Waa Maxay ICT?

preview_player
Показать описание
Sharaxaad kooban oo ku saabsan Information and Communication Technology (ICT).

Daawasho wacan.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mashaa Allah wll videoga danbe waxaan jeclaan lahaa in aad uga soo hadasho Software Engineering.
Thanks.

myecnik
Автор

Aniga ayaa Barta ICT waxaan sameyey first year foundation of application development, communication networking and multimedia foundation hada
I'm in third year waxaan sameyna app dev o ah sida loo dhiso softwares waa course aad u macaan
Thanks for sharing bro this 👍

mahadhassan
Автор

MashaAllah eng. Cabdiwali cilmigaaga Allah ha kuu barakeeyo 🤲

Abdiwadud_Fanig
Автор

Maadaama ay noloshu kuxirnaatay Technologyada fadlan Intii ad karayso Noo soo gali wll

shugrihashi
Автор

Mahadsanid wll 🙏 Allah ha kaa abaalmariyo

abdirahmanahmed
Автор

Maasha alaah walaalkaan waa nin aad u dagan sifiican dadka wax ufahansiiyo ayagoon qofna lacag kusiin waqtigiisa iyo wax uu kusoo bartay dhafarbadan wax aqrisbadan ismanaqaano lkn Allah waxaan uga baryaa in uu ilaahey siiyo waxa uu jecelyahay uu niyada ku haayo dhibka iyo murugada Allah ka ilaaliyo Guuleyso bro

maamule
Автор

M.a wll shukran
Heersare gaadh insha ALLAH

mohamedabdihussein
Автор

Masha allah walal rabbi haka abal kariyo haddi an ku weydiiyo waxan raba in, an civil engineering barto marka adigo mahadsan mano so kobi karta casharada badanna lagu qadanayo ama xisaabta dhinaca ay u badantahay🙏🙏🙏🙏

Hassan-ohsz
Автор

Mashallah wllo waxaa noo soo badisaa xiisada math ka

قصصالعجائب-جز
Автор

Asc walaal marka hore mahadsanid waa nin dhalyaro ah balse Araga naafo ka ah balse waan jeclahay cilmiga aay tii ga marka maxaad talo isiin lahayd adiga oo mahad Codsi wll kasamee muuqaal sida ay u isticmaalaan Dadka Araga naafada ka ah. Konbiyuutarka mahadsanid

subayrandalus
Автор

Asc macalin suashaan iiga jawab pls qofkii haysto bachelor degree of computer science & information technology master maka diyaarin karaa ICT pls jwb

zakiabdiyaasiin
Автор

Ustaad waxan ka codsan laha inaad warbixib naga siiso public administration
I'm university team this year

coachismail
Автор

maasha allah wllo waxaad war bixin naga siisa Medicineka

abdirahman
Автор

Asc wll abdi Walid waxan ubahanahay inaad iga caawiso pc 🖥 mahaysto ama laptop sidee ayan google ka wax ugaga bartaa telephonka intaa iga caawi wll

meelsare
Автор

Wll IT io social work kebaa wanagsan pls iso jwb

fardoosowarsame
Автор

Database information quf baranayo majiraa oo jaamacada muqdisho joogo

نتيب-سش
Автор

Wll waxaad nooga soohadashaa kulyada engineering petroleum and natural gas

abdinourabdulle
Автор

please waxa ka codsan ina envronmental maganagmen scien kaso hadasho

deeqenv
Автор

ASC USTAAD WAAD KUMAHADSANTAHAY SIDA AAD NOOLA SHARE GAREYNEYSO CILMIGA QIMAHA BADAN SU AASHAYDU WAXAY TAHAY USTAAD ICT-GA MA DECREE KALIYA AYUUNBA LAGA QAADATAA

enggarantinmedia
Автор

zxb plz Economics Ku Xiji Plz plz Ama Repley ii soo gal ZxB Note : Muuqaalki Hore Ayaana Kaa Codsadey

maslahabsh