NIMCAAN HILAAC 2023 | SIRTAADAN KEEYDIYAA | HEES CUSUB

preview_player
Показать описание
Thank you for watching !!!
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

waa fanaanka kaliya ee aan taageero ee ah Soomaliga Wadaniga ah VIVA Nimcaan Hilaac Waligaaa Bro

moogeyaab
Автор

The best song in Somali songs❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ noolow nimcaan zxp 🎉🎉🎉MCN

Daawad-media
Автор

Aniga waxan rajeena saxip qali ah in aanhelo oo iibuxiyo boskasto oo igabanan allaha isiiyo saxip qalbi furan oo dacad ah oo ilashado aniga neh ilashado qalbigiisa aan ilaliyo sidoo iilaliyay I'm from soomali mugdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 like ha iga ilawan abayo iyo abowe

zamzamdahir
Автор

Heestan caadi ma ahan intaan Waa ku samra misana Waa kasii dartaa Waa iga gadantahay

cukaashahmed
Автор

Maashaa allaah waxaan umaleeynaa in loo qaaday Jabuuti

halimagaal
Автор

Sanduq baan ku ahaa sirtada kaydiya intaas baa iga gadanaba Nimcan nin qaran ❤❤

hamdifarahdalal
Автор

Hilaac hirgalay keep going nin culus baad 🥰 tahay hore u soco sxp
🥰Hees dhinacyo badan Tabaneysa
🥰Weeye wallaahi rayo fican Laxan Cod dhamaan waan wad qatay meel la turo kuma jirto
Love saar

Siciidbashaash
Автор

Dad farabadan bey sameyneysaa heestan Alla melahay tabanayso 😮

saidabdullahi
Автор

Santuug baan kuu Ahaa sirta wan Kee diyaa ani intaas baa IGA gadan

xabiibomohamed
Автор

jh madhacin hees nimcan qaday oo lala dhicwayo ❤❤

Muno-dm
Автор

Wilka qarniga cadawgaga allha jabiyo nimcan hilc😍😍😍😍😍😍

bishaaroshariifmacruuf
Автор

Waay hooyooy santiga ku kordhan said farxa sabool ayad ilarabta xaasha cadi maha

hibosahal
Автор

Legend of all the time respect with all my heart

a.ardaalewarfaa
Автор

Sanduuq baan kuu ahaa Sirtaadan keydiyaa😢Suuqaad teydana wadaa😢

shukribashiircismaan
Автор

❤❤❤ sakiinbàad qadaa sanduuqbaan ku aha🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂❤

AbdiKaron
Автор

Sanduk baan kuu aaxa....keep shining bro

saharaabdikadir
Автор

Nimcaaan fanaan qaran Nolow lpx in badan

mohamedaliarimaheena
Автор

Best new year wlhi wxaan hees wey dhaftay

najiibmohamed
Автор

Top disin ya ciyaaal 🚀🚀🚀🚀🚀✈✈✈🐯🐯 HORRE U SOC MY BAST FREIND

mukhtarmohamedcolhayecilmi
Автор

Sabool baad Ila rabtaaa ay axyaa hees 😏😏

bashiircawil