Xasan Adan Samatar | Heesta Haradigeed

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadii uu jiro qof dhageysanaya 2024 like 👍 ha ila dhaafin.

abdikarimahmed
Автор

Somali wayn guul iyo goba nimo walaalayaal like isaaea walaalayal i dareen siiiya

jimcaalexaaji
Автор

waar ninku cod macaana bal siduu u guuxayo eeg libaaxbad moda
waa xariirtii soomali lahayd from hargeisa

ahmedlove
Автор

Qiimaha qaranimada iyo qiimaynta shaqsiga inaga mudan xushmeynta.xasan Adam waa national icon

shakirfarah
Автор

Hawlaha aduunyadu
Waa kuwo is haystoo
Aan kala hadhaynoo
Hamiga iyo Faraxuna
Midba waa halkiisee

Habeen dhalad ninkii ihiyo
Kii nasiib ku hadhay
Way is hareer socdaanoo
Kala hadhina maayaan
Aniguna haweeyaay
Naftaydii Habeenadan
Halis bay ku sugantehee
ILLAAHOW NAFTEENA HALIS HA GELIN

Hilaac aan dhawyn baa
Hakuu geelu daaqiyo
Beesha haradigeediyo
Hawd iiga muuqda

Dhul Uu Huguf ku da'ayoo
Hambalo ay ku taalaa

Ku haloosiyaayoo
Maskaxdu ay La hadashaa

Hogol aan roob Lahayn
Baan harba quudayaayoo
Haadaamo Qodon baan
Ka dhex Heesayaayoo
Jacayl aan hadhayn baa
Heeryada i saaroo

Jinni Haatufkiisaan
Haasaawiyaayoo
Haybshaa Halka aad ku nooshahay
Haybshaa Jacaylkiyo
Halka aad ku nooshahay.

Hees xusid mudan Thanks Cawayska dalmar

SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Автор

Hestan habeen kamida 2020 kii anoo murugsan xaaladuhuna igu jeexjeexanyihiin bay si lama filaana uga dhagystay meel aan fadhiyay alx caawa ah 2024 anoo farxsan ban dhagysanayaa ilaahay ha igu wadee😊

cabdikabadhe
Автор

Wonderful song 🎵 legendary samatar
.Garissa County Kenya 🇰🇪

diiffarah
Автор

Waqti muxu dad ciile 🥲🥲 cimri iyo cafimad Hassan Adan 🥰🙏

falisgacal
Автор

1976 tiyaatarka qaranka iyada oo wadanku mid yahay baan ku daawaday cimriga allah ha inoo barakeeyo

kafaiideyoraxmed
Автор

Xasan aadan samater waa masuulka aan aad u taageero .cod dahabi ah leh dhan kastana heesta u qaadi kara . waxaan aad uga xanaaqay mid heestan haradigeed .aad ugu ciyaaray walaahay mar baan is idhi hadaad aragto dharbaaxo uga soo go nacas kaas .Xasan cujeeri baa LA dhahaa noocaas baa bililiqeystey fankii . Xasan aaden long life sxb

abdirizakahmed
Автор

This song never gets Old, in fact Samatar's songs never get old.

raashbucul
Автор

Hees waa dhaftay inan dib u dhagaysto 07.03.2021 anigoo jooga Xeebta Magaalada Taariikhiga ah ee Hobyo wa waqti xasuus leh iyo waayo kale Hassanow Caafimad iyo Cimri dheer dhamanteen hadi alle idmo, Mahadsanid Caweyska dalmar

saidhaashi
Автор

Fanaaniinta waagaas waxay ahaan jireen. Fanaan kasta heesta uu qaadayo ayuu muuqeeda lahaan jirey. Laakiin kuwa maanta waxaad arkeysaa iyagoo Hees baroor diiq ah qaadaya haddana is ruxaya. Wey iskukey qaban la, dahay. Waa markaan fan Soomaaliyeed dhageysigiisa aan dhulka iska yara dhigey.

kaligiiduulofficialmedia
Автор

Waaa fanaankaa kaliyaa oo sharaf iyo wanaag ku dhexleeh bulshadaa somaliyeed alle hadayo

muhammadmuhammad-umiu
Автор

It's so funny that I'm driving from berbera and this song popped up no where, I just parked the roadside and the cold breeze is smashing my face! What a song!

Hadaamo qodan baan
Ka dhex heesayaayo wow!

hamsejamaismail
Автор

Woooow waayo waayo samatar oo yar waa waagii heesihiisa la hoolin-waayey xeebihii somalia👏👌😘

fadumoali
Автор

Hara digeed
Wanageda nin bulaale dig dhagaxbur iyo dhulkii hodanka aha kuso koraybaa yaqaan 😍❤
2021 cidii aragta commentigan like ta

abdiqanimohaluckyboyibnuta
Автор

My favorite song of all times
Ax Yaa Xasan Aadan Samatar
SOMALILAND LOVES YOU 💯

proudcitizen
Автор

I remember when this song was recorded in Djibouti in 1985. Music By 4 Mars. Note Drums was Roland CR78

AbdiPianoChannel
Автор

Reer Haradigeed waxa aan idin ka soo salaamin, Magaalada Jalam ee Gobolka Nugaal, Somaaliya😍

24-10-2020, Sabti, Galbnimo: 15:40😍

abdirashiiddirie