farxiya fiska cilmi lyrics 2013.

preview_player
Показать описание
ha u caroon waqtiga iyo calaf waxaad ku weydoo
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadi ad hada dawaneyso walipa ad so radisay like dhac ku si 😂😂

maxamedibraahim
Автор

Ha u caroon waqtiga 2021 hadad ila dawaneyso o ad uso xiistay love dhac kusii ismuji😅😂😄😃👊👊🙈🙋‍♀️🙋‍♀️

Xeerta-Liido
Автор

Waxaan ahay wiil Dhoof ka Jecel waxaan nafta ku samir siya heskan Ha U caroon waqtiga iyo calaf waxad ku waydoo plis isoo duceya walaheyga somaliyeed in uu allah halkan tiig sanayo uu ii calfo i.a waa maqrib allah ducadiina ii aqbal ayn rajeyna 4:00 🕓 glb nimo 2023 / maanta malin aan ka wacanahy i.a 😭😭😭🫀😰

CiilowYare-dtif
Автор

Hadii aad 2024 dawanayso ama waxi ka dambeya Aadka so raadisay Qoralkaygana aragto ducada haila dhaafin inan dhintaba dhici karte🎉

Cabdiraxman_Aarka
Автор

heestani aad baay igu qaali tahay farxiya fiska fanaananad jirtaa meshaad joogto ilahaay haa ku go sharfo aad baad nogu weyntahay ❤️🦁

ahmedwali
Автор

"Adon cashirka dintiyo cabsidii Illah/Allah wadan, ama caalim wayn noqon ha'u oran cariiqsiga cadaab midad kugalaysiyo,
Hacadaadin ruxaan kaagalin colaadoo".❤️

zakiyare
Автор

Cilmi io wax barashiyw carurnimo wax kaa lumay
Ha U Caron waqtiga io calaf waxad ku weydo 😢🙋‍♀️😭

aslipella
Автор

Sanadkii nolashayda balka madow galiyay 2020😢 ila maanta oo an wali ka kaban 2023 nolashayda ma ilawii karo ilaa intan nolahy HAW CARON WAKHTIGIYO CALAAF WAXAD KU WAYDO 😮

waayo__aarag
Автор

Maanta oo ay taariikhdu tahay 10/5/2024 ayaa daawanooyaa waliba anigoo soo search gareeyey 😢
Old is gold 🥇 👉 2:11 Cayayaanka duulee cidi aaney arag

HaramcadMedia
Автор

Heestan dareen gaara ayay ii igu leeday 💔💔😭

RaqiyaMohamoud
Автор

Waan xasuustaa Waa heestii iigu horeeysay ee an dhagaysto waayahayga xitaa waan la dhuuman jiray markaan dhagaysano si aysan waalidku ii arkin, 2013 illaa imika oo 2023 dhagaysigeeda kama daalo
Xasuus iyo qiiro galaa markaan dhagaysanayo ❤❤😢😊

abdellahajji
Автор

Heestaan Xasuus taariiqi ah igu leedahy wlh.. hees laga xiisa dhici Kara ma ahan 2022 march dawaanayaa... Old is gold infact 💌💌

cawilmaraweyne
Автор

6:43subaxnimo turki ismir 2022 malin anan dhayasan ma jirto wxn alle ka rajayany inan hamigayaga gadho🥺🥺

suadhibaaq
Автор

Yaa daawanaya ka dib Guushii xulka somalia U-17 CECAFA 🤩

Congratulations entire somali nation its history victory
#Champions

apaazhasan
Автор

2023/12/14/ /10:27/ malin khamisa haw cadhoon wakhtiga iyo calaf waxad ku waaydo naftdiyey halka aad is dhigtay iyo halka ay hooyada kula rabty 😢Yaarbi 🤲😭

nimcoabdi
Автор

Heestan waxaan dhegeysanayaa maanto taariikhdu tahay 16 may 2022 oo doorashadii laga helay farmaajo, ka dib markaan tiktoka ku arkay. Murugo iyo xanuun badanaa, ilaahow dalkaagii ban ku amaansaday

dalbargeedi
Автор

20/1/2022 sacaada 12:20 ilaahow hamigayga ii ifudeede never give up💔💔💔alone 😔

isxaaqcismaan
Автор

After 1 month ayaan dhagay sanayaa markasta heestan waa soo booqdaa xasuuso gaara bay ii Lee dahay taas aan ku soo xasuusto markaan dhagaysanay 22/22022 saacada 12:00maalin taariikhdu isku aadan tahay never give up💪💔

isxaaqcismaan
Автор

Abwaan dhaglas iyo fanaanadeenii fiska oo ku luuqaynaysa noolaada inbadan waa hees xikmadi ku dheehan tahay, fahmaya uun baa garani macnaha ula jeedka. Respect

shabmohamed
Автор

Ha u caroon waqtiga io calaf wxaad ku weydoo💔💔🥺🥺 3:19 habenimo🥺 18/7/2021😭

assadinhoMadrista