XASAN AADAN SAMATAR OO ILMEEYAY HEES QIIRO LEH DADKU KAAMA MAARMO FARMAAJO |2019|

preview_player
Показать описание
XASAN AADAN SAMATAR OO ILMEEYAY HEES QIIRO LEH DADKU KAAMA MAARMO FARMAAJO |2019|
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Halyeey Hadu so mare Fan Somali Inta Sheegato Waa Xassan Adan 🔥🔥🔥

falisgacal
Автор

Eedadey Fadumo Cali Nakruma Ilahayow ku naxaristo Amiin ya Allah. Hassan Adan samatar Ilahayow cimri dheer iyo cibaado suuban ku sii Amiin Viva 🥰🥰🥰

hodansaciid
Автор

Soomali waan jeclahay. Dadkeyga waa iskugu key kid. Qabiil waxaa iiga qiima weyn soomaalinimo iyo qaranimo, laakiin waxaan ka xumahay, soomaali badankeed iney qabiil ka doorteen qananimo! Ilaahow soomaali ku hanuuni inay dalkooda ka hor mariyaan qabiil, aamiin!

boo_
Автор

Inta Hassan Adan Samatar tageersan like ta 👍 ha igala baqeeylina

ahmediftin
Автор

Waxa la odhan kara mucjasadi fanka somaliyeed so marta
Wa al Ustaad xasan Aden samater
Wlhi wa legend
Kuwii xata cidlo bu kaga tagey
Hibo eebo ku siiyay ban ku dhaafey arinta xasan
Wa ano from Saylac awdal ah

maxaacusup
Автор

Ilaaheey hakuu naxariisto maamo Nakruuma amin. Ilaaheey ha xafido dadkeena cimri dheer iyo caafimaad allah siiyo. Dowladnimada waxay tahay ayagaa yaqaan ❤️

yasmin
Автор

Dad baa dacayad ka fidinaya ka dhigeyn nin qabiil lkn xasanow eedan waa fanan qaran cimriga alle haku dhereyo

mohamedmohamud
Автор

Masha allah fanaankii weynaaa ee Xasan aadan samatar (baashi) allow cimrigiisa dheeree. Waa inaan ilaashanaaa hanti qaran weeye walahi❤️❤️

dhalboqortooyogm
Автор

Siday isu Salaameen Hassan iyo Nakruma wax walibo ka qaalisan😭😭

mohamudhajjihassan
Автор

Wadani Somali Xasan aadan I send you love from UK and aax yaa wadan big love for you xxx

rahmasalim
Автор

Mashalah wlhi waam ooyey markaan dawaday heestaan illahow dawladenii noo sooceli ada awoodeeh

mudugboy
Автор

Brilliant musician for ur great cool musics it decode great meaningful for those who noes somali literature

dr.guyokachanahalake
Автор

I'm not understand Somali language but Really proud of them

mohankunaye
Автор

يا الاهي يا حسن بكيت والله لاجل وظن و لاجلك يا غلي❤❤❤❤❤❤❤

AbdisalamHusain
Автор

Legend Xasan Aadan Samatar Waxaad mudantahay taaalo in laguu dhiso fanka Somaliyeed halyeey kow ba ka tahay sln From Bosaso Bari SOMALIA

ladameahmed
Автор

Xassan Adan legend cimriga Allah hakuu dheereeyo, Mamo Fadumo nakrumo janatul fardowsa Allah ha kugu casuumo adiga iyo intii islaam inaga tagtey. Amiin.

faizam
Автор

Saan u hees ama sabuulkaaga iska finjilo maxaa kuwaalay waxaan waa haybade

munasarguled
Автор

One of the best somali musicians, the legend is back home, we love you Samatar

alidaud
Автор

Al fanaan xassan aadan samatar legend
Wakhtigii la Sharfi lahaa oo award la siin
Lahaa buu joogaa nooloow xassan adan

tusmoaadil
Автор

Xasan adan samatar abaha codka msh allah like igu waala plz 😉😉

shucaybali