sida loo sameeyo paypal bilow ila dhamaad

preview_player
Показать описание
@nurani 🎭su'aasha maxamed cabdirisaaq🎭
▼▼▼▼
✔marka koobaad ila fahan waaxay paypal
✔kadib somalia ma laga samaysan-karaa ilaa fahan ♻️ugudanbayn-tana samayso♻️
▼▼▼▼
➽Fadlan kanaal-ka shere garee
➽muuqaal-kana like saar
➽wixii su'aal ah ama talo ahna comment-ga noogu reeb

💯MAHADSANIDIIN💯
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

super payme sida loo isticmaalo
ka soo jawaab waaalo

Maher_Mahmut-Sabrie
Автор

brilliant upload Nurani. I broke that thumbs up on your video. Continue to keep up the outstanding work.

KeyserTheRedBeard
Автор

Kenyaa nairobi baan jogaa ee mabaxsankara lcg mana laigusodirikara isheg

hamdihussein
Автор

Waad ky mahadsan tahy sxb sida aqoontaada aad noola wadagty

saadaqmaxamedxasan
Автор

Djibouti iyo Somalia gabmida miya losameya

CahaAdan
Автор

Anigo somliya joga wan ubahyanhay lkini ma halikaro wllo lkini idika mano samasan idika wada ka macan

yurubcabdiraxaman
Автор

Pro would diiday wuxuu leeyahay for bidden

craxmaanxarago
Автор

Wll nuurani muhiim ayaa itahy ila soo xiriir pls waa iga codsi

zamiiramiir
Автор

Wll waxaan gaymam kuciyaaray malayga soodiri karaa

aaminaismaciil
Автор

Wll sidee loga badalaa luqada moobelkaga

Yong_se
Автор

Ma jiraa app lacagtiisa lagula baxo zaad edahab

Amal-qqvl
Автор

Aboowe anigoo joga somaliyo wadan kale maku sameysan karaaa

faadumofalastinmahad-otcg
Автор

Zxp lacag aya iga jirta ma aqano qab ka loga baxo

UpdiNajiib
Автор

epow waxa ku weydinaa hadii aan jooga Uganda 🇺🇬 sidee u sameystaa bal isheeg

calikeeyeew
Автор

Wll appka moni box lacag ma ogala bixi kraa

Suwiar_khan
Автор

Wll waxad iga cawisa paypayla xge ka arkaysa lacgta kugu jirta iyo sida qof dibada joga ugu dirayso

ayaanmawliid
Автор

Intan nin arkeyey ninki igu sharaxada wngzana ayad taheyy hore usoco wll

nazriinapdirahman
Автор

Wll thank cashar nooga sodiyaari credit card sida losameeyo

xakiimziech
Автор

Sxb asagoo maca kaarka lagu
Xariirinayo noso faafaahi mahadsanid

greabledreams
Автор

Thank you bro lkn hal codsi account keyga paypal ka aawi oo sideen ku ogaana madlan Gmail keyga ayaa ku kacsaday lkn account keyga paypal ka sidee ku ogaana bal iga jaahil bixi bro 🙏🙏🙏❣❣❣❣ plz plz plz

cabdimuuse