AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
BARNAAMIJKA CIIDA ZAAM MUSIC
Erayada: Amiin Samadoon
Laxanka : @KhaalidKaamil
Music : @samiirzaam
Camera Abdinasir+Ismail Muudey+ Galmudug Boy+Jama Moha
Editing+Produce By @NASIRPRO
Maneger : @Garasho
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ilaa Hadaa Waxan Aarka Dad Wada Bukana 😅💔

dj.rockets
Автор

Ilahoyow adaa abuuray waa adoonkagii ana wan jecladay ee nasibkayga kadhig oo xalashada iyo sunadii nabi mahamed nagu kulmi qalbigana iqabooji🥺❤️‍🔥

cudoon
Автор

Markee 1M gaarto like hala ii saaro😂 Yaa amiiin🔥

Ayaanalandhe
Автор

Walhi, Quranka ka macan
Markad barato Tafsiirkisa
Ee Aad ku Akhrido Cod mcn❤
Allaw soo hadee😢

fayselhassen
Автор

Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢


Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy
Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐

Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn, naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay, , Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣



Zxp hada ga damabeyso like isar sidan uhelo comments badan oo ay dadku bixiyan legen

sultantatiko
Автор

Heesta waxaa ka macaaan quraanka.
Aan barano ❤❤❤
Kalaamka ilaahay ❤❤

Maxamedxashi
Автор

Heestani waxay gaar u taabanaysa dhalinta is jecel o kala Maqan, inta sidayda ❣️Jacaylkoodu dhab ka yahay alh 🤲ha isu soo dhoweyo hana mideeyo.🫂. Pleas heesta Like igu so xasusiya mar walba si an halkan u daremo jacylkayga o iga maqan.💔😎

abdihafiiid...............
Автор

Hooyo mcn booskeeda qof ii buuxin kara majiro alla ha u naxariisto

xasanibraahim
Автор

Runtii ma haayo qof daacad ah inkastoo aan ahay askari milatari aan badanaa furinta aan jooga rabiyo ii sahal boqorada nolasheda❤❤❤❤❤

CabdiMaxamed-vwth
Автор

Heesaha miyan ayeeygaaran lakin Quraanka magaro away umada nabi muxamad SCW ❤❤❤walaal aan kuwada salino xabiibka muxamadSCW❤

wwyocyk
Автор

Cidne kuma dooorsan cidne lama meel dhigin ilaahoow wa jeclahay adiga abuuray adoonkaaga weyaan ilaahoow iga dhig orideeyda waana kufaana dadko idil wan kadhaweestay ruuxdeyda Naflahu adamigo idil noole kama dooran 2018_2024 Aya inodhashay inoogoon maalin qura kala irdoobin allow adiga awoodo cafimaad naxtiistaasi nagu gaarsi inaa wada qosolno wada yigleelano guur xalaal sunadi nabiga c.s.w. Simon alì abuukar kaligeed naag ❤

isse_mohamet
Автор

Khalid kamil ninkasi bilad halasiyo halka laxanka inta igu racsan like 👍 iso raca

apdilaahirajuu
Автор

Laxanka heesta. Khalid kamill baa lehh. Heesta maxaaa uuga helay baan leyahy. Boqorkii jacaylka. Laxanka saaray. ❤ Eidul afiya somali wayn 🥰

goosha
Автор

Wuxu iga taagay oo ii cidleyay sabab laan ano si dhaba uu jecel si kaston isku ilawsiyo iyo sii kaston oga dhoco sasay tahay qalpigayga kama baxayo illhow qalpigayga iga tiir tiir ada cadile malinku iga taagy wlhy ila manta waan ilmaynaya tolow naxaristi halkay ka aday😭😭marku ogaday inan si dhaba uu jecladay buu iga danaystay❤️‍🔥ifka wax ku dhiiba illhy kuma tuuso akhirana janadi ku laad《SMS》

NaimaHussain-ok
Автор

Hees way dhaaftay
Codka 100%
Music 100%
Laxanka 100%
Ereyda 100%
Ii fur buuga
Naxariista
One love
Hada iga dabeyso❤

cabdiraxmanmaxamed
Автор

Heestan Waxan dhageysanoya ano qof an Nafteyda ka jeclhy iga maqanyhy mudo 7 bilood ah cadow aya heysta ilahey haka so saro gacanta cadowga ya rabi igu so duceya 😢 wa iga codsi waye balan waye farxadeyda wa idinla qeybsana hadey gacantas cadowga ka so baxdo 😭😭😢 Yaa rabi ka so saar ada waxkasta awode I.a 🤲🤲

abdikadiralimaykal
Автор

3.4k oo comment hada iga dhex Aragto like ha ila dhafiN 😅😁
👇

Lander
Автор

Wan haystaa qofka jeclaa lkn wan donayaa MarkaN gaboobo ciyalkayga an tuso sidaaN hoydood ujeclaaa UgbaaD izmaciL jamac caBDi ipraahim ❤inshallh 24...2024...salaasa 9:000❤

MaxamedCabdikarim-zc
Автор

Mana qof boskaga heli kara ii buuxsha Hooyo😭😭Allow kuu naxariizo 😭😭

raaxoxaji
Автор

THE FEELINGS I Took FOR THIS SONG WILL NEVER GROW OLD😢😢

Sanadku waa 2017 waxaan is baranay gabadh aad u qiima badneyd lahayd bashariyad dahab. Waxeey ahayd mid aan miithaalkeeda iyo wax aan ku tilmaamo anan garanayn, waxuu ilaaheey ka dhigay mid hodan ku ah hab dhaqanka suuban ee gabdhaheena somaaliyeed lagu sheegay. Waxaan iska baranay group whasp ah oo aay asxeebteyda igu soo dareen, waxaana habeenka qisadiii soo bilowatay eey noqotay mid sooo jiitanta ilaa maanta ruuxdeydana la falgasho, sababtoo ah dareemaha kugu abuurmo adoo marxalada adag ku sugan waxaa lagu tilmaama inuu ka xasuusyi badan amawacan yahay kuwa kugu beerma adoo ladan ama hodan ka ah wax yaabaha ruuxda farxad geliya. Waxaan ahaa ardey kunoola xeryaha qaxootiga ee dhaadaab kenya aamina waxeey ahayd gabar kunooleyd cariga maraykanka waxaa dhacday inaan wax bdn wada xariirnay samaayn fogna isku yeelanay midba midka kalle. Waxaan ahayn kuwa wada hadla waqti bdn asxaab ah is dhiira geliya, waxaa dhacday inaan dareen ruuxeyda iyo quluubteyda qilaaf dhex dhigay aan u qaaday, waxaana igu adkaatay inaan bal ku dhiirado inan darenkeyga kala hadlo iyo waxa aan ayada u qabo. Waxaan u ahaa walaal ayada ka wayn saaxib aay ku nefisto, dareenka dhabta ahna maaha kuwa la muuj8n karro sifa kasto iyo sabab walbo. Balse degananshaha iyo quruxda uu qulubteena ugu dhex noolyahay ayaa sababta inaan ku dhiiran weeeyno 💔waxaa dhacday inaan darenkeyga qarsan waayo waxaana isku qanciyay bal inaan ayada u sheegto laga yaaba inaan qayr kala kulmo isla dhamaadka sanadkaa oo ah 2017. Waxaana dhacday inuu jacaylka aan u qabay boqoradiii aan rajada bdn ka qabay dhankeeda uu ka mid noqday malaayinta qiso jacayl eee guuldareysta. Sababtoo ah weey aamini weeysay inuu jeclaaday walaalkii eey dooratay sida uuu isagaba u aamini wayay inuu jeclaaday walashiiisi. Alla yaa quluubteyda kuu qallo oo kuu muujiya waxa kuugu beeran 😢😢

Waxaa dhacday inaan wayay salanteedi. walalnimdiii saxibtinimadeedi iyo kalsoonideediba ayadoo ku fekertay inan ka faaideystay fursadahaas aan dhankeeda ka helay.

Waxaa dhacday inaan mugdi galay anoo marxaladiihi nololed horre ku sugnaa hadana qalbiga ka dilmay. Maxaa loo lahaa jacaylka waa boqor, maxaa looga been sheegay mase kuwa uu nasiibkooda meel wacan kaga beegay moowjadaha jacaylka ayaan ku daba lumay. Axxxx😢

Saas oo aay tahay waxaan nafteyda u sheegay ineey ku qasbantahay ineey kunoolaato nolosha dhabta kana tanasusho Riyyadiii rumoobi weysay.samirna laabta gudoonsiiso lkn weey adagtahay inaan maskaxda iyo caqligaagu aay ku dhahaan qalbiga buko samir marka musiibada aaynan qalbiga ku dhacday aynan tooda ahayn waana wax adag qalbi dhibane ah inuu qaato. Saas oo ay tahay wali ma iloobin samir kasto ineey ka danbeeyso waxyaabo qurux bdn. Samirka iyo jacaylka hadeey nasab yahiin waxaan wali ka sugayaa Aamunteydi qalbiga wanagsanyd

Waxaa dhacday inaan noqday mid quluubta ka jooga agteeda waxaan noqday mid dedalkiisa wax barasho hoos u dhac ku yimi. Waxaana aay galaafatay natiijadeyda dugsiga sarre. Anoo intaas ooo dhiba iyo marxalada u mutay darteed ayaa hadana go'aan ah waxeey gaadhay in social media oo idil eey joojin doonto maadama eey bilaabi doonto colegde iyo ineey diyaar u tahay ineey fuliso riyada hooyadeed oo ahayd ineey noqoto "dhaqtar" Taasi si eey u gaadhana eey iska indho tirto wax walipa ooo ayada hadafkeeda ka mashqulin karaayo😢

Aamino why aaa saas u sameyneesa xitaa fursad aan ku dhaho ma helin waaana bilowga 2018😢 wax walipa waa aay is bedeleen fariiin xitaa eey iigu shegeyso hadaan heli lahaa maxaay iga dhibtaa waxaa dhaci lahayd inaan samri lahaa. Boqoradeydaas ayaa galafatay wax walipa oo ahaa quruxda noloshayda farxadeyda iyo xitaa jirkayga oo noqday mid dhamaada😢 waxaana igu dhacay inaan jilibka kasii jabay anoo kubad cayaaraayo ooo noqday sariir yaal muda 8 bilood ah meeysan iga soo war doonin meel aan kaga sheegana iima reebin😢

Mida ugu xanuunka badan ayaa ah in anan aqoon asxabteedi walidkeeda sbbto ah waxaay ahayd dadka anan asxabta lahayn aaminsan privicay ama personal space.

Waxaan ilaah ugu baryayaa tan igu dhacday ineeysan ku dhicin qof walpoo gaaal ama islaam ah waaayo weey xanuun badan tahay xitaaa uma rajeeynayo ineey ku riyoodaan.

Waa fiidkii waxaan fadhiyaa banaanka oo ay ka dhacayso neecaw aad u macaan, waxaan daawanaya dayaxa oo kolba iga qarsoomaya iyo xidigaha, waxaan dhagaysanaya oo igu wehelinaya jawigaaaga heskan abwan aamin samadoon ku dareen hadlay ee ah

Haddaan idhi bidhaantaada
Uma xiisin waa beene
Ma anaa qof booskaaga
Heli karaya ii buuxsha?
Ma anaan u boholyoobin
Kulankiyo bilkheyrtaada?

Waxa igu bannaanaatay
Halkii aad ku beegnayde
Sida eeg bal muuqayga
U bedelay iswaageenu
Kaalay arag buseelkaagu
Siduu iiga dhigay beylah.

Illintaydu baaq weeye
Bog ku jeceli hayn waayay,
I dareen bal ii fiirso
Oo billaahi way guule
Ii fur buugga naxariista!



Waxay ila tahay inaan wax tabaayo Aamunteeydiyey, ilama aha ee dhab ayaan u tabayaa qof waqtigu isu kaaya diiday sannado kahor durruftana iga qarisay, se aniga ay ila tahay wali inaan wada joogno oo waxa aan la noolahay xasuusihiisa se iguma filna, waxaan dareemaya wax walba oo aan wadajir u qaban jirnay inay heetinayan/dhutinayaan oo aan kali ku ahay. Aah! Maxaan ku tabey wehelkaygiiyeey?

Sheekooyin aan kawada sheekeyn jirnay, kaligay ayaa hadda sawiranayaa mala'awaal la'aanta, bariidintii aan subax walba uguso kici jiray mobilkayga sidii gambaleelkii waan waayay, wax walba oo dhankaaga ah waan waayay.

Waan kuu xiisey, aadbaan kuugu boholyoobey, maalin walba oo arabaca ah fariin ayaan dhankaaga usoo qoraa aan ogahay inaanay kuso gaarayn se aan naftayda uga dhaadhiciyo iyadoo kuso gaartay aan jawaabna kaa helay.

Waxaan kaaso salaamaya duni kale oo aanad ii ogayn anna ma ogi dunida aad ku nooshahay iyo sida aad ugu raaxaysanayo dadka aad la noshahay ma yihiin kuwa ku qiimeyo? Mayihiin kuwa milgahaad mudneyd kugu maamusa boqranteydi qiimaha badneydeey. Se codkaaga oo aan hal mar maqlo ayaa waxa dunida yaal oo dhan iiga muhiimsanan lahaa hadii lay dooransiiyo, maba dhacaysee.

Sbbto ah majirto cid ka maqnaaneyso intaan qadka bilaa sabab blse ilaaheey shakigeyga ah ineey wax yeelowday run kama dhigo.

Waxeey hadda ka horre iii sheegtay iney dagan tahay washington degmo ama xaafad la yiraahdo " high point" ma anaaba iloowaba eray kamida waxii ina dhex maray qaali.

Waxaan kuu rajeeynaaya wanaaga aduunka guudkiisa saaran. Gadaasha waxaan noqday mid hami yeeshay mustaqbal dhistay isku filnaaday. Adna waxaan rajeynaayaa dabadeey inaad xaqiijisay guulo bdn nolosha ah kuuma rajeeynaayo walahi cadhiim ineey inyar oo nusqaan ah ama qasaaro ah lakulantay cadeeydeydi. Waxaan kuu rajeeynayaa markii iigu kaa danbeysay waad qosleysee gadaashey ha murugoon ugaaso❤

Hadii aad rer yelatayna rabi haakaga dhigo guri aad dhexdiisa ku mudan ciil iyo wax aad ku dareento quus. Rabi ayaan amaanadiisa kuu wakiishay. Hadiii aay dhacdo inaan dib qulubtaada ugu soo dhaco maaalin un ogoow inan wax bdn ku taway inaan. Maalin walpoo arbaca ah facebook fariiin kuugu reebi jiray bal si aad u aragto inaadan maalin xasuustayda ka baxin ilaa iyo maantaba😢

Haduuu mowdka iqaado anagoon kulmin ogoow inan wx badan rajeeyayy lakulankaaga. Heskaan waxaa la qoray iswaageni ka sib waxeyna baasin ku shubtay qalbigii daciifka noqday, qalbigii mugdiga la qabsaday. Qalbigii gayaankiisa ka tagay. Qalbigii nasiibka iyo calafka un sugayaa. Sidoo kalle waxa la qoray heesku ayaadoo dadka balamaha ku fudud yihiin isgaadhsiintuna tahay mid sareysa iyo duni casri ah. blse aniga waxaay ii noqatay kaar jabiye aanan ku daaweeyo xanuun qalbiga iga haleelay oo aan ogayn waxa aan ku mutay. Aamino miyaa iigu tala gashay uma maleynaayo jawabtaadu inaa " HAA: noqon lahayd waayo dun wangaaaga ayaan ogahay

Waxaan halkaan fariin ugu reebayaa mucashaqiinta oo aan leeyhy haduu qalbigaaga la dhawacan yahay jacayl awgiii ogoow inaad tahay qof nasiib wacan sbbto ah asaagen maanta waxeey la daaladhacayan nacab iyo xasidnimo buux dhaafiyay qulubtooda. Waxaana jira kumanaan qisoo qarsoon kuwaa ooo ku dhex nool quluubta kuwa muteystay waxa ugu fcn ee la rajeeyo oo ah jacayl. Boogsiimo wacan gacalayaal❤

Amino mohamed my today and tomorrow i missed your soul❤

theunknownlover