AAMIIN YARE HADAL HAYNTU WAA SHARAF OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
Aamiin Yare
Hadal Hayntu waa Sharaf
Erayada Abwaan Daaha Gaas
Laxanka Iskiilaji
Music Ilayaas Idiris
Camera Libaan Dahir & Khadar Waqal
Editing Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

hargeysa gacan baan utaagay wlhi waxaas baa fanaan lagaa dhahaa ama waa laiska dhaafaa hees frm Galkacyo mudug somalia

mowliidcabdi
Автор

2021 inta hees so baxday waa hesti ugu murtid bdned hargeysa hooyga fanka wan idin salamay from dariskina mqdisho

updyrahmanaaran
Автор

hargeisa qurux badanaa masha alah inta hargeisa kuweynthy like

Abdirahiim
Автор

hage noqo marku tago la yidhah hebel hebel hal hays reeba iyo dhaxal intasa iga gadan ♥️ Intii hami leh sideyda 👑😞

saarasmile
Автор

Magaalo qurux badan oo cirka mareysa maansha Allaah Hargeysa. Reer Somaliland magaaladaas ha la ilaasho si kastood u kala aragti duwan tihiin, xisbiyana u kala taageertaan. Marna Dulcad, Xarshin, Rabaso, Hartashiikh, Kaam Abokor iwm meelna kama gaaraan Hargeysa. From Garoowe

AbdiazizSaidAhmed
Автор

Allahayoow nin hoobaan
Malab siiya kii hoday
Ma hagrade dulqaad badan
Adaa u hiilsha geesiga
Gobta dhaba hareer gala🥰

jannoomer
Автор

Wow Ish Calaa Qiyaasak Waa Layaab Codkiisa Fanankaan

horusocodmedia
Автор

Qof kasta oo caloosha Wax ku Haya ilaahay Ha u Rumeeyo Riyadiisa Aamiin Aamiin 😍😘😪😭😭

mansurhistory
Автор

inta laxanka iskalaaji ku HaYsata like 👍

apdihakiinadan
Автор

wallhi rer somaliland waa dad naga horeeya gacan baan idiin taagay ❤🤍💚

suganta.dahson
Автор

Ama sidaas u so heesa ama fanka Iska daaya Ninkaas iyo sharma boy Inta cirka iyo dhulku isku jiraan bay isku jiraan. Fanaankan waa dhamaystiran.🤩🙏

faaraxkaamil
Автор

Ogow hanashadaadiyo hiigsigaagu waa wali, Hilaac meel ka bilig yiri haku guurin sahan li’i🙌🙌 Abwaan Daaha Gaas 👏

nasteexamohamed
Автор

♥️👑farxaad ku war qof walibo commentigeyg arka♥️

ayaanmohamed
Автор

Hilac meel ka bilig yidhi ha ku guurin sahan li’ii … Amin Yare he’s my guy …. Ive been support him sand behind him since he was young manshallah

Seexo
Автор

Runtii waa hees aad umacaan lkn digriga iyo xuska nabigeena baa kamacaan

mohamedraamoole
Автор

Alle Qurux Badanaaaa Hargeysa Mnshaaa Allah ❣️🙏

cabdiaziizboqortooyo
Автор

Abwaan Daaha Gaas
Waa Dhiire Galiya inta Badan Heesuhuu Curiyay Maaha Jaceyl Ee Waxey Kahadlaan Nolosha Iyo Qaabkii Aad Horumar Ugaari Laheyd.

oraahsamelyrics
Автор

Waale waa heesiyo baaadh👑👌
Ereyada 100
Laxanka100
Music 100
Codka1000

umuamiira
Автор

Heestan waa ujeedo inta ila fahantay farta taag viva hargaysa somaliland 💚❤🤍

abdinajiibmario
Автор

Qeebtan iga gadan
Allahyow nin hobaan
Malabsiiye kii hoday
Mahagrade dulqad badan
Adaa uhiilshe geesiga
Gobta dhaba hareer gala
❤❤❤❤❤❤✋🥀

mahamaddaahir