PAYPAL Somalia maka shaqeeyaa? | Xog Muhiim ah

preview_player
Показать описание
Muuqaalkaan waxaan kuugu sheegayaa sida saxda ah uu Paypal Somalia ugu shaqeeyo iyo inaad lacag ku dirsan kartid.

Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.

Igala soco:

===================================
#eng_yuyu
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

EngYuyu
Автор

No long introductions or bullshit, straight to the point. Thank you!

idiris.
Автор

Xog aan u baahnaa waaye,
Mahadsanid Saaxiib 🙏🏽🧡

buurjooge
Автор

Sxp qali xal noo keen midda kale gaymakan crazy drop kasoo hadal waa game lacag laga sameeyo

maxaadwardi
Автор

Macalin paypal sidee lacagtayda ugalabaxaa ama payeer sidee ugalabaxaa❤❤

MohamoudBurhan
Автор

mahadsanid mr yu hadii aan su'al ku weydiiyo payoneer kwrn asaga

yuugachannel
Автор

Nio xaasidnimada maa iska deysid aduunkaan lee wll lagu yahee maa isoo jwbtd isla weynida wax fcn maahin

Hussein_Mohmd..
Автор

Asc wllo ethiopia ma ka shaqeeya qof ethiopia jooga ma ku samaysan kara

learnenglishwithlisa
Автор

Thanks ustad lkn waxan raba online inan kashaqeysto marka xage ka hela acon

UmuAbdiraxmanUmuAbdiraxman
Автор

Ustaad markahore wan ku salamay waxan raba inaad waxnogashetid click bank sidee lacag looga sameyaa Ustaad wad mahadsantahay

xeefobaango
Автор

Walaalo hadii aan mastercard kayga ku xidhiidhsado paypalka mala isoo diri karaa lacagteena

Hhjjhgiojggg
Автор

Waxba tari maayo hadaan lacag laguu soo diri Karin

Jucuke
Автор

Mahad sanad pro ee hadan qof jooga UK hadan ku dhaho accoun i sameey marka ma ku helayaa lacagta marka

Mohamed-dpqf
Автор

Adigoo somali joogo qof Dibada joogo gemaylkisa hadad isticmaasho lacagta asiga miyuu ku dhacaya qofka isoo jawaab saxiib

maxamedbile
Автор

Dadkan social mediayaha isticmaaala hda maxay kuLa BaxaaN 😮?

xasansaas
Автор

Asc #ENG_YUYU SUAASHA aan qabo waxa weeye anigu imika waxa aan joogaa Taiwan 🇹🇼 hadii aan furto PayPal account hadhow hadaan dhulkii ku noqdo lacagta ma laygu soo diri karaa caadi ahna ma u isticmaali karaa

EARTHSPORT
Автор

Zxp hadaa bank hadaa laheen maxaa gu xirdaa iso jawaab pls

BashiirYusuf-bjqo
Автор

su' an ku weydiiye whats up kaaga iisheek masuul

maahirshariif
Автор

Sxb lacag iiga jirta ayaa 180 days layga xayiray maxaa xal ah?

nurreproductions
Автор

Link Ku furta hubal wuu nii shaqeynaaa

hooyohalimomacan