AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - (Official Music Lyrics)

preview_player
Показать описание
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL MUSIC LYRICS 2024
BARNAAMIJKA CIIDA ZAAM MUSIC
Erayada: Amiin Samadoon
Laxanka : @KhaalidKaamil
Music : @samiirzaam
Camera: (Abdinasir) - (Ismail Muudey) - (Galmudug Boy) - (Jama Moha)
Editing & Produce By @NASIRPRO

All Rights Reserved

©️2024 SomaliBeats
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Haddaan idhi bidhaantaada
Uma xiisin waa beene
Ma anaa qof booskaaga
Heli karaya ii buuxsha?
Ma anaan u boholyoobin
Kulankiyo bilkheyrtaada?

Waxa igu bannaanaatay
Halkii aad ku beegnayde
Sida eeg bal muuqayga
U bedelay iswaageenu
Kaalay arag buseelkaagu
Siduu iiga dhigay beylah.

Illintaydu baaq weeye
Bog ku jeceli hayn waayay,
I dareen bal ii fiirso
Oo billaahi way guule
Ii fur buugga naxariista!

Codku waa Amiin Yare
Laxanku waa Khalid Mohamud Abdullahi (Kaamil).
Muusiguna waa Samiir Saam.

waalidadeec
Автор

Heeskasta waxaa ka ma aan qur, aan Allah wll waxaso comments hadaad iga aragtay like isar❤☝️

sakaawihboy
Автор

Iga gaadhsii Amiin yare waan kaa hayaa tan🔥🔥

MohamedAhmed-hke
Автор

Xabsi caashaq ayaa isii dhigtay Aamina yare

XanaanDiamond
Автор

Ta xigta lasodaga way furantahy ta u horeesa mafurne

CfataaxDaahir
Автор

Dareenbaah lag sineyn wan is day nay dunidah daawac qalbi bukaan 😢😢❤😭😭😭😭😭😭😭 maxaa losoosari wayay xanuun baabiye jecelyka dhakha tirtuu💔💔😭🥲

Hoodo-dxik
Автор

Waxan rabaa in aan ku dajisto youtube ee noo fur plz

AsmaAbdirizak-fegc
Автор

Wan damaqada mrkaN arko qof dareenkayGa ka hadaLaya 😢😢😢

niciima
Автор

Inaa Aniga lee heesay Ayaa moodaa I am in this condition 😢😢😢😢

abdullahishhussein
Автор

Siingad ma dayn karo hadan dhaho kuma xiiso waa been siigo😢😢😢

SafiinBO
Автор

Jecel keyga kowaad waxan wada dhigan jirney school 7 aad ayan ah 2020/12/13 habeen arbaca ayuu xirirkenu bilowdey wuxu jecelkena socdo o an jecel xad dhafa uqadey waxan ku hishney Ina is gursano ani ahan wan yara 16 sano ayan jirey guurku wuxu ila aha wax fican family keyga way Ididen ila her an isla baxsano marki danbe wan isgursaney2021/7/ 11 ayu dhacay gurkena Jecelki io naxristu isin jirey way siyadey marka an is gursaney cungu ugu horey ayan u qadey 😔 Marku ogdey ina urleyhy wajigasa faraxad kama daremin wuxu ila ekadey qof an rabin mesha dumarku waxyabo kale ku walcan ani asaga jecelkisa ku walcey marka inyar wayo wan oyi jirey 😭 xita ma jeclen inyar inu iga maqnaado wanxanunsadey tamar urea uma hayin said u yra 5 bilod marka noqdey hooyo I yertey iguna tiri I imow ann ila jogeysa inta ka dhalaysid isago marwalba Wu iga safri jirey kadib hoydey San ugu tagey mardanbe ima so wicin malin io haben halmid ayey I ahyen oyin murgo wan dhali rabey ma dhali karat la igu yri qalin ayey galeysa hoyo waydidey in la iqalo waxa la isugaba Alxd wan dhaly 😢 2022/4/27 malin ramdana Malinta an dhaly go, ani anka qatey ayan ku tagnhy nin uurka naraxiis ad ka weydey fa, ido leyhy malaha alxd qalbigeyga Hadda wan ka sarey wuxu I nacsiyey nin dhan ina dib jecel ugu qaado gabdheydana ana koraado walidkeyga igu caawiya kortankeda

Ayni-J.M