka
U/ Cabdiqaadir Muusa Lugey AHN

HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

LAXANKII C/QADIR MUSE LUGEY
Raximuhu LAAH

ragemadoobe
Автор

Heesta aan ugu jeclahay guud ahaan fanka iyo fanaaniinta
Si weyn oo aan la maleysan karin ayaan u dhageystaa
Boqolaal jeer kamana xiiso dhaco

maadhiintube
Автор

Hestani waxey ku jirtey Riwayadi Niba tima xamar waxa wada Alif labadii Majajilleyste AHUN meecad miigane iyo Boone xirsi waxan ku dawadey National theater hargeysa hestan waxa wada Qadayey xasan Aadan samater iyo AHUN shamsa cumar Axmed wan Riwayadi igu horeysay ee An dawaday 1981kii waxan dhigan dusiga dhaxe

xuseendhangub
Автор

Waa hees macaan . Magaca Xaydara maahan ee waa Haydara. Heestani waa heesaha aan la yaabo oo aan jeclahay Muyuusigooda, iyo sida fiican ee loo duubay oo muyuusiga marba qayb sare loo qaadayo. Muyuushinadii wakhtigaasi ragg si aan la qiyaasi karin uga dhawaajin jiray ahaayeen. Intii dhimatay Alle hawnaxaristo iyo intii Muslima. Aamiin ya Alah. Thanks WWW

axmed_deeq
Автор

Laba is-qabta ayay ahaayeen, Shamsana ALLE ha u naxariisto, Xasan Aadan Samatar oo aan dhihi karo ASTAAN QARAN ayuu ahaa waan ugu hambalyeynayaa in uu ka baxay FANKII, Waxaan ku soo koray Xasan oo fanka Soomaalida ka maraya HAWADA SARE, Waxaana Xasan ku jeclahay sida uu kaga badbaaday qabiilkii Soomaali saameeyay. labada JANO ayaan ALLE uga baryayayaa. AAMIIN.

hersijama
Автор

Qayood= roob
Qaydar= geed
Qudhac= geed
Qod= wax isku taxan sida gacan muus ah
Madheehd=geed dhirta kamid ah

Abdifitahabtidoon
Автор

Hees qaali igu ah waxay Ku jirtey ruwaayadii Ninba Timo xamar waxa Ku farayareystay xasan Haney laxanka xasan aadan samatar thanks

wax-soosaarkabeeraha
Автор

Habaryartey shamso cumar ilahow kuu naxariiso

abdiomarymohammed
Автор

Waa af soomaali aad u culus, u maleyn maayo dadka maanta jooga wax yar mooyee iney fahmayaan miraha

dahirmohamud
Автор

alla yarxam shamso was musician love legend xasan aadan samatar

smiledon
Автор

Qormaduna waa qayb waxaase igala qurux badan xareed qubanoo qoorta meeshaa qulqulaysiyo iyo siday ugu muuqato dareenka xiisaha

AbdisalamHusain
Автор

Waa hees aad xasuus ii gelisay waxaan dhageysani jiray anigoo aad u da yar 20 sano kahore, ale yaraxma abaayo shamso.

AhmedAhmed-duqr
Автор

Walaahay waayo waayo isoo xasuuusiyeen. Waa wixii danbe quba, ereyada, laxanka, miyuusiga waa heer sare inaba caadi maaha. Bal qolyahan danbe ilmaaderayaaloow naga fadhiista waxba ma haysaane. Aad u mahadsan tahay waan kuu raaciyey SUBSCRIBER

Burcaawi
Автор

Laxanka Xasan A Samatar baa leh sidaa ayaa ku diiwangalan heeska

mohamedsaraaxa
Автор

Waad qaboobiye qunyar soo soco
Xusuustii
Bari samaadkii alle ha u naxariiso shamso
Cimridheer xasan baashe
5.8.2020 👍👍

alisalax
Автор

Ever Green Song & Music 2 Big Legends, Waaberi1, Long Live Samatar, , Shamso Cumar Axmedna Allaha, unaxariisto, Aamiin, Aamiin.thanks.

mohamedfarahmire
Автор

In badan bay igula murmeen meecaad miigane ayaa sameeyay
Iyo laxanka xasan aadan baa leh
Allaylehe caawa bagaad na kala saartay

xasanmagafe
Автор

Woow heestan maxaan raadiyay sxb thanks subscribe -na waan kuu raaciyay

mnour
Автор

Waayo sxb laxanka xasan aadan samatar baa leh thanks

bulshadacusub
Автор

Heesta xasan adan shamso cumar
Alle ha u naxariis yaa rabbi shamso

hani