Sidirigam! (1974) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics

preview_player
Показать описание
HEESTA: SIDIRIGAM
EREYADA: ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKA: XASAN SABRIYE AFRAX (XASAN GAREYT)
LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR
RIWAAYADDII: GUUR AMA GUURSO
(1974)
_______________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
_______________________________________________________

Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)

Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;

Sub

_______________________________________________________________

Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:

Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).

Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.

Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.

Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.

In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).

Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.

Mahadsanid.

__________________________________________________________________

Hello and welcome.

If its your first time please consider subscribing to this channel

In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).

In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.

And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).

We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.

Thanks.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ninyahoow Cajiib aa tahay, heesta miraheeda sidaad u qortey iyo sidaad farta Soomaaliga xarfahiisa laba-laabma u saxday innaba caadi maahan. Bogaadin aad mudantahay.

AbdullahiIsse
Автор

Ragbaa isugu tagay heesta Allaha
Unaxariisto Abwaan Kaariye 2Xasan na Allaha no daayo Qofkii1aad ahy oo Fura heesta jumca jamiil Ahlu Qaaraami

badrudiinnuur
Автор

The Best Artist Of All Time- H. A. Samatar. Whoever tries to describe this legend will surely run out of adjectives. I really don't have words! Respect For This Legendary🙏

diirieabdullahi
Автор

Axsan yaa cod
❤Caashaq maydin gali wali laba gacal ahaayoow❤galaaan goolley gafbey baratayee sidirigam❤😊
Alla Xusuusaha Qaar macaanaa😢😊 15-6-2023 ❤

SareyFarah
Автор

Erayadii abwaan Kaariye allaha yaraxma

isseosman
Автор

Heees iyo bar wyeh Codka Hoobalka wayn Hassan Adem Samatar & Ereyada Abwaan Maxamed Cali kaariye, Mhdsnd QARAAM Channel sida Quruxda badan ee aad ugu fara yareysatay Lyrics ka 🙏

𝐆𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐨𝐨𝐥𝐥𝐞𝐲 𝐆𝐞𝐟 𝐛𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐞𝐞
𝑆𝑖𝑑𝑖𝑟𝑖𝑔𝑎𝑚
𝐇𝐚𝐝𝐝𝐞𝐲 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞
𝑆𝑖𝑑𝑖𝑟𝑖𝑔𝑎𝑚
‼️❗‼️

ahmedkheirabdi
Автор

Samatar legend, nolow dheer iyo cafimad in SHA ALLAH....wayo wayo

husseinabdullahi
Автор

فن راقي وصوت اروع من حفظك الله الاسطوره حسن أذم سمتر

MrLooyaan
Автор

Fanku waa kii hore somaalina waa tii hore 😢😭🦁🫶🏻🫶🏻

kingtripleaofficial
Автор

Gam i maayo ruuxii goob aboodi seexdee, wacdale inaysan ben aheyn✌️Adeer xasan adan samatar♥️

nzlcoum
Автор

Wowoo rag waa raggii hore rag majiro imikeee

adnarashid
Автор

Qaraam chenal
Runtii sidaa uqorto waa cajiib soomaaliga inbada qoraalada dadka sameeya way qalqaldaan lkn adi sifiican baad afkii iyo fankii usoo noolaysay

Horay usoco wll sre

MCX
Автор

Qaraami channel tahay wallahi heeso sifeexa so galisaa oo an shucac ku jirin wallahi legend tahay keep going 👏

jaallebulsho
Автор

Intii biniaadamkii ayuu xayawaankii waydiiyey eeshcalaa abwaan

shariifrooble
Автор

Waad Ku mahadsantahay sida ereyada noogu qortay💯💯💯

macallinkaxayawaanada
Автор

Gulufow dhul kuu siman 😘 Jaceylkii gaariga waayey.

ahmedjaangoan
Автор

Ragna waa ragii hore hadalna aaa intuu yidhi

hamsexadaari
Автор

Wah wah old is hold lgend xsan aadan samatr.❤

uptherhmnizmail
Автор

Inkastoo la gaadoo laga gacan sareeyo geesigu ma liicee💯

sjg
Автор

1975-2024 Waa 50 sano kadib qarni Kadib

Abshirhilaal