FARXIYA FISKA FT AMIIN YARE II MACAANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
FARXIYA FISKA FT AMIIN YARE
HEESKA II MACAANOOW
ERAYADA CUMAR SHAMIITO
LAXAN MUBARAK OCTOBER
MUSIC AYUUB HARUUN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan

Siciidbashaash
Автор

Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️

muniirhindi
Автор

Heesha wxa kamcan kalma alle ya igu racsan❤✌

apdilahiinashire
Автор

away dadkii jeclaa rasuulkena muhamed scw

cabdisamadcabdilaahi
Автор

20-12-2022 ayan dhagatay wixi iga dambeyey ku raxeyta hesta cusub one love somali maxamed👏🙏🙏

ismaaciil
Автор

Dec 12/12/2020 allow sanadka cusub khayr iyoh Nabad nagu gaadhsi yaa rabbi dhiboo dhana naga hay Ameen Ameen yaarabi yaa Allah 🤲🤲🤲😪😪

ishwaaqxiiscabdi
Автор

Magaca Allah hadaad aragto love saar❤️

cabdiraxmaanmaxamed
Автор

Fiskaaay amiin yare ha saqiir suujin ka qaleee maqskaagi ha ku qaban🤣🤣✌ lagend fisk

drmahadahmed
Автор

Two legends Fanka maanta

Farhiya cadwe fiska
Amiin diini yare ❤🔥

ismaaciilcaaqil
Автор

Waw waw Hees iyo bar
Laxanka mubarik aktobar
Another lefel🙏💔💔

kaafiofficial
Автор

Hawraar asxaabta maamusho gacanaa utagay👋
heeesta ayadoon muuqalki imaan baa laga xiisa dhigaa lkn ayaga masoo.daayaan codka😍

handeeq
Автор

Abobaay queen of voice🎤🥳 is back farxiya fiska in the building and amiin yare heestii hesaha 🥳HAWRAAR ❤muqall aan inaba cadi ahayn🔥🔥 keep going all guys 👏👏👏

akmiishargsan
Автор

Fiska ft amiin yare laayab waxbo lagaama qabo karo duubista fantastic fire 🔥 hawraar music 🎶 production
Lyrics 💯 Melody 💯
Goat music ayub haruun faro dahab 🎹💯🎻🎼💯🔥🎸iyo editing 🔥💯

keeyowcadeofficial
Автор

LAAyaab Laaayaaab Hawrarstudio Horumar wacn Barta kGah haya 👍✊

DHALINYAR
Автор

Farxiyo khlas weye puntlnd igu keena anbantee wuxuba ugaga dhigay Addinkaaga Dhiidhibi Furaashkaga ha Dhaafin

mohamoudsaid
Автор

Nin walpo somali ah nagtiiza poqorada codka wakusuga ani marka laguso furo m n sowtu raxmo ❤️🥰🥰

ahmedhukun
Автор

Amiin yare waa fanaan mustaqbal faneed leh, fiska boqorada noolaada yakhey

worldtoday
Автор

Laxanka heesta mubarak actobar inta ku haystay iso raaca .

mohamedjeenbar
Автор

Xiriirkii lacagta lahaa
ileen xaliyaa heloo
Hader waa xaaluf huuno

😂👍

ziciidliinato
Автор

Balo ku datay wuxu cod macaanaa farxiya fiska sawtu raxmah😘🥰

aasiyacabdulaahi