sidee loo sameestaa paypal account adigoo jooga somalia? HOW...........?🇸🇴

preview_player
Показать описание
Wll qli booqo chanalada an kulenahay soshiyal midiya
call numbar 252 615223168
Noqo ganacsade leh fikrad ugaar ah hada bilow shaqo

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aad Baad u mahad San tahay wll cilmiga illahay Ha kuu daayo❤

khaalidali
Автор

Thnks sxb wlhi wd icawisy ilhy qeyr ha ku siiyo

najahmohamed
Автор

Ustaad lasoodhaqso sida laisku xero paypal iyo mastar card

raxmanalkheyriyah
Автор

Zip code ama post code . Side logeliya

QueenAsma-wd
Автор

Abti waxba vpn ha isku daalinina
Paybal somalia kaliya wa diri kartaa lkn laguma so diri karo
Account gana wa laga xira hada vpn isticmasho

Kkk😂

yoonistorres
Автор

Naw ilaahay ka baq waxani wey kuu taalaa oo wey kuu dambaysaaye dad masaakiin ah ha lug goyn alle risiq dhamaaba ma easy kasoo qad marba hduu qofku somalia jogo dadka wxs ka dhaf way kaa horeysaa paypale addresskaaga hdd Canada ka dhigtay..isla countrygiina somalia ka dhigtey misena somalia kasoo login grynysid saanay u kashifeen in vpn la ka cabso wxagu waa celise dhiiqada dadka kadaa

Khullo
Автор

Zxb wuu iga diiday magaalda iyo qaybaha ka hooseeyaba

HaaruunMowliid
Автор

Waa sameystay sida la isugu xira kusoo dar sxb

Yaxye-js
Автор

Wll qali thnks inbadan ayaan raadinaayay

FaatmaFaaraxdaauud
Автор

Sxp meesha im not ropot buu nio igu dhibay wixii waada calaamadiyey hadana nag wuuba soo celcelinayaa

MaxamedWardi-ross
Автор

Sida la isugu xiro kasoo sameey muuqaal

hamdimohamed
Автор

Waxna ma diri kartid waxna lgumabso diri karo 😎

HubaalMedia
Автор

wll booqo baraheena bulshada
linkiga telegaramkeyga👇👇


tiktok 👇👇👇


linkiga sweatcoinka saxda ah👇👇


linkiga earny 11👇👇


Brother, here is the link of Toncoin.
👇👇👇👇

Cali.marketer.official
Автор

Wll wuu idiide postal code 247 kenya jogaa plz iso jawaab

AminaAbdikariin
Автор

Sxpow ano somali joogo PayPal lacag magala bixi kara isheeg ?😢😢

yahyeBashiir-suuz
Автор

Macalin sidee adoo joga somaliya paypal honeygain lacag looku labaxaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

zakariyeApdy-lc