Xasan Adam Samatar Iyo Khadiija Maxamud Qalanjo 🔥Iyo Heesta 'RAGGA IYO HAWEENKA'

preview_player
Показать описание
🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Maxamed Cali (Kaariye) AHN 1975

🌟Laxanka
- U/ Cabdiqaadir Muuse lugey AHN

HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wadanka. Kenya
Saacada. 21:45 habenimo
Talaado.
Tarikhda. 14 December
Sanadka. 2021
Marqaan u fadhiya 🔥😎
Hadaa iga dambeso waaku salaamay ✋

qoorgoye
Автор

Ragga iyo haweenkuba waxay haybad ku yeeshaan habsamaanta guurkee wow waa hees qiima badan
Waa erayadii allahaw naxariisto
Abwaankii weynaa ee maxamed cali kaariye

ibrahimabdi
Автор

Miro aan caadi ahayn waaye.
Jacaylka waan kula habeyn lahaa
Hiilna kuu noqonlahaa
Hawl kuguma dhaafeen
Adigoo haraad qaba
Habeen kaama seexdeen.
Warba waa isku dhamaaday.
Hees iyo badh dheh.
Thanks WWW

axmed_deeq
Автор

Heestan 18 sano ka hor baa iigu dambaysay dhalinyar aan ahaa wakhti fiican iyo dad qaali ahaa bay i xasuusisay

mohamedyasin
Автор

Big Legends Samatar & Kadijo Maxud Qalanjo, , Waaberi1, , thanks.

mohamedfarahmire
Автор

Abwaan kariye ayaa laga hayaa miraha heesta
Laxanka waa xasan adan samatar

abdiwalialijibril
Автор

Hees wanaagsan xasan adan iyo khadiijo qalanjo oo waqtiyadaa aheyd gabadhii quruxda ugu haysatay dalka

abdisharif
Автор

Maxaan ku murqaamy aad bn jclhy heestaan❤

mohaqays
Автор

sawirka gabadhu waa Luul jaylaani ma aha Khadiija qalanjo

ijoxasan
Автор

Maxamed Cali kaariye Dhaqtarkiii jacaylka AUN

miftaaxtube
Автор

Heestan wa original weeye mahadsanid waayo waayihii wacnaa sxb

maogtahay
Автор

Heestan goormaa iigu danbesay samatar iyo qadiijo qalanjo fanaanin waa weyn

maxamedmacalinoomaxaa
Автор

Hees Xusid Mudan wye wale Mahadsanid Wllo Adiguna Shaqo Wacan No Heysa halkaa ka sii Wad dadalkaga

badrudiinnuur
Автор

Hesstan anoo yar baan markaan quruucada cunayo subuxii aan schoolka tagayo ayaan garanayaa maqalked 2007

ibnuqoobey
Автор

Idinkoo Raali ah, laxanka heestaan waxaa iska leh C/QAADIR MUUSE LUGEEY, waxaa kale oo dib u eegtaan heesta saxansaxo ee Xasan iyo Zahra qaadaan laxankeeda Xasan Aadan ma lahan waxaan filayaa Jaangoow inuu yahay

abshirjimale
Автор

Waa eraayo laaxan cood Musik isuu miimasaman

abdilaahihussencg
Автор

2023 Ufa coffee with Dekha best song 21, 43 Russia

drmaajid
Автор

mahadsanid sxb sida an farka somaliyeed usoo nooleyneysa siiba heesaha orginal qaaraamiga ah

gabayside
Автор

Sacada 17:20 tariikhda 21/12/22 December hadad iga danbeyso like ii saar si aan u soo xasuusto malintan soo qoray commentiga ❤❤

malyuunismailshukow
Автор

Heestii garoob caashaq ee salaad darbi oo Qaraamiya noosoo gali wll yutubka kuma jirtee

ahmedcabdirisaaq