FARXIYA FISKA FT MUBAARIK OCTOBER | JACAYL DAACADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
Erayada Omar Shamiito
Laxanka Mubaarak October
Music Furinle
Directed & Edited by Monium

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesuhu qalbigay madoobeeyaan
Quraankuna qalbiguu nuuriyaa ❤🙏
Ilahay haynaga madoobeeyo hesaha

Ina_mohamet
Автор

Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

ASAD.HAJIO
Автор

Heestu inay qarxayso inta og ismujiya 🔥
Meesha walayskugu tagay
Ustaad legend furinle, farxiya×mubarik
Camera monium, hawraar team layaab ❤

ZuHaYP_tmLY
Автор

The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad  SCW 🤗❤

Ina_mohamet
Автор

Yaa wali daawanaya sidaydoo kale 2024❤best song

AbdihakimAxmad
Автор

Qofkii aduunka ugu khayrka badna bilaw& dambeedba waxa uu ahaa xabiibkeena dartiisa miyaad iigu saari kartaa like muxamed (s.c.w.s)

songclips
Автор

All Somali women stand up for Farhia Fiska and October!❤❤🧡💚💚💜💜💖💖 VIVA FARXIYA FISK!!!

kiinadan
Автор

Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem ❤🙏

ismaip
Автор

MANSHA ALLAH LAMAANAHA QARNIGA ISKU WAARA

FaisaAmir
Автор

Heesta wayqarxysaa week kabacdi waxay gaadhaysaa 1.2million ila arka ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹like ta ha ilaawina somalinimo

nimcohodanmohamed
Автор

Waan sugi la'ahay heestan lamaanaha qarniga farxiya axmed cadaawe farxiyo fiska iyo mubarak October barakooba nolol Qurux badan oo farxad leh idiin rajayn ❤😊

Hawraar music layaab layaab🔥🙏

Chadmali
Автор

Guul wiil gabooye waad nasiib badan tahay shaqadada gudo guul gabooye haw joojin mooryanta hawiye

dagandagan
Автор

allow ayago quran aqrinayana misane an dhagesaneno anagana natus wad awoodaye 💗🤲

farxanyana
Автор

Wow Farxiya Axmed Cadawe we love you huno quruxey hadan nahay ree SOMALILAND Nacabku Darbiyadha ha jiidho you broke a record hore u soco Sharaf badaneey❤️🙏

khadraciise
Автор

12 Years ayeey iigu jirtaa booskii magool Fiska hees walba eey soo saartana noqda qofka si maalin la ah u dhegeysta ❤️🙏

Fiska Inthe House 🏠 ❤️🎵

ahmmedisse
Автор

*The best person ever the most knowledgeable and th most Shine All Allha Created Prophet mohammad scw* 🕋❤🤲

MahadMooge
Автор

Waa ogahay adna waa ogtahay inay 1m HAL maalin ku gaareyso ee like iisaar

Nololadag
Автор

Kuu dan sheegtaa! Somali uun baa la hayaa inyar oo jaceyl ah iyo dan ku gal.
Any wey love is love ❤

ubaxiidalkeygow
Автор

Heestaan marka 1m ee ku xerto 4days loveka halayga ilaawin 🥰

ahmedasad
Автор

Magosha qarnigan fiska👸 qofki dadalana mar unbu dagi❤🥺

sundusabdi