HEESTII (JACEYL WABAX WUU NOQDAA) FARXIYA FISKA with LYRICS

preview_player
Показать описание
SUGAL LYRICS ON YOUTUBE!!!
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dadka familkooda ka maqanyahay, xasuus bay galinaysa ee ilaahay familkeena mar uun hana tuso anoo wadajirno.

dannabka
Автор

Heestan waxay igu leedahay xasuus aan baa ayn waayo waxan waayay ruxan aduunka ugu jeclaa haddan jeclay inta naftayda kadhimana jeclandono xasuustisa ilawikarin walal iyo wehel iyo sxp ii ahaa mana aha midan iaawi karo xasuusihii badnaa eesoomarnay lkn calafka nakala diray 🥺🥺🥺🥺

zuuzannayjeeria
Автор

walaal hadaanan ku arag nafteyda waxbaa ka dhiman wadnaha adiga kamaqan
intaan waxaan ku xasuustaa walaalkey oo sanadkaan bilowgiisii dhintay anigoo arkin muddo 10 sano ilaahey ha unaxariisto 😭😭😭

Jamaalmw
Автор

Hees iiGu leh xasuuus runtii ma iLaawi karo waxaY igaga taaL meeL aan laGa Tiri karaYn



Wllo dhamn alla ha idin dhowro❤️

omerali
Автор

Weli waaan ku hestaa Farhia fiska 2024🎉

GANDARSHE-trhz
Автор

indhahayga ilma buuxisay walalkay mcn 10 sano ma arag 5 sanana ma wada hadlin xanaaq baan ku kala maqanahay

amiraqurux
Автор

Best son ever✌

Jacyl wabax wuu noqdaa😥

aadanmahad
Автор

Wow boqorada codka fiska alle haku amaansado

abdinooraiden
Автор

warkaga uun baa I Mara wajiaaga ii qurxoon waxyeelo iyo xumaan wadeeca kulama rabo

bushraali
Автор

Xasus igalisay walalkey 14 Sano ma arag yaa rabi nabad inagu kulmi🫂👑😥😭🥺

saynabyasin
Автор

Walaal hadaanan ku arag nafteda wax baa ka dhiman wadnaha adiga ka maqan

bushraali
Автор

Waynaha unbaa laga baqaayoo
Wadkunbaan waabeyninee jacayl wabaxx wuu noqdaa

abshirahmed
Автор

Fiska owguriya alif mabruk barakalah fikum inti wasojak wlc

somaliweyn
Автор

Jacel wadax cilmi bodhari iyo hodan ayaladhaha jacel xada my iyo qeeye iyobleeylo haa yz yz yz

maryamaalaayaxafiidaamiin
Автор

Wan jeclahay walalaheyga allow idaa hes mcn waye runti ♥️♥️

abdirahmanhassan
Автор

Waloo waqtika is guri
Dunudu tahay waaya qoran
Wanaagbaa laku socdaa

ruweydaabdi
Автор

Wala hadan ku rag kuarg nafteyda waxa ba ka dhiman❤❤

ahmedmukhtar
Автор

Wll Adan kuarag nafteyda waxba kadiman wadnaha adiga kamaqan ❤❤❤❤❤

IstarlinAhmedAbdi
Автор

Fiska boqorada codka iyo heesaheeduba xasuus gaar ah bay igu leeyihiin

mohamuddahir
Автор

waa hees mcnfarxiyo fiska waataageeraa

abdirihmanbarre