AMIIN YARE FT DEEQSAN ABDINASIR I DHEELI-TIR OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Erayada:- Cawaale Deeqsi
Laxanka:- Cadaawe
Music:- Cadceed
Director:- Abdiwasac Khadar
Camera:- Abdiwasac khadar, Monium & Ak
Editor:- Ak
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Idheelitir macaan idheelitir heestan karkan dhagaysito marwo dayda iyo jacaylka nadhex yaal ayaan xusaa ilahay haysiku kayo dayee marwo haygadheeraan ayaan ku leeyahay mcn ❤❤❤❤❤👸🏻💞

AbdirahmanIid-nq
Автор

Wllhi laxanka iyo music iyo codadka iyo waliba Erayada waa kal iyo laaab ani ahaan waan la dhacay heestan❤😮

HamdiHussein-gsfv
Автор

Boqorka fanka iYo boqorad fanka aamiin Yare ft deeqsan macalin caYdiiiid big fans❤❤❤🎉

cabdiraxmaansiciid
Автор

Deeqa Iyo Amiin🔥🎤🐐Layaab Lyaab VedioOftheYear Ak Monium Abdiwāsac Khadar 🔥✌️📸

yonezcrown
Автор

Wllhi wan daremay into maftux maxamad ducale tumay hesta waaa halka nin eee gacantiso fadhuso faradahable cadced🎹

mahoapd
Автор

❤ cadawe laxankiisa wa boqolki boqol top wan kula socon da

ismailazonto
Автор

DEQSAN ABDINAASIR COD BAA KUGU DHAN WLLHI WA KU TAAGEERAA WLLOH KEEP GOING♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

khadarzaxane
Автор

Wow waxaba iga Gadaan muciga wlhi caadceed waa lajaan❤❤❤❤

WagdiCassim-pm
Автор

Dhaydii kalgacaylka kaalay dhan
Intaad soo dhawaato kaalay dhab
Dhabtayda ku seexo kaalay dhud
Dhud qudha noqonee i dheelli tir.

Ereyadii: Cawaale Deeqsi
Laxankii: Cadaawe
Music: Cadceed.
Camera, Abdiwasac, Monuim, Ak
Editon : Ak

What e legends 🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️

zackk
Автор

#LYRICS

DHEELLI TIR


DEEQSAN


Naf aad dhaxashaad ku dheertahay
Dhehdaan is yiraahdo habeen ka dhax
Dartaa dhadhaboo jacayl I dhib
I dhufay sida laan haddana i dhig


AAMIIN YARE

Haddaanan ku dheehanin dhiiggu kac
Xiisuhu dhuuxiyo laftayda dhil
La kala diiryoo qalbigu dhinac
Adiga dhinacaaga dhaar ku mar


KOORAS

Dhaydii kalgacaylka kaalay dhan
Intaad soo dhawaato kaalay dhab
Dhabtayda kuseexo kaalay dhudi
Dhudqudha noqonee idheelli tir


DEEQSAN

Haddaad iga dheertahay waa igu dhib
Dhib weeyoo dunidu dheef male
Markaad igu dhawdahay waa dhadhan
Dhismaha noloshaad u tahay dhidib


AAMIIN YARE

Ma aha dhalanteedo waa iga dhab
Dhabeel adi taadu waa dhalad
Dhiggaaga adaa wax dheer qurux
Xalaal dhaladeey dhamaystiran



EREYADA: CAWAALE DEEQSI
LAXANKA: CADAAWE
MUSIC: CADCEED


✏️ WARSAME OSMAN.

ridwaanosman
Автор

Heesti heesaha heesaha dhamaan wlashy deeqsan qaado waa heeso ay ka muuqato in macalin wayn ka danbeeyo maftuux cadceed🔥🔥

abdirizaakqurboofficial
Автор

Deeqsan codkeeda jawikale walaahay qalbigaan kadhagaystaa❤❤❤❤

bosstogdheer
Автор

Deeqsan naasir iyo amiin yare dhakhaatiirta qalbiyada ❤🎉

c.raxmaanmaxamed
Автор

Wewe dadki fanka iskalaha deeqsan abdinasir guulayzo sistr🎉❤

Al.vanan.Abdillahi
Автор

Deeqasan iyo chpky aamiin yare wxaasaa heesa apti❤

KhadarAhmed-lr
Автор

Cadceed studio waxba laga qaban kari mayo bet music ❤

HassanOmarIsmail
Автор

Masha Allah, beautiful collaboration together ❤️ 🥰 Deeqsan and Amiin ❤❤❤

aiys
Автор

Deeqsan iyo amiin yare hit song. Maftuux cadceed faradahable la holin waayay

vaatihchannel
Автор

Dadkii fanka..lahaa deeqsan ft amiin yare lagends🤚

GacalCabdi-dfbp
Автор

Abwaantii abwanada cawaale ismaciil saleeban eryada 100%
Laxanka cadaawe 100%
Codadka amiin iyo deesan100%

BahjaMahamed-sv