SIDA PAYPAL LOO SAMEYSTO ADIGOO SOMALIA JOOGO

preview_player
Показать описание
Part 2 weeye vidoe gan waa sida PayPal loo sameysto adoo Somalia jogo .
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waadku mahadsan tahay dadaalkaga hore u soco bro

asmaxuseen
Автор

Ustd sethy ustd waan kubahanahay ustd intee kala soo xariiri karaa ustd muctad ayaan kuu ahay ustd

liibaanabuukarxuseeen
Автор

Kala baroo bar video-ga hadal maalaayacni unbaad ku dhameysay bismilah

ustaadsaqaawe
Автор

Waxaan kugu mahadinayaa sida quruxda bada eed casharada u tartiibisay balse su, aashayda waxay tahay adiga dalka aad joogto PayPal account shaqaynaya ma iiga samayn kartaa?
Hadayse tahay mid suura gal ah maku adeegsan karayaa aniga oo joga wadanka somalia? Mahadsanid

stmmedia
Автор

Thanks pro lkn sidee baa logulabixikara lacagta 👍

cabdixakiincabdiraxman
Автор

Ustaad thank you So much.

Kwrn Hadan Iskadayo Master cardka oo creditka Aan samysto

Gobsr
Автор

Thanks 🙏 dear brother I congratulate you I given thank

Ashogawey
Автор

How do i create PayPal account in kenya ?

abdirahmanashkir
Автор

SUAAL FADLAN: hadan sameysto paypal anoo somalia jooga biloyin kadib hadan wadan kale tago location ka inaan badalo muu rabaa ama inan mid kale sameysto mise waa caadi location ka is badala ?

MissBulle-krqc
Автор

Mahadsanid bruh..
I need to join your coarses bruh

abdulahimohamed
Автор

Western Union Mogadishu iyo Hargeysa wey kutaalaa mudo kabadan sanad wll anaana kusoo arkay

noahaabdi
Автор

Somalia markaad joogto wax uunbaad ku iibsankartaa mooyee laguuguma soodiri karo lacag paypal. Aniga mid Canada ah aa ii sameysan. Xitaa paypal appka Somalia hadaa joogtit ma soo dagsankartit unless aa vpn isticmaasho

BeeButter
Автор

Mudane Geelle Bashiir, course-ga la iibsanayaa muxuu yahay? Halkee baan ka iibsanayaa?
Ii soo jawaab adiga oo mahadsan 🙏 💯

asad-hamal
Автор

Wllhi ii soo duceeya hada lacag baa iiga xayiran

CumarcabdiXanafi-yxrp
Автор

Does this still work in 2024? The paypal website refused to open for me and im in somalia

Mind_Shift
Автор

M.a ustaad saad marwalbo nò garab istaaganthy abaalkeeda alle hakugu abaal mariyo waxaan ku weydiin lahaa inaad ka so hadasho upwork profileka sida quruxda badan loo dhiso si markàas lagu soo jiito macaamil farabadan aad ku helo adow mhdsn ka so hadal ustaad💯🙋‍♂️

apdikaafi
Автор

Sxb wad mahadsantahay waxas oodhan waa naqaanaa balse Somali PayPal kama shaqeeyo waayo haraagaga ma'arkeysid markad sameysato

engineeryiriisow
Автор

Ustaad credit card ma waxaa ka wadaa bank acount sida salaam bank oo kale

cayuuniinahusein
Автор

Mahadsanid Inbdan Geele sxb Anigaba Ethiopia aya joga hadda heli laha PayPal acount coursoyinkaga wa baranlaha😒

zayd
Автор

asc wllo halkeen kaala soo xidhiidhaa wllo

shuaibdalhiis