filmov
tv
Xasan Aadan Samatar iyo heestii 'Siraad'.

Показать описание
Ma ogtahay Siraadeey
caashaqii na siraayee
sahalka aynu moodnee
ina saaqay barigii
Inuu soo kordhaayo
siigiyo dabayliyo
soo kiciyey ceeryaam
Oon xalay saqdii dhexe
hurdadii ka salaloo
soo toosay dhowr jeer
Safaad ma leh jaceylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawoow i la qabo
oo ha igu siideyn
Ma ogtahay siraadeey
Saddex saniyo dheeraad
Intaa waan ku sugayoo
Nafta waan sasabayee
Berri bay si uun noqon
Saadanbay wax kula qaban
Saadaasha galiyee
Sidaan fili kalgacaykuna
Adi Kuma salgaadhinoo
Waabad sahashanaysaa
Safaad male jaceylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawoow ila qabo
oo haygu siidayn
Ma ogtahay siraadeey
Soomaaliyoo idil
uma sidatid quruxdee
hablo kula sinmaa jira
Oona saa u eeginee
waa su’aale kalidaa
Maxaan kaaga sahansaday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
caashaqii na siraayee
sahalka aynu moodnee
ina saaqay barigii
Inuu soo kordhaayo
siigiyo dabayliyo
soo kiciyey ceeryaam
Oon xalay saqdii dhexe
hurdadii ka salaloo
soo toosay dhowr jeer
Safaad ma leh jaceylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawoow i la qabo
oo ha igu siideyn
Ma ogtahay siraadeey
Saddex saniyo dheeraad
Intaa waan ku sugayoo
Nafta waan sasabayee
Berri bay si uun noqon
Saadanbay wax kula qaban
Saadaasha galiyee
Sidaan fili kalgacaykuna
Adi Kuma salgaadhinoo
Waabad sahashanaysaa
Safaad male jaceylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawoow ila qabo
oo haygu siidayn
Ma ogtahay siraadeey
Soomaaliyoo idil
uma sidatid quruxdee
hablo kula sinmaa jira
Oona saa u eeginee
waa su’aale kalidaa
Maxaan kaaga sahansaday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HEES | Daan Bari | Xasan Aadan Samatar Iyo Aamina Cabdullaahi | Original |Lyrics
XASAN AADAN SAMATAR | HEESTII DOOKH | OFFICIAL VEDIO LYRICS
Xasan Aadan Samatar iyo heestii 'Siraad'.
Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta 'SIRAAD'
HEESTII XAYAAD EE XASAN AADAN SAMATAR DHAWR SANIYO SHII BAAN KA DHAWRSADAY HAWEENKOO HUNGURI-DHUBUQ
Xasan Aadan Samatar | Hoodiyo ayaanbaa | Hees Xul ah Original Verison
XASAN AADAN SAMATAR IGA TIIRI CAASHAQAA LYRICS
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta 'BELEDWEYN'
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed | Heesta Saylo | With Lyrics
Xasan Adan Samatar | Heesta Haradigeed
Xasan Adan Samatar Heestii - Sida Hogosha Roobka( Original Version)
HEESTII BULSHAYAHAY MA NABAD BAA? IYO HASSAN ADAN SAMATAR | LYRICS
Xasan aadan samatar Israa'iil Lyrics 2019
Xasan Aden Samatar Heestii - Iyeeyow Iyeeyow( Original Version).
Xasan Aden Samatar Heestii - Abaadirow ( Original Version)
XASAN AADAN SAMATAR - MA HAYO LYRICS | KUWA LOOGU MAGACDARAY, HEES CALAACAL QARAAMI AH, SOMALI MUSIC
Xasan Adan Samatar Heestii - Miyaan Lulanayaa ( Original Version)
Xasan Aden Samatar Heestii - Dhuuntaan Ku Marin Lahaa (Original Version)
Xasan Aden Samatar Heestii - Aynigeeda Dumar (Original Version)
Xasan Adan Samatar & Sahra Axmed ahun | Heestii Saylo
ma ogtahay siraadey | xasan aadan siraadey | xasan aadan samatar siraad lyrics | siraadey samatar
XASAN AADAN SAMATAR HEESTII SIDIRIGAM LYRICS
Комментарии