Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta 'BALANBAALIS'

preview_player
Показать описание
🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Cali Saleebaan Maxamed (Bide) AHN 1978

🌟Laxanka
U/ Xasan Adam Samatar

HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestu dhulka ey tilmaamee Juqraafi ahaan waxeey u egtahay Beledweyne sababtooy tahay meel sidaas u eg Beledweyne ayaa ugu dhaw dhul ahaan. Beledweyne waa Magaalo qurux badan oo Buuro leh.Illaahoow wadankeena Soomaaliyeed nabad nooga dhig oo Soomaali qabyaalada gumeystuhu baray ka madoobee. Aamiin

mahammedsiad
Автор

Heestaan xilligii iigu horaysay oon maqlo waxaa qaadayey walaalkay iga weynaa AUN 1988 ayey ahayd malcaamadda quraanka ayaan dhiganaayey markaasaan dhihi jiray nooqaad heestii balan baalis sidii faataxada ayaan u xiftiyey asbuucii danbe anaa u qaadijiray rabi godka haku janeeyo walaal keey cabdi yare

haashimbare
Автор

Heestaan Waxeey Bixisaa Sawiro Kala Jaadjaad ah Oo Dhamaantood Wada ah Qurux & Barwaaqo, Waa Juquraafi & Arts Isku Waana Legend Samater.. Dhageysi Wacan..

abdimuse
Автор

Masha Allah Legend Xasan Aadan Samatar Waayo Waayo Wagii Wayaha Wacna 80dii Iyo Codkiisa Dahabiga Ahaa Iyo Heesba Heesaha Kale Sii Daran "Balanbalis

osmanshareefahmedyahya
Автор

Xasan adan samatar lagend cod ninleh❤ like

abdirahman
Автор

Legend Xasan baashi Waa hees macaan oo Fasiixa & Waayo waayihii wacnaa

khabiirharnandez
Автор

Ereyadii cali saleebaan bide allah ha u raxmadee

guledjama
Автор

Wa erayadii AHUN cali suleymaan bide, Laxankii xassan aadan samatar 1979 Hargeysa

abdalaa.aligreen
Автор

Waxaad mooddaa inaan istaadiyoo muqdishu joogo 1980 aadkii, intii xasuusataa garan waxaa la saari kaambiyada ama nasashada kooxaha yeelkeede, halkaan ayaaba dayaamaysee iyadoo laga shiday malee garoonka oo lahaa 16 micrafoon oo ku xirnaa nalalka dhaadheer dusheeda siduu kula noqon lahaa jawiga uuf calayk maxayse kuugu taal haatan waan dibad galownee

alihassanjimaale
Автор

Al fanan cabdi salaan. Xasan xuseen xasuus gaara igu leedahy heestan

Dafaaye
Автор

Erayadii abwaan mujaahid Cali Saleebaan Bidde (AHUN)

bashman
Автор

Waayo waayo wadankoo nabad ah dadkoo is jecel raadiyo mukhdisho oo ku celcelin jiray heestaan

saidbashiir
Автор

Soda meel barwaaqo Io buura dhaadheer barbakunadaruuruhu kaga beeganyihiinoo balabaalis qalama leh 2020 LIKETA PLEASE

mohamedomar
Автор

I was young but Tomorrow never comes back❤

abdullahi-tt
Автор

Heestan ilahay ha unaxariistee .Cali saleebaan bide ayaa xaaskiiisi cibaado xaashi usameyey

NanyIbrahm
Автор

Allow Cafimadkisa sii, cumrigisa udheere, amiiin😔

mounaismail-ali
Автор

Alhamdulillah hé my Adeer masha Allaha 🤲🏾❤️💕Allah ku xafido I Alweys listen

duniyzamzamgelle
Автор

Waa humaag qurux badan malaha abwaanku wuu arkay sidey heestu sheegeyso wey dhacdaa
Waagoo soo baryayo buurah7na dhaadheer yihiin we IGU a baal marayo daruuruhuna barbarka ka hayaan

banadirchannel
Автор

Best I have and I always play this song in the car with my children

ahmeddagane
Автор

Heestan askartii military ee siyaad bare markay mushaarka soo qaataan ayay maqaaxiyaha shaaha ku odhan jireen heestii balanbaalis qalimo leh noo saar markaasaa la garan jiray inay mushaarkii soo qaateen

mowgayare