FARXIYA FISKA HEESTII GAYAAN KABAN AAD U MACAAN 2019

preview_player
Показать описание
Fadlan chennal ka DurDur Band subscribe saara
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mgaceyga wa dalmar wxan askari Malatari ah o jogo wadankisa hoyo anigo og ina furinta jogo alshababn a hor fadhiyo ayan hadana dhagesanaYa hestan anigo jecel daremayo saidna ujecel gabar jogto muqdisho sihamteyda ilove u wku so laban dona i.a

DalmarDalnuurshe-tiom
Автор

Farxiya Waa qof Mar la arag ah oo soo Martay fanka soomaaliyeed. Hor iyo gadaal ma haayo gabadhaas cid aan la simo.
Rabbi Meel wanaagsan ba ku geeyo Farxiyaay😍😍

Mohamud_A._Xamaraawi
Автор

😢😢😢😢😢😢malinta igu xanun badned ana ilobi donin wlhi 2020😢😢😢cidne ima garabin wlhi hada iga danbeysoh Lke isar

anfacaragsan
Автор

Adaa gubay wanaago iga gooyay laabtee Garab hayga filaninee Xaaladan ku suganahay waxba kama sheegi karo inaan murugaysanahay ayaan ogahay maxaan geesi kaa dhigtay adna aad i gooysay waxaan ahay hooyo laba caruura haysata heestan mar walba waan dhagaystaa waana ilmeeya 😢😢😢

AxlaamQurux
Автор

Mxan an ku goobo😢😢
Gabbal dhaciyo waabari😮
Kaa daba gucleeyo😢😢
18/07/2023
Haben sacadu mareysoH 23:25
Waxan dhex jiifa farmashi an ka shaqeyo
Insha Allah malin kle ayn dib ugu so labanaya
Hadad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo ❤❤

mustaphe
Автор

Jacayl aanan aqoon meeluu ka yimid ban gallaa markaa dhagaysanayo heestaa.
Hadaa ila mid tahey isoo booqo💯

alizakimohamedofficial
Автор

waa markii 2aad ee aan comment kabixinayo jawiyo kala duwan dhul kala gaara joogistiis. lkn isku hal xusuusa. saka waa 6:28 daqiiqo 15octoper. 2022. waxaan kasoo fariin qorayaa. iridka hore ee xeradda ballidoogle ee danab army specials. 💜 💖 caashaqu waa bello anoo reer mudugabuu iga cabaajiyey.

love iitaabo hadaa jeceshahay. CXDS OO. kujooga amarkaaga. furinta. adigu hadiiaadan jirin majoogee furin. isay to you wllh.

pharhaancashariye
Автор

3 December 2019 6:24fiidnimo
Nerobi Illahow dadka isjecel Quluubtoda isku nadiiifi 😭😭😭

wafdi_alqa
Автор

Heestan isbucan ayan si rasmi ah u dhagaysta kadib markan dib u jecladay gabdhan horay u jecla ee 4 sano ka hor nin ayna jeclayn iga racday ano markas wax la an aha hadana an iska ladnahay iina shegtay in ninkay iga raacday u xumeyay iguna tiri nin yohow ninkaas markan kala dhamano wan is gursan hayna kdib jacayl dhaba ma dhamade wan aqbalay hada waxay u Baxday usa 🇺🇸 so duceya inan is calfano rahmadaydii cashaqa i love you my best 👌 ❤

Faysalhared
Автор

Subax isniin ah taariikhda ay tahay 13/11/2023 jawiga aad u macaan yahay subax roob roob ah iyo qawoow daran oo jiro baan heystaan tiktok ku soo arki aniguu in mudo ah raadinaye subaxdaas jawiga magaalada oo aad u macaanaa iyo heestaan oo iyadan aad umacaan❤😢😢

NimcoAbdulqadir-ze
Автор

Inan aanu jaarnahay Ba dhagaysan jiraty way dhimty alle haku naxariisto 💔😓

nassersuweeri
Автор

"Xusuusaha la jecelyahay ma dhintaan!"

Aad ayuu iigu waynyahay heeskaani. Mar walba oo aan dhagaysto, boqollaal dareen lid isku ah baan dareemaa. Daqiiqado yar oo qosol, jacayl, iyo farxad ah ayuu i galiyaa.

Waxaan u xiisay noloshaydii hore.💔

AbdinassirShukri
Автор

2024/4/12
Hbeen ciidda oo miirow kuqayilyo mgldda qardho
xasuus baan glay jcaylkaygii xayaad oo igafog oo dalka dibdiisa kumaqan baan xiisaheeddu igabxi waayey ❤❤❤imessi yuo bbe❤❤❤

ahmadawliyo
Автор

Xasuusuta heestan jacaylkii igu hore 2009 Aan igu dhacnay malaha wan kahinasay kadib heestan isoo dirtay kadib hishees ayaa dhacay❤heestan❤ jacel kar ah💯kiba 💯👍

adeshabdirahman
Автор

Cajiib!! Qofwalbo oo fariintayda arka oo qalbi jabsan ama ilmaynaaaya wxuunbaan leeyahay waad ka bixi oo kuma waaraysid 😎

sumayaahmed
Автор

AM JUST IN LOVE WITH FARHIYA FISKA. AM A KENYAN MUSLIM WHO LIKES SOMALI MUZIK.
CHEERS FISKA. LOVE YOU MOST❤❤❤🎉🎉🎉

mutukumwatu
Автор

Waa farsamadii faysal dheere
My big boss
And
Big brother
Heestan erey erey aan uaqanaa wlhyy

MahmudMilik
Автор

wllh anigey iheysataa iiso duceya walalayal waqtigan an qorayo farintan wan ilmeynaaya nolosha ciriiri igu noqoty jceyl aya qalbigeyga holac kushidy wana leygu cidleyay alla xanun badana waxan laguu ogeyn

rahmoahmed
Автор

Yac 😭😭 heestan markaan dhageysto ilmada ma ceshan karo wlh waayo waxaan waayey gabadhii aan ifka u jeclaa nolasheyda xamdi farxad iigu nolow aniguna nasiibkey😭😭😭😭❤️

ahmedhassan-ocoq
Автор

Heestaaan wlhi waxay igu leedahy xasuuus gooni ah😭😭anooon jcyl waxba ka aqooon ayaaa jcyl igu dhacay kadib heestaaan ayaa markasta iska dhagaysan jiray markaaa jcylkaygiii hore isku dhacno ax naf wax jecel dhib badnaaaa😭😭😭🙏❤️♥️

nadiraabdilahi
visit shbcf.ru