farxiya Fiska and King Khalid Hees Cusub -Cilmi iyo Caashaq- by Deeyoo.com

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

heestaan markay soo baxaysay miis yar baan qudaar ku iibin jiray imikana hotel weyn baan leeyahay Alxm

fatxicali
Автор

Heestan hadaad dhagaysanayso 2021 waxa tahay legend xusuustiisi hore soo raadsaday waqtigu waa cajiib 9 sano miyaa laga jooga waqtigii laqaaday aduunyoy xasuus walashay marwalba oo ay dhar dhaqayso heestan lagama wayi jirin anoo yarban xiftiyay heestan ✌️

Hamzza
Автор

2012 markaan turkiga tahriib ku so galay Aan dhagaysan jiray Alla maxan heestan baraf badan oo dhacayay isku dhaafiyay ninan soo jabin nin Maaaha😭😢

mohamedxoogsade
Автор

Tariikhdu waa 3/5/2022 waa galab talado ah Galabta wax ayn dubayay casho ayn karsaney angoo 3 rag oo iskaa bulo ah waqtigu wuu socdaa arday ayn ahay sanad kaan dhax diisa ayn jmacda ka qalin jibinaa maanta ayn soo xasuustay heestaan sidaa ayn usoo radiyay intii iga danbeysa like ha ila dhafina ✋🌺

abdurahmaankeynaan
Автор

Heeskan waxan dhagaysan jirnay aniga iyo azxptayda 2015 si gaar ah waxan ugu xasuus zxpkay maxamud axmed farax (Abriz) run ahaantii waayihii tagy dib uma soo noqonyaan😥😥dhammaanteen wan kala tagnay balse waxan rajaynayaa in dib wakhtigu noo kulmiyo balse murugada ugu wayn ee aan dareemayo waa zxpky oo u xiran magafe ka dib markuu tahriibay xilli lack down lagu jiro😥 Zxp Ilaahay ha ku nabad yeelo🙏🙏

mohamedjamaabdullahi
Автор

Cawa oo ah 8/8 2023 waxaan rabaa in aan qisadeyda idiin la wadaago waxaan ahy arday dhigto jamacad 2 sano ka hor baan gabar isku baranay bada aad baana u jecladay waliba si xad dhaf ah lkn igu dambeyntii waxey igaga tagtay wado cidlo ah wax waliba bini aadam ah loo sameyo waan u sameye lkn iyada ima fahmin waxaan darteeda u qortay ciidan wax barashadeyda darteeda ayaan isaga dhafay walidiinteyda darteeda isugu dhacnay waxaan noqday qof waalan oo kle in mudo ahne waxaan ku noolaa nolal aad u dhib badaney iyadane wey guursatay iyadoo marmarsiyo iga dhigatay hooyo i dhahday nin aan ku gu daraa wax waliba waan u sameye in aan helo lkn igu dambeyntuu waan waye waligee kama hor imaan hadalkeedaa aniga aad baan u jeclaa lkn iyada qiyano ayee igu waday farxad been ah ayeena isiisay lkn murugo ayee i galisay igu dambeyntii walidiinteyda ayaan mar waliba niyada ii dhisi jiray qur, aana waa ley sari jiray sidoo kle asxabteyda ayaa hbn iyo malin garabkeyga tagnaa waxaan iska joojiyay askartii aan madaxeyda u qoran rabay waxaan darteeda igaga joogsatay jamacadeyda lkn hada igu dambeyntii waan ku labtay nolasheyda adkeedne waan ka baxay hadii aan magaceeda maqlo waan naxaa wlhi aad bey ii dhawacday nolal mugdine wey i galisay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 lkn waqti iyo alle ayaan ku daaye nafsigeega ka soo baxayo waxaan ku aminay lacagteyda iyo nafteyda lkn wey igu daneysatay aad beyna ii qalbi jabisay😢😢😢😢

Abdirahmaan
Автор

2019 hadey ad ila dhagesaneysey like sar

mohamedzakisomali
Автор

Heeztan parigay zo paxday paaskil ban laha🤣🤣 intan erphon dhagaha gazhtan dhagyzan jiry sida nin gadhi wado camal 😆😆mp3 dhagyzanya xazuuz wllhi❤😥☝️

nazerbrown
Автор

Qofkii 2021 dhagaysanya legend waaye 👏
Heestaan markii ay soo baxaysay mobile yar oo haysan jiray ka dhagaysan jiray wlhi xasuus😣

abdalleraul
Автор

Qofkii 2022 dhagaysanya legend waaye 👏
Heestaan markii ay soo baxaysay mobile yar oo haysan jiray ka dhagaysan jiray wlhi xasuus😣

maymuunnuur
Автор

1April 2024 haben talado sogalyso baan dhagaysanayaa.
Kii qoralkayga arkow love ha iga xasdin ❤

bashiirfarxaan
Автор

aqli miyaadan laheen ruuw kucashaqay miyad lacolooday aqligii aanlahaa abdiyow markii ankucashaqay yaan caruuwrowbay my childhood memories 2021 💝💝🥺🥺

Kakkakakaakak
Автор

after 10 years this is one of my favourite ❤️

sharmarke
Автор

2020 ya ila dhageysanoyo like isar 💞🔥❤👈

hafsadasmillygwaldasmillyg
Автор

2013 jibouti xili duhura cadeduna aad ukulushahay xanuun darana ihayay dhinaca calosha 😢 xasuus qadhaadh

maxamedfarax
Автор

Heestaan waxaan ku soo xasuustaa sxpkey jamac cabdinasir ahmed oo aan isla dhaveysan jiranay lkn wakhtigaa nakala kaxeyay sxp noolow ina nololi jirto waa kulmi doona anagoo nabad qabna ❤

axmedmirecarlos
Автор

Hal qof ayan si dhaba u jecladay lkin waxan wayey o uu noloshayda ka baxay 23/12/2021/ waa markan ogaday inu jacaylku jiro please hadad qalbi leedahay iso labo 😭😭😭

nimcoahmed
Автор

Xasus wayga dhageysan jiray hesta ax ano Marko jogo hadana ksimyo 2013 cawa dip uso xasusty 2024 kuwa iga danbeyn dona like isara gys

faizaabdirahman
Автор

2012 anoo jecel inan aan isku glass ahayn una sheegan kari la ayaan dhagaaysan jiray wakhiga nususaacaha heestan, markan maqlo hestan xusuus gala
Cidii dhagaysanaysa 2021😪😪

faysalarizakmohmed
Автор

Hestan markan dhagaysto waan caruubay wayo anigo caruur ah ayay so baxday hadana waan cirobay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

maxamedcilmi