Somali Music Allahayow maxa iga qabsaday Song by ☆Farxiya Fiska☆

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2024 caawa ayaan dhageysanayaa anigoo nolosheyda jiho aan u raaco la' murug, fikir iyo shanleyto badan ku jiro allahayow maxaa iga qabsaday😢💔. Qofkaste xanuun daremaya bogsiimo soo deg degta ayaan u rajeynayaa sideyda oo kale

nadareeyy
Автор

2014 jcylki igu horeyay
Wan is jeclyn wn ku so waca
Habeenki intu I dhahay ano sugaya
Aya la dily wuna dhinty illhy ha u naxariisto🤲

hamdinur
Автор

Allahayow Mxh iga qabsadaye 😢
Anigu wan iska dayeey shukaansi waayo beentii iyo aminadii wey dhamataye allow Mid kheyr qaba 🥺2024/7/30🥺🤲🏾Hadad iga danbeso Iso duce Hadad smskeyga aragto laga yaaba ineey tii alle I timi Wallo adna alle ha Ku danbi dhaafo aakhiro iyo aduunba alle ha Ku naxariisto Ana alle ha i naxariisto Amiin 🤲🏾📌

maanesse
Автор

2023 ayaan dhagaysanya walee farxiya fiska waa boqorada fanka yaa ilmaa o dhagaysanya heeskan masterpieces ka ah😢😢😢😢

somaliyameni
Автор

Mar aan gobolka aan ku dhashay safar ku tagay waxaan ka bartay gabadh yar oo qurux badan markaas guur doon Ayaan ahaa waan la xiriiray waan wada sheekeysanay lkn wada hadalkeena mira dhal manaqon waxaan ku soo laabtay muqdisho wiil aan saaxiibo nahay ayaa gabadh Daris ay yihiin number keeda isiiyay si aan u shukaansado waan la xiriiray way iga diiday mar aan ka raja dhigay ayay maalin ila soo hadashay xiriirkii ayaan xoojinay nasiib wanaag waan is fahanay waxaan is guursanay 9-2-2024 Hada oo aan qoraalka qoraayo waxay jiiftaa garabkeyga midig Alx Alx Allah adigaa mahad leh

MohamedHassan-qhev
Автор

Inkasto waqtigu 2024 la marayo waxan daremayay wixi aan daremay marki iigu horeysay aan maqlo heestaan “i love you fiska

Ramsaysnow
Автор

Saw naxdin qac maan odhan saw ilmadu imay quban talo iga qaloocan 18/9/2021 jimce💔😞🥰

nimcodagan
Автор

Faallooyinku waaba caalam kale wallahi. ❤🥺👏🔥
Waan idin salamay saxibayal nabad ahada, From Bosaso. 👋

mohametabdulkadir
Автор

Wiil ayan JeclHhy wana Ka.qariYa amdam.ankaa Tagny lkN saait aya Urawaaa 💔💔

dadka Isjecel allha iwkUso dhaweeyo😪✌️

nimcafarahelmi
Автор

Heestan waxay marwalbo leedahay xasuusteeda oo gooni ah. Sow ilmadu imay Quban 😢 Sow qalbigu kama ooyo 😢 😭 Dadka isjacel Eebe ha garab galo. Memories

quraishabdihabashow
Автор

Qalbiga kurabay hadaan isqabaweyney😢 ax xanuuun😢 masexdoh mana kuhilmami kari waxaa qarsato wee ku qarsadaan wlley beyn maha😢 maxaaan is adkeyey oo iska kaaa indha tiray xaqiiqda ah inaan kujecelhy 😢❤ ebii nabsi ilahey kuma tusoh waayo maraboh inaa dareyntoh xanuun ka dareymay oo kle waxn noqday qoraa mel walba lagacalacalaya jogta 😢 iyo mel walba qalbi jab loga hadlaya waayo waxaa noqday wasirada qalbi jabka iyo indha adega sidaan isku adkeynaye waan macaday rabiyow icawi talaa iga qalocanee😢😢 31 may 2023 i.a anigo sidan kfcn soo boqon donaa😢

caishadhameystiran-jfdg
Автор

Heestan ano yar ayan dawan jiray oo jacaylka waxba ka aqoon hada on dhagaysanaya jacayl ayan la oyaya😭💔hben sabti 2023 ayan dhagysanaya hestan🥺

munaridwan
Автор

Heestaan mcn waxaan hubaa in aad u soo xiisi doonto hadaad iga dambeyso like isaar

ApdikarimMohamud
Автор

Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔

Mohamoud-Buuhoodlaawi
Автор

Waan jecladay wana yaraa asagana xogo buu ika wena ani qof garad kiisa celinayo mahyn lkn waan ushegty jclkeygii wuna irafadiyy dabadii xirir waa sameyy lkn niyadiiba uma haayo jclkeygi kowad kii iku danbeyy asaga buu ahaa hadana nolol io geri midna kuma sheego kudhawad 5sano ma, arag hadad noshay nolol qurux badn kurajeyn wana cafiyy wayo qofad jeceshahy colad uma qadi kartit 😢waa uxiisy mana rabo xitaa ina arko 🧐nolol wacan kurajeyn shaficiyowww 🙌

SumayoMohamed-ym
Автор

Markii igu horaysay ee jacayl iyo waayihis aan dhex galay ee aan iloobay inay qadari jirto Ayaan heestan habeenki markaan jiifanayo sii dhagaysan jiray anigo ilmeynaya Markii danbe Ayaan xaga ilahay u cararay asagana waxwalba I ilowsiiyay wlhie masaajidka Ayaan saaxib la noqday maalinba maalinta ka danbaysa waan so fiicnanayay alhm waan bogsaday alle ayaa qofkii nabsi ku sababay dibna wuu igu so laabtay Ana waan qaabili wayay xanuunki hore Ayaan ka baqay inuu iguso laabto alhm hada nafis Ayaan ku jira❤️

shirwaccabdisamad
Автор

i love her songs, Mashallah allaah codkeeda quruxda badan mar walba oo aan dhageysto heesaheeda waxaan gali jiray xasuus. noloshu si xawli ah ayay u socotaa sanado way dhaafeen mashallah waxay ku barakeysay qoys qurux badan hada .

lean
Автор

Waa Malin Sabti Tarikhda 9-12-2023😢14:13- Duhurnimo Waxan daremaya qalbi jab io xanuun qalbiga waxan rajeynayaa fariintan in xasuus ii ahato malin aanka bogsade u soo laban doonaa i.a🥺🙏Qalbiga tuu rabay hadan is qaban weeyne😢💔[7-10-2023 sabti🤦‍♂️]

abdihakiimaydiid
Автор

Waqti iyo xasuus dheh 😢😢 ala maxaa cashar guur iyo jcl ka qatay axl watiya karestay ayaa cawa dhageysana waqti ee wahel I aheed hestan oo aan hwn walbo ku oynjiray way jirtay axl 3sano oo aan kaligey nolhy wax xariir iyo guurneh aan isku dayin wan ku farxsanhy axl😢 9/9/2023 ani gawdheyda intifaac nolala qurxo badan iyo wajibka hooyo iyo aabo inaan isku naqdo ilhow ifududey

ZaynabAhmed-pthv
Автор

Waxan ku xasusta jecey keygi ciyalnimo qof anan ilawi karin waxan wada ciyari jirnay rodhikow markasan nac nac ii fargal kaa so wada ibasan jirnay hadan xanaqo way oyi jirtay 2009 kii hargesa💞

haashimali