FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR

preview_player
Показать описание
COPYRIGHT TO WAQAL & AFRO MEDIA PRODUCTION

ERAYADII & LAXANKII ABWAAN MOWLID HASSAN CURJIN
MUSIC BY QASIM KARAMA
VIDEO PRODUCTION BY WAQAL #FarxiyaFiska #Waqal
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Inta Quranka Iyo Nabiga scw Jecel Like Wlloyaal

axmedfiiraan
Автор

Inta quraanka jcl like ta haila dhaafino ✅✅✅

abdifatahmahat
Автор

Heestaan aad ayaan uga helaa qaasatan dansiga fuaad yare inaba caadi ma ahan fiskana kama liidato 4m markeey gaadho like me promise 👍👍👍👍

niyaa
Автор

Hadat heestan dawaneyso adigo comment aqrinayo like ta haiga baqeylin😂😂

ftfatka
Автор

ceelbuur dhulki boqortoyada murusade iyo fiska meshey ku dhalate❤🔥💋jecliya💋

saidali-lvib
Автор

Farhiya Fiska always
She is queen
Yaaa ila aaminsan
Like forget

MullaMadar
Автор

Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗

najiipkaape
Автор

Codka 💯💯💯
Erayada💯💯💯
Music💯💯💯
Laxanka💯💯💯
Camera waqal💯💯💯
Fiska inta ila tageerto 💓💓💓like saara 💓💓

awalegabanow
Автор

2019 up today 2024 is my favorite song ❤

abdiwahababdisalam
Автор

I've never commented on any of her songs but this to me is the best. I'm crying dear people. Inta fiska Jecel likeda haiga xasdina😆😆😆

abdullahiabdi
Автор

Heestan waxaan aad u dhageysan jiray xiliga aan shaqada idaacadda ku jiray markaan ka soo baxo warka iyo barnaamijka ciyaaraha, Waxaan si gaar ah ugu xasuustaa Saaxiibkeey Maxamed Xasan Maxamed oo aan si wada jira u wada dhageysan jirnay, maanta se waanu kala fognahay, Wadankii isagoo joogo iigu danbeysay, Nabad baan idiin rajeeyay dhammaantiin.

Old is Gold.❤

Injineerka
Автор

Xaninkena subana igula saliya wllayal ilhyna aan ka baqno

zuldaandhowreofficial
Автор

FARXIYA FISKA WAA Gabadha ugu quruxda badan AHNA BOQORODA CODKA NO 1 VIVA FISKA NOOLOW😍😍😘😘😘😘

naimabarre
Автор

From eriteria mostly eriterian people they like somalian songs because somalian songs is good 😊 one ☝🏿 love our prothers somalian ❤️

zakiwaadaadshay
Автор

. 💖Fuad Cade💖

Ileyskiyo nuurka💖💖💖💖
Iftiinka baxaaya💖💖💖💖
Aduunyada gaaray ma adigaa💖
Farxiyaay ma adaa💖💖💖

Ashqaraaray yaabka💖💖💖
Amakaagay quruxdee💖💖💖
Iga hoo, hoo ubaxa iga hoo💖

💖Farxiya Fiska💖

Adaan ku adeecay💖💖💖💖💖
Ku aaminay caashaq💖💖💖💖
Qof nugeyl ku ahaaday💖💖💖
Ildoogsaday maantee💖💖💖
Caashaqa ha istaago💖💖💖💖
Hadba qaal ha ahaado💖💖💖
Fuaad iga hoo, hoo ubaxa iga hoo💖

💖Fuad Cade💖

Hadaan aqalkaaga 💖💖💖💖
Awaari ka taago💖💖💖💖💖
Hargeysana aadno💖💖💖💖
Ilaxid u sameyno💖💖💖💖💖
Irdaha Jigjiga iyo💖💖💖💖💖
Xamarna ku aroosno💖💖💖💖
Intaasi ma ku deeqday💖💖💖💖

💖Farxiya Fiska💖

Ceelbuur agtiisa 💖💖💖💖💖
Garoowe aagiisa💖💖💖💖💖
Jabuutina aadno💖💖💖💖💖
Haduu alalaasku 💖💖💖💖💖
Soomaali idilkeed💖💖💖💖💖
Intaasi isku raacday💖💖💖💖
Allaylehee waad i deeqde💖💖

P-2 💖Fuad Cade💖

Cajiibay jaceylka 💖💖💖💖💖
Ogaaday dhankaaga💖💖💖💖
Qalbigaa olanaaya💖💖💖💖
Agjoogiya muuqaa💖💖💖💖
Ayaantaan ku waayo💖💖💖💖
Naftaa ikranayso💖💖💖💖💖
Jaceyl la ilmeysaa💖💖💖💖💖
Jaceyl la ilmeysaa💖💖💖💖

💖Farxiya Fiska💖

Marnaba ma iloobo💖💖💖💖💖
Ayaan kama guuro💖💖💖💖💖
Maankeyga aktiisad💖💖💖💖
"Oroos" kalgacayl💖💖💖💖💖
Abaabulka caashaq💖💖💖💖
Indhuhu eegmadaada💖💖💖
Xubiga u ilmeeyee💖💖💖💖💖
Xubiga u ilmeeyee💖💖💖💖

💖Fuad Cade💖

Hadaan aqalkaaga 💖💖💖💖💖
Awaari ka taago💖💖💖💖💖💖
Hargeysana aadno💖💖💖💖💖
Ilaxid u sameyno💖💖💖💖💖
Irdaha Jigjiga iyo💖💖💖💖💖
Xamarna ku aroosno💖💖💖
Intaasi ma ku deeqday💖💖

💖Farxiya Fiska💖

Ceelbuur agtiisa 💖💖💖💖💖
Garoowe aagiisa💖💖💖💖💖
Jabuutina aadno💖💖💖💖
Haduu alalaasku 💖💖💖💖💖
Soomaali idilkeed💖💖💖💖
Intaasi isku raacday💖💖💖💖
Allaylehee waad i deeqde💖💖

whitephoenixofthecrown
Автор

2018 when I was with engineer Ali We normally listen to this song very frequently... 2023 still this song remind me alot ... I miss my brother Engineer Ali 😭😭

abdiqafarmaalimmanur
Автор

Inta farxiya fiska tagerto ha ila dhifana tii leysku jeclaa😍

saybosamanbdn
Автор

ilahoow somaali is ijeceloo isku calool fiyoobo calaamka magac kuyeeelatay itus ilahoow somaali kalinta labaad ama kowaad dhaqalaha aduunka iyo amnigaba uga jirto

aminobashirdahir
Автор

Garoowe ❤️❤️❤️ reer garoowe like isaar nacala shaydaan ku yaaale

muhamedwarsame
Автор

Heestu inaba caadi ma ahan lakin marka ay leeyihin UBAXA IGA HOO inay ubaxa uu siiyo ayey aheyd jilinku iyo heestu waa inay is wataan inta igu raacsan like igu sharaf

mohamedaadandon