XASAN AADAN SAMATAR HEESTII SIDIRIGAM LYRICS

preview_player
Показать описание
XASAN AADAN SAMATAR (Baashi) HEESTII SIDIRIGAM LYRICS
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesaha xasan Aaden waa number one heestani inata iguraacsan farta taag sxbayaal mahadsanidin

hamseibrahim
Автор

Erayadii dhaqtarkii jacaylka Maxamed Cali kaariye laxanku waa Siciid Harawo codka shimbiraha istaajinaayana waa Xasan Baashi, keydka SUUGAANTII Soomaliyeed waxay soogashay 1975 bishii Augusto 23deedii! Fan waakii hore.

cubeydmacalinfardax
Автор

Xasan greet oo laxanka saaray maanta ayuu ku geeriyooday magalada muqdisho allah u naxaristo
Xasan aadan cimri iyo caafimaad

jabaqsheegmedia
Автор

alle naxariisti janno haka waraabiyo abwaankeeni
wayna jacayl yahanki hobolada waaberi iyo soomali o dhan maxamed cali kaariye

jabiibocali
Автор

Cashaqa ma idin galay laba gacal ahayow ❤

AyaanAbdirashiid
Автор

Gami maayo ruuxii
Goob aboodi seexdee

mofarah
Автор

Heestan iyo cajalad heeso wada Xasan Aadan ah, waxaa gurigeena la keenay Hargeysa 1983. Mar kasta oo guriga kaligay la iiga tago intaan shido ayaan kaligay daarada ka qaadi jiray heesta sidaan ahay Xasan Aadan laftiisa. Beri samaad waa badnaa!

ridwaann
Автор

Cashaq ma idin galay labo gacal ahayo 🥲 kala goyay wayuhu gar gar ma u taraysa ma isku gen kareysaa 🥺walhi inta ba i sameysay oo i xasusisy xusustaydi hore

apdirazakalta
Автор

Abwaankiii weenaaa alaha unaxariisto maxamed cali kaariye ayaaa curiyay heeskaan

ayaaniitappemuxidiin
Автор

2007 ba aniga burcaad badeed ah markab canada ah haysta ba Heesta dhagaysan jiray Waaqtigu wa hilaac orodaayaa

muhanadahmed
Автор

Galaan Gooleey
Gaf Bay Baratee Sidirigam
Hadry Gabar tahay
Anaa Geeyee Sidirigam 👏

ahmedabshirsaid
Автор

Ninba waa halkiiseee caawa ma anigay heestu iga hadlaysaa

worldtoday
Автор

Ereyadii awoowe Maxammad Cali Kaariye Alle u naxariisteee❤

Cawil.Gaashaan
Автор

❤❤❤❤❤Mirihiii abwaankiiweyna rabi ha unaxariisto aamin maxamed cali kaariye❤❤❤❤❤❤😂

ayaaniitappemuxidiin
Автор

Hadii aan go'moodoo , gaari waayay taan rabay .
Gar bey noqotay caashaqa Inaa daba gur-guurtee .!!!

suleimanahmed
Автор

Galaan gooley gafee baratee sidiri gam hadee gabar tahay ana geeye sidiri gam halaas ugu jeclahay heesta 💔💔💔👈

wizmoha
Автор

Sidirgam hees cajiib ah weeye
safar Dhan bay keligeed noo daarnayd 2017 subaxkasto ayado shidan bn indhaha kala qaadi jiray🥰

zak_Ninweyn
Автор

Hasahan Wlahi Kuweena Hada jiro Wey ka micno bdan yihiin.balse Ani Ereyo Bdan oo nan Fahmeenin aa ka buuxan

j.mhandaj.mhanda
Автор

Legend, waxba laga maqabankara odigaan

AhmedIbrahim-lkmb
Автор

Maxad aheed lacagta ladhuda wadigadhamese deeidaa saxiib❤

AbdiQani