NIMCAAN HILAAC - DOWLADNIMO OFFICIAL MUSIC VIDEO

preview_player
Показать описание
Hees
Dowladnimo
Codka #Nimcaan Hilaac
Erayada #Haykal M Cabdi
Laxanka #Qaasin Macruuf
Music #Maxamed Yare
Duubista #Deeq Darajo
Editing #Maxamed New-York
Directed by #Weriye British

@Copyright #Hillaac_Music
@Hillaacmusic
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestani waxaan ugu Talo galay Maalmaha Todobaadka xoriyada inkasta oon lasoo habsamay waxa ii suura gashay inan caawa soodaayo Dhamaan bulsho waynta soomaaliyeed waxaan leeyahay Hanbalyo

Hillaacmusic
Автор

Hees way dhafty wllhi nimcanki hirgaly 🔥

hanadomarofficial
Автор

Ruux hanlihi Reer ma qaado reerku waa wax yar, hankaadu ha sareeyo jifo hoose 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

alidhux
Автор

Anigoo Dal wayniyo Dowladnimo tisqaadiyo Darajiyo Lib helikara Degmo laygu koobiyo Ducfi iyo Han liitiyo Daan Daan Ma Liqikaro Hilaaci Fanka Soomaaliyeed u ifay Horay usoco Xushmad buuxda Boqoroow🙏❤💯

hamseshaacirent
Автор

Somalinimo ayaa sharaf kuu yeeli karta wlh ninkaan wuu tagay. I support you 100 percent

Somalistories
Автор

Heestaaan waa dareeenka Reer Boramo Nimcaaan Hilaaac 👌🇸🇴🦁

abuamal
Автор

Waxan doonayaa nolol iyo dawalad somaliyeed i love you soomalinimo wlhi dhiiga 🇸🇴❤💪💯

khaalidcheesto
Автор

Heestaan caadi malahan always markan maqlo waan dhageystaa❤
Heestaan somalinimo iyo dowladnimo iyo qof han leh bey kahadleysaaa

Nasiib daro😢taas wax jiro mahan
Somali dhan waa qabyalad is wada heesto oo weligood hishiinenin balse qofka baniadam ka inuu han leeyahay waa fiicantahay.

somaliICTtrader
Автор

Inta legend Nimcaan Hilaac tagerta like sara❤👏

najiibhassan
Автор

Ay cajaib weye hesta
Nimcaan🇸🇴❤️wil qaran

iftinsuudi
Автор

Geesi qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wallaalkay illa dhashay cadawgaa u
Noolaw wax garadkii adigaa kasii nool
Illahay haku ciseeyo huuno

fadumohassan
Автор

Dawladnimo somalinimo naga badan 🇸🇴💙🇸🇴💙 july 1 malinteenii weeye is muujiya somalay 🙏🇸🇴

hodanabdi
Автор

Anigoo dal weyn iyo
Dawladnino tisqaaddiyo
Derajiyo lib heli kara
Degmo laygu koobiyo
Ducfi iyo han liitiyo
Daan-daan ma liqi karo✌❤🇸🇴

nasraabdullahi
Автор

Fanaan qaran hadii aad aragtid ama maqashid
oo Somaali asal dhalad ah weliba dalkiisa iyo dadkiisaba jecel waa Nimcaan Cabdiraxmaan Nimcaan Hilaac Mansha Allah
hadii aad 👉🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴💗🇸🇴💓🇸🇴🇸🇴👈 calankan quruxda bdn jeceshahay waxaa tahay qof hami sare leh qalbigiisa saafi yahay oo wax garad ah,
Soomaalia ha noolaato💪 Guul iyo gobanimo🇸🇴🥰🤝🙏😘❤️

ibrahimmohamed
Автор

Midnimada dalkeygiyo
Waxan doonayaa guul
Wada deeqda uunkoo
Dadku uu siman yahay 🇸🇴🇸🇴

abdulahiboojo
Автор

Anigoo dalxiisiyo aashay dawaafiyo
Daansho socod awoodoo
Dalban kara waxaan rabo
Deyr laygu oodiyo
Dabar kuma xidhnaankaro ✌️
Rijaal wakaa🔥
hilaaci hirgalay kiisu waakan 🇸🇴💪

wanaagsansidawalaashed
Автор

Midnida dalkeygiyoo waxaan doonayaa dadka u simanyahay. 😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

SSM-tp
Автор

Hees lagu maseeyo ma jirto wlhi fanan qiima badan taariiqda ku xusi doonta inta igu raacsan like ha isaarto

indhacaashaqoffecial
Автор

Boqorkii Fankeenoow waliga ha dheeliyin saaxib, Nin Dalka iyo Dadkaba ineey dib umidoobaan jecel baad tahay.🇸🇴❤

Raaye_Rijaal
Автор

Caruurtan melaha ka caytamieysa soo cawraya Hilaac music 🎶 duco iyo habaar midana uma baahna👓🎤🤓💯Dawldannimo inadeeqda ❤

adalimpire
welcome to shbcf.ru