AMIIN YARE 2024 | II FURU BUUGA NAXARIISTA | HEES CUSUB

preview_player
Показать описание
| SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS |
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hestaan sey uso baxday wan nacay hees kale❤❤❤

AbdiFitax-io
Автор

Ku raaxestah dunida kuwii xapsi caashaq nagu xirayoww.😭👍💔😢

انزلنورشرط
Автор

Waa buug xasuustadu hilowgagu berayo sikastoo la ii baantay bogsanweydey ruuxdiye hirarkii isbixin waaga kudhex lumay bartamahooda😢Monday/20/2024 11:40am Mogadishu 🪫💔

NadifoCali-jlbd
Автор

04/11/2023 waxay ahayd malinkii ugu rajada xumayd Ee Noloshayda waxa so gababoowdey rajadii ahayd in anoo inan ah aan is helno qofkii an aduunka ugu jecla waxay ahayd meherkayga balse dhinac kle waxay ka ahayd geeridayda oo dhimasho waxba ma dhamin waxan niyada ku dhista oon wali xanun baabin u qata in an is heli doona Malin ka mida maalmaha aduunka alle inagu nooleyey 😢waxan ogaday xanunkay leedahay in Aad Ku qanacdo calafkaga sida si lamidana aad aqbasho xanunka ay ledahay in ad waydo qofkaga 😭💔
Waxan la noolahay murugo ilmo qoomamo iyo waliba rajo la’aan
Wan ku wayey ano inan ah Lkn waxan marwalba alle waydista in an Ku helo ano ……..😭😭😭😭😭😭ilintu ma dayso dhabankayga heestana dhaawicii bay igu sii xanuujisay allahayow wan jeclade aduunka marlabad xalashayda iiga dhig 😢

SabaxAbdilahi
Автор

2022 2023 2024 zadexdaa sandba xabzi ayan kujira kawaran hadana
Naftiii ila xilaga ila socata ee an iga x hadhiin intaba iga warhysaa❤❤😢maxan ku masala

SiciidMaxamed-zj
Автор

2024 heesba heestaa kaa danbayzaa ayay kaa xanun badan tahy 😫💔😭

mkdavds
Автор

Nink e legend hesihia w qiso dhab ah 😢

muusesiciidjire
Автор

Xaladan ku jiro wax u sabab ah hestan ee maxkamada shuto hala igeyo waxu igu celiyay si logu celiyo😢😢😢😢😢😢13, 4, 2024😢😢😢

fartunxasan
Автор

hest king of calcal.laxanla leh kaamil

chaamacCllahi
Автор

Noloshyda ayado idhanac jgto dhagayso mxaa ka wangsan❤👸🤤

mohamedgurey
Автор

28 Oct 2023 malin Anan ilaawi donin 😢 😢

abdiwasacmohamed
Автор

❤😢😢 j'aime c'est shanson trop

HilwoHassan
Автор

Qof baa farxadiisa gacanta ku baadiyey madax adkan iyo dabeecad xumo ifkana xasuso ku nool taaso ka dhigta qalfoof nool aan nafta kabix ducadu waa xagiina😭💔🤲🏻

Geenyo_sool
Автор

Gabadas waxay igu akhrisay maogi waaba ilaabi laahay gabar walbo oo is barano jecel waaba kadiida Amar Ilaahi Ilaa laiga daho kibirlow aa tahay Jecelka waaro 😢😢

sanimarkhan
Автор

Heestan iyo xaldaan ku jiro way is leyhiin wllhi 😢😢😢😢

subaydamaxamed
Автор

Walhi waxe hore bikh aamiinaw tanunba hasa zxp❤❤❤❤❤❤❤❤

MubarakPol
Автор

Hadaan idhi bidhaataada Uma xiisn waa beena 2024 4/13⏱️ 3:57 😩💔😭😫

NajaxJaamac-ikbb
Автор

Heeztan i0 Xaldan ku Jir0 😢💔🥺 Alle hakugu Xafid0 Melwalbah🤲 😭

ZuhaipAbdi
Автор

😢😢😢😢😢 i dareen bal ii fiirso oo bilaahi waa ii guule ii fur buuga naxariista

MiskiCabdirisaaq-ok