XASAN AADAN SAMATAR - MA HAYO LYRICS | KUWA LOOGU MAGACDARAY, HEES CALAACAL QARAAMI AH, SOMALI MUSIC

preview_player
Показать описание
Xasan Aadan Samatar - Ma Hayo Mana Sugaayo | Heesaha Hirgalay, Heesta Mahayo, ayaa la sheegay in ay ku timid jacayl ba'an uu Abwaan Maxamed Cali Kaariye u qaaday Fanaanadii soomaaliyeed ee Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal. Samatar Kuwa Loogu Magac Daray, Waxa lagu sheegaa in uu abwaanku ula jeeday Sadexda "Hassan Aadan Samatar, Hassan Diirye iyo Hassan Garaad" oo kala ahaa Fanaan, Muusigiste iyo Laxamiste. waxay ka mid tahay heesaha ugu caansan geyuga Soomaalida, heesaha hasan aadan, samatar hees calaacal ah, Waa hees Qaraami jaceyl ah, Waa Mid ka mid ah heesaha fanaanka hasan adan samatar ugu caansan, hees macaan, waa heesihii hore.

kala soco chanalkaan heesaha samatar qaraami ah, iyo xasan adan samatar heeso cusub iyo heeso samatar kaban ah iyo samatar hees jcayl ah, abwaan gaariye.

❤️ Follow [Heesaha Hirgalay]
------------------------------------------------------------------
------------------------------------------------------------------

Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub Kala soco Chanalkaan iyo Heeso aad u macaan, somali music lyrics, somali songs lyrics, somali music Abdisalan jimmy, music Abdisalan Jimmy, abdisalam jimy, abwaan gaariye, heesaha gaariye.

➤ CHANNEL PLAYLISTS:
---------------------------------------------------------
🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):

🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):

🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):

🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):

🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):

🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):

🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):

🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
---------------------------------------------------------

Fadlan subscribe saar chanalka:

• CODSI:
--------------------------------------------------------------------------------------
➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. hahadsanid.
➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrcs) ay kuula muuqdaan midho aan saxneeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag miraha aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscribe ahayn aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamada gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka aan soo gelino muuqaal kasta oo cusub. Mahadsanid.
--------------------------------------------------------------------------------------

#HeesahaHirgalay #Samatar #Mahayo #SomaliMusic
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walaalayaal idinkoo mahadsantan Taageera channelka ❤️👏🙏

Heeso Qaraamiga Halkan Ka Daawo:

HeesahaHirgalay
Автор

Heestan waxan ku safri jiray anigo wada gadhi truck hargeisa to lascanod❤lkn manta waxa ka dhex aloosan nacayb alhayow colaada naga dami😢🤲

yaxyexuseen-szgi
Автор

Abwaan dhakhtarkii jacaylka abwaan maxamad cali kaariye

abdinaafac
Автор

Heestan wax aan dhagaysanaya amigo daqiiqado ka hor, Akhrinayey buugi fan iyo fanaan Markan YouTube so noqday si aan u dhageysto iyado sheekada fanaanka haysatay aniga I haysto 😢 hijiriyada 😢😢😢

mohamedbarre
Автор

Erayadii doctorkii jacaylak maxamed cali kaariye iyo jacaylkii shankaroon qisada ayu u sameeyay abwaanku

XagarCadaadley
Автор

Maxamed cali kaariye waana bahdilaad xasan adan loosameeyey

axmedodowaa
Автор

H3stan waa pahdilad only legend undrestand

kingqasaaye
Автор

Hees jaceel ah oo qurux badan hadii la iidin qaaado soomaliyey munaafaqad iyo siyaasad baad u gadisaan.

hafsadahir
Автор

Heestan waxa sameeyay maxamed Cali kaariye, waana hees jacayl ah, dadka leh waxa loo qaaday ilma mooge Waxaana sameeyay Hadraawi waa dad aan taarikhda heesta garanayn iyo micnaheeda iyo humaaga heestaba.

abusalman
Автор

legand wa legand samatar dhageyso ama tubeec ama Ahmed ali cigal jacehlka Neha Mohamed said bk❤❤❤❤❤

FardawsoCali-sz
Автор

#Page1
Kuwa Loogu magac darayee
Muuqa aan la kala garan
Caku muhashadoodiyoh
Heesa macaan iyo Musigiyo
Codkaa i dilay
Dhegaha aan ka maalee
Marka aan ilaawaba
Wax isoo mir kiciyoon
Maqla waayi maayee
Ma hayoo mana sugaayo
Iimana maqnee
Maareeyoo sidee buu
Maskaxdiyo qalbiga
Uga miir mayaa?.
#Page2
Kalgacalkan igu mudanee
Maal hadii aan siiyoo
Oon macawis iyo shaal
Dhar ku muunadeeyoon
Maamuu u sooroo
Oo aan u mahad naqo
Markaan soco iraahdo
Tolow ma iga tagayaa?
Tolow ma iga tegayaa?.
Ma hayoo mana sugaayo
Iimana maqnee
Maareeyoo sidee buu
Cishqigu maskaxdiyo
Qalbiga uga miirmayaa?.
#Page3
Mawdka waad ku samirtaaye
Maya-da waad ku dheregtaa
Murankuna sed weeyee
Isha milicsigeediyo
Maalin- aragna waa dane
Mashaqo waa tanoo kale
IYo murugo ciilkeed
Ruuxii meel fog kaa jira
Uu maanku raaccee!
#Chorus-#Chorus.
Mahayoo mana sugaayo
Iimana maqnee
Maareeyoo sidee buu
Cishqigu maskaxdiyo
Qalbiga uga miirmayaa?.
Uga miirmayaa?.


Erayada Abwaankii Jacaylka
Mohamed Ali Kaariye AHUN
Laxanka Hassan Garayt AHUN
Codkii Hassan Aadan Samatar

SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Автор

Ilmo moge u qaday heskan wa lagu siray xasan bashi

farhiaiamail
Автор

Heeskan hadeer baan dhagaysanayaa Anigoo dul fadhiya Buuga FAN IYO FANAAN oo qisada heesta aan ka dheehanayo

Dhagaha aan ka maalee,
Marka aan Ilaawaba
Wax isoo mir kiciyoon
Maqlo waayi maayee😢❤

Mohamedismael
Автор

Kuwa xasan kaxun fankiisa baa meel kale u fasiray

elmijabane
Автор

2024 axd jun 16 Eed weyn ey
Eedaan mubarak as xaabo mar qaan
Taqabbal allahu minna wa minkum

RRAREEWING
Автор

Mashaqo waa tanoo kle io murugo ciilkeed uumaanku racee💔aaar jeceylaa thus/oct/2023 city of somalia🇸🇴

afraxhd
Автор

Waawareey isma laheyn adoo ubaahanaa heestan soo raadin doontaa abid🤷‍♀️aar see iyeeshay cishqiyoow🙆‍♀️🫀🫀🫀🫀🫀🤣🤣🤣mashaqo waa tanoo kale🌐 mahayoo mana sugaayoo iimana yaahuu yaahuu🤦‍♀️💉🩸😧
Thu♡10:02p.m, 26/oct/2023 hyrda, hindiya💓🌍🌎🌏

anisaahmedabdallah
Автор

Wale ilma mooge caadi mahan heestan hassan adan samatar waalagu gaaday malaha si aan caadi ahayn bay iskugu amaanen xariifkan firimbi dhawaqisa uusan aqoon ayuu la istaagey tagerihii ina samatarna hadayba arkeen ninkay tagersanayeen oo dhigiisa tartanka kuwada jireen ku amaanaya heestii loogu kalakicinayay sida qabyaladeysan si aan loogu fahmin falooobna unoqon heesta ayaa isaga sabab u noqday in ay u gadmaan miraha, lkn waxaan aamin sanahay haduu fahmi laha ujeedada heesta in uusan ku luuqadaysen waan jeclahay fananka somaliyed hassan adan samatar

heikal-bille
Автор

Mahayo mana sugaye yaaa ila dawana 2023 30, 11

teamcanaad
Автор

Kuwa loogu magac darayee muuq aan la kala garan (ilma mooge liibaan)

hear