Paypal Somalia Maka Shaqeeyaa | Paypal Update

preview_player
Показать описание
Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875

✅ SUBSCRIBE GUYS

Gelle Bashir Academy:
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mahadsanid sxb ... sida quruxda bdn ad nogu sharaxday, waqti bdn iyo jahwareer bdn baad naga bad-baadisay ...

saffayare
Автор

Ad iyo aad ayad u mahadsan tahay ustad geele big respect 🙏 👏

navizzaali
Автор

Gelle Bashiir Zxp Mcn Waa Kuwataa Horey Usoco M.a

ciilezhamuurofficial
Автор

USTAAD AADBAD U MAHADSAN TAHAY, ALLE HA KU SHARFO.

abasibrahimcc
Автор

Big recpect sxb aadbad nola shaqaysa tagero buuxa💪✋

saedmedia
Автор

xaasid sanaa maxy noo ciilaayaan😂 shirkadahaa nagumeesanaayo i.a iyagaa nagadaba nacam leen doono

PinaBinianimals
Автор

ka waran haddii aanan saaxiibo ku lahayn dibadda ? Sideen lacagtayda ugala soo baxaa TikTok fadlan? MAHADSANID❤❤❤

katyaemi
Автор

Waaka niyad jabay inaa ka sha qeeyo web site

yamni
Автор

Jamhuuriyada Somaliland
Iyadana malaga joojiyay?
Kasoo hadal mr, geele bashiir

bestlfcfun
Автор

1. Safarkaaga online ka part 2 please it was FasCinate or interested 😊🙏🙏🙏
2. Fiver marka la joogo lacag maleeygu soo diri mastercard eeyga🙏

Mohmedzubeeyr
Автор

Tiktoker hadii aan ahay PayPal miyaa wjb ah sxbow???zz😊

KingKownayn
Автор

Gmail gayga hada qof dibada jooga iigu soo same dhaho kawarn plz i so jawaab qofki wax ka garanaayo 😊

mufiidainaxigmad
Автор

saxib ad ba u mahadsanthay warbixin muhiim ah baa na siisay maanta

suurtagal
Автор

Hadda baan ubaahanahay lacag baa iiga xayiran

CumarcabdiXanafi-yxrp
Автор

Walal qaali adiga oo raali ah ethiopia malaga isticmaali karaa paypal account walal video please nooga samee

Ahmedfarahalli
Автор

Macalin waa isameesmay lkn soomaliya lacag ma la iku soo diri karaaa

LiibaanCabdiqaadir-ml
Автор

Ustad hadee qof jooga yurub oo halkas card iiga sameeyo cardkana paypal iigu xiro oo iisoo diri paypal passwordka uganda makula isticmaali karaa mise paypal wuudiida

cibaadomire
Автор

Sxb kaala soo xiriiraa arinaa kaa raba mahadsnid

akawaale
Автор

اخي انا عربي في الصومال ممكن تعطيني رابط قناة تتكلم بالعربي كيف تفعيل باي بال في الصومال

فلسطينحرة-زه
Автор

Wall Ethiopia Kawaran sifiican maugu shaqeeya

ibnusuaymaan