AMIIN YARE | II FUR BUUGA NAXARIISTA | HEES CUSUB 2024

preview_player
Показать описание
HEESTII : II FUR BUUGA NAXARIISTA
CODKII : AMIIN YARE
ERAYADII : AMIIN SAMADOON
LAXANKII : KHAALID KAAMIL
MUSIC BY : ZAMIIR ZAAM
EDITED BY : GACANQABAT DIGITAL STUDIOS 4K
PRODUCED BY : LYRICS VIDEO
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waaan ku jeclaaa lkn ilaahay iga kaa jeclaaaday mcn 😢❤ ilaahay haku naxariisto😭🤲

WardaKayse-xctq
Автор

Imika ayaan soo raadiyay heestan like iisar hadad ila mid tahay😢

zamzamhabiib
Автор

ilaahow aada aburay waa Adonkagii Ana wan jecladay ee Nasibkeyga ka dhig oo xalasheyda io sunadii Nabi Mahamed nagu kulmi Qlpigana iqabooji ❤️‍🔥🥺

AyaanFaarax-ypkj
Автор

Sidaydo kale hadaa so raadisay Like dhac kusii👍😢 12/4/2024❤❤❤

Apdalla_Montana
Автор

Waxan salamaya dadka hesaha calacalka ah iska dhagaysta, aygon cidna jeclayn cidnana ku xasuusanayn, sidayda ookle hada tahay teamkas like iisar.😂😂

khadroluulhassan
Автор

ma arka qof booskaga heli karayo i buuxshaa ayeeyo macn iyo hoyo mcn allh unaxaristo qalbigayga waa kaa goi la dahy ayeeyo macn 😭😭😭

HamdiAli-tykz
Автор

Alxamdulilaah runtii waa helay gabadhii aan adunka ugu jeclaa 7 sano xariir ah iyo 7 sano oo ay xaaskeyga tahay jaceyl macan farxad murugo wax walbo waan isla soo marnay lkin hada waxaa kala maqanhy 3 sano iyo 4 bil oo aan labo wadan kala joogno RABI WAXAAN KA BARYAA IN UU DIB IGU SOO CELIYO ANIGOO CAFIMAD QABO INSHALAH WAQTIGA WAX YAR KA DHIMAN IGU SOO DUCEEYA 😍😍😍😍😍😍

alisooyaalofficial
Автор

Abwaan ka heesta qoray hala bad badiyo walhi qalbigu ka hadaly❤

SakariyeAbdiwali-cu
Автор

Ii fur BuGa naxariisTa 12/april/2024 habeen sabtiya barbara 💔😭😭😭😭😭

zuhayp
Автор

Mah heliH donoH qof boozkagah I buxiyah hooyo macan alow ku naxrizoh wah cidih u horyzeh bilah hooyo ciidoH😢😢😢😢😢😢

SadiiqAadan-hzoz
Автор

Abwaanka Wuu Calool Hadlay Fanaankana Wuu Qalbi Heesay 😢😢

Wayelka
Автор

12/April/2024 malin jimco ah 01:17 duhurnimo waxan dib u xasuustay xasuso horay iyo booga mar hore aan ka bogsaday 💔😭heestan dareen gooni ah ayee wadataa mar xalad adag aan ka si gudbay Bey dib ii xasuusisay 💔😭 mar wlbo aan is dhoho xaladi adkeed waka gudubtay amin yare ayaa dib ino soo xasuusiyo 🥹🥹

-Zeyy_abdirashiid
Автор

Ax wa hees runtii qalbigyga tabtay mar aan jacyl saaida u qbo jacylkyga iilhow idaaa itus malin ango wada nol nolshydii aaad banku jeclhy kuna jeclaan dona inta nolshyd ka dhiman ❤😢 waxd thy qofki igu horeyay ee an jeclado illhy hayga ka dhigo kan udanbeya aan jeclhy dhamdka nolshyda waxn rajyn malin malmha kamida ah ingo wada jogna markle dhagysn dono hesta qorlakna so boqon dono alle haysku ken simo ♥️🤴😭🤲

FardowsMohhmet
Автор

Koley jecelku gob maha 😢 ano awalba hiyi kacsana o laabtu olol iyo xiso ka buuxo ayey hestan so baxday xisihi wa igu si siyaaday o ilmadana celin kari La ahay qofkasto ila mid ah laabta alle ha u qabojiyo 🥹

Ikra
Автор

Baryo kala maqnantenu kaga culus qalbiga buure 😢 intad jogtay bashayda ❤noloshii bildhamaysay haka dhigin bar kuma taalee bilicdii lasoo laabo ❤

yahya-kingofficial
Автор

Waxaa jirtay gabar aan jeclaa lakiin aan usheegan waayay safar ayaan aaday marka aan solaabtay ayaan isku dayay in aan usheegto jaceylkaygii lakiin waxaa laysheegay in la mahersaday umalayn maayo qof iga nasiib xun in uu jiro
Waan salaamayaa walaashay 👍fartuun jaamac❤

qeysbadmaceeye..
Автор

22/2/22 Malin talada wxn is barany wil wn is fanhy wxuu ahaa askari wliba danab si qurux bdn baan isku fahany Dhib muran iyo problem wlbo naso maro wn u adkesan jirne ALX wn is guursany 🎉aniga 3sadax bil uur ah u leh ayuu safar aaday dagaal be Galen asiga iyo ciidanki la socday wuu dhintay 16/4/2023 murug iyo ooyin ka dib wiil ban dhalay. ALX 7/11/2023alx hada wehel iyo jeceyl ba wiilkeyga ii ah wlhi wan u xiise qosolkisa.kaftnkisi .wx wlbo wn u xiise lkn dhibnlhm aduun wye waa laga baxaa (Alha u naxariisto anaskeygii )😢😢😢😢😢

YurubSaciidRooble
Автор

12 apri 2024 11:03 pm ayaan dhagaysanayaa heestan 9 bilod kadib waxan ogaday in aan bogsaday wayo heestan wax daren ah o goniya iguma yeelan awalna hadan hes calacala maqlo waan ooyi jiray alx lilh ilahay ba qalbigayga kabay iyo naftay o xanun walba o ay daremayso diiday in ay u calacasho o ay isku bahdisho qof aan waxba dherayn hmplyo naftaydayyy gacalo ❤

RidwaMohamed
Автор

Ii fur buuga naxariista😊
12 April 2024 maalin jimca ah 5:41 PM
Comentigan dib baan usoo raadin doonaa hadaad iga danbayso like sii saar 👍

suyuudiaxmed
Автор

inta quusatay like ii saara wehel aan adinka aheyn ma haayo😢

RahmoMaxamed-ci