Somali Music Ana Laanta ubaxa Bashiir Song by ☆Farxiya Fiska☆

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Fiska ciyaalkii hore 2012 2013 dhaaysan jiray. 2025 ayaan dib u xusayaa anoo dhex damaashadaya dhulkayga hooyo laydha macaan ee carafta udgood leh ayaa qadanayaa

Dadka soomaliyeed ee istarayka xoriyad la aanta eedanka salada oo laga yabaa meelaha qaar in ay ka maqalba waxaan leeyahy dhulkiina hooyo ee quruxda badan kusoo noqda oo ku raxaysta❤❤❤❤

engrashkaboy
Автор

Heestan wxn dhagaysanaya /11/20/2023 habeen an seexan wayay jacaylka i haya gbdha an jeclahay wxnu jecladay heer an illahy swt uga sheekeyo inan jecladay kuna ducaysto ma garan karo inad marwodayda noqon lkn qalbigaygu sidas ayu i sheegaya balse wxn rajayna inan malin wada arki doona comment ogaato inan ku jeclahy❤🥺

abdoww
Автор

Heestan' Bay i Qaadi jirtay Waqti Waqtiyda Kamid Lkn Nasiib Daro maanta waqtiga iyo waayah ayaan Na kala fogeeyay, Marxalado badan oo Aanu isla soo marna.


iyada wxa lay sheegay inay Europe u dhooftay
Ana Africa ayaan jooga Calool xumo waynaa' heestan Baan Marksta ku soo Xasuusta😢💔


Ladi waa hal' dhaaguba intu laacu muuqde.😢❤

jimcaalecabdi
Автор

27/11/2023
Alx cidna ma jecli waxaan ku jiraaa nolol xoriyad leh
Lkn waxaan leeyahay rajo nololeed oo fog

geelestudio
Автор

Heestan waxaan dhagaysanayaa maalin jimce ah 11:40 Waa jirta gabadhaan aan aad u jeclahay ma garanayo inay I jeceshahay balse waxay igu tiraahdaa waan ku jeclahay Waanku ducaystaaa mar uun inay xalaashay noqoto markay riyadaydu rumowda baan u soo laaban comment insha allah ❤

Typings-
Автор

cawa waxan daremaya jacayl aad u badan ma aqaan si aan ahay xta hurdo way igu sodhici ladahay boqorkayga wa qof aad ufican dagan ixtraam badan hbn kasta oon arko wllhi jacaylki kabadan ayan uqada ilahay rali ha ka ahado gacaliye

Usaame Ahmed Mohamed Xaaji xasan
Maxamuud Faarax Buraale Raage
Maxamed Ahmed Faarax cabdile
Cabdale Nuux Maxamed Abokor Jibriil
Muse Shilkh Isxaaq

ana laanta ubaxa usaaman ululaya❤2024/9/4/sacaduna tahay 11:34habeen nimo

Ayanyusuf-emth
Автор

Waxaan dhageysanayaa 4/April/2025 habeen sabti ah hadaad iga danbeyso ❤️

Muxsinabdulrahman
Автор

Mid ka mida Boqoradaaan ku soo raaxaystay codkeeda Farxiya fiska still hadana waxaan ku raaxaysanaya Faalooyinka dadka jacaylku seefta la jiidhay woof caleek soomaali cid ka history badana ma jirto dhanka jacaylka❤❤❤❤

HamseosmaanOsmaan
Автор

Lulimaha sidiisi, waa ereyadii Qaacqaac, waxa qaadi jirtey kinsi waa hees ay dadka waaweyni xitaa jaceylkii hore kusoo xasuustaan 💔🥰

mercimoe
Автор

Sorry disfortunately finally u rock someone in North western in Somalia

cumarculusow
Автор

Ladiwaa haldhaaguba
Intuu laac umuuqdee
Anna laanta ubaxaa
Adaan kuu lululayaa❤

Mursalshire
Автор

Ladiwaa haldhagupa intu lacu muqde ana laanta ubaxa adan kululaya hassenkeygi❤

Ladan
Автор

Cawa oo 30/5/2024 ayuu iqadaya qofka dunida ugu jecelahay waxaa rajaynaya anagoo lamaane ah ina dhagaysan doono incha allah

zuhuuraxmed
Автор

Calaf mooye cashaq waa isdeyney.23/8/2024 haben aan dareen.xun la seexan waayey😢

Aishacilmi
Автор

Ana La.aanta uBaxa siciid bn ululayaa My Xaji ❤👑😫 8/3/2024 Habeen Sabti sogaleyso ❤🎉

AyaanFaarax-ypkj
Автор

Ana laanta ubaxa ki u calafka igalo ayan ululi ❤insha allh

NeimoOmer
Автор

Ana laanta ubaxa bashiir ban ululayaa❤💐

asmomohamed
Автор

26/8/2024 waxa lga yaba inan adunka jogin isoduce hada iga danbeyso😢

ayuubmohamuttmohamett
Автор

Wakhti badan kadib lascanood oo xora fiska kusoo dhawow ❤

Yuusufgraath
Автор

Ich höre am 17.10.2024. Dann habe ich ubermorgen b1 prüfung . Deswegen ich farxiyo fiska hören. Ich hoffe alles ordunug 😢

HIRAD-hbrb
visit shbcf.ru