NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song

preview_player
Показать описание
ERAYADA : #ABWAAN MAXAMAD GALAYDH
LAXANKA : #ALFANAAN CABDIFATAAX MUKHTAAR
MUSIC : #USTAAD MOWLIID XaSan ( DHAMEEYE )
@Hillaac_Music
@Copyright #Hillaac_music
#Somali_music
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

si wayn ayaan idiin salaamaya asxaabta igu xidhan Heestani waxay suuqa soo gashay dhamaadkii sandkii 2019 iyada oo qaldan oo baroobo ah cunugyar ayaa iga hoosqaaday oo asxaabtayda la socday jigjiga hada ayaan soo saxay sababto ah dadkii xaqa ulaha ayaa aad iiwaydiiyay sida laxamaystaha oon aad u jeclahay oo aanan ku xusnayn tii hore. waxaanan ku talo jiraa heesihii la iga xaday inan ka daba tago #Mahadsanidiin

Hillaacmusic
Автор

Hees waqti iyo waayo adag wehel iisoo ahayd, Oo maalinkii ay soo baxday iyo illaa hadda aan dhagaysto. Waxaa intaas iisii dheer abwaan aan jeclahay baa erayada leh oo meel fog buu ka keenay, halka nimcaan oo cod dahabiya leh iyo cabdifitaax mukhtaar oo laxankiisu jaad gooniya yahay ay sii qurxiyeen heeska. ❤🙏

bishaar-sh-ahmed
Автор

kadib markii aan biirey ciidanka xoogga dalka, dhaawr biilood markaa sii maqnaa ayaa xaaskeyga iso dirtay heestaan waan iska ooyey walahi, waxaan rajeynayaa in aan dib u kulanno isha alaah macaan

talosame
Автор

Heesuhu waa macaan laakiin quraanka wllhi ka sii macaan

cabdiwaliwaliaadan
Автор

Waxaan tabay daacadada dagaalkagi uxiisay 😓😥, heeskan markaan dhagysnayo waxan mooda inay dib iiguso laabteen xasuusihi quruxda badna iyo waqtiyadii aan Kula sooqaatay blse mayah waa riyo aanan kabixi doonin marnaba
Alle qabriga haku waasiciyo waxaad ahayd qofka jcylka iyo naxariista waxay tahay ibaray, mantase waad iga hooseysa duco uunban Ku awooda😭🤲🤲

asianmusic
Автор

Waxaan hubaa in aad heestan macaan dib uso booqatay 🥱 Hada iga danbayso like dhac ku sii yaqeey...👍😭

Mustaqbal-Tv
Автор

Sariirtayda korkeeda sacadu waa 2:38AM 28th April 2024 hadaad wali iga dambayso walal nolal qurux badan ayaan ku rajaynayaa❤

QadarYare-uhrm
Автор

Dareemay inaan ku waayey
Maqnaantaadii baan daciifay😭😭
Farxad kuunoolow meelkasta oo aad joogtid 🙌😍.

Mustafa-uqdj
Автор

Abwaankii heestan sameyey xaladiss ma fiicna wakhti xaadirkan😢😢😢

MohamedAbdulqadir-it
Автор

Walkaa ayaan ahay like iisaar waa idin jeclahay i love my people❤❤❤💯💯

mohanahmed
Автор

Heesta wlhia aney igu socota waxan xirir wadagney wiil markey aheed 2017 waxan isku qaadney jecel aan yareen waxa ay aheed qiso waxa igu dhacay hadan firiyey😭💔
Mudo dheer ayaan jeclaa waxa u ibuxiyey boos ween markasta ischoolka ado xafada ayuu iman jirey waxa uu iqaban jirey boska shaqada kulaha walsheyda ayuu ka codsan jirey iney wax walba iqabato habeenkasta asaga ii wehel yeeli jirey habenkasta waxa uu iga tagi jirey marki salada la adimo waxaan fariisan jirney gurigena hortisa barkad aheed waxa no imaan jirey dhaman saxibadena io walsheyda qol iridbanan ah ayaa daganen ani io walsheyda io ilmayara oo mrka walsheyda dhashey waxa aan habeen walba dhafri jirney halkas an kuligeen joogi jirney ani waxa aha bila talofan warqad aya isku qori jirney markasta wa iska war heen jirney waxan mudo kadib nolol aad uquruxbadan no aheed walsheyda ayaa bilowdey 😢iney hooyo mcn igu dirto waxan is dhihi jirey maxey sas kawada😢💔😭
Balse ani io wiilka waxba ma aan ogeen 😭💔😭 wiilka walalkis oo aan barey dumashigey waye kudahay wilsha magalda majoogi jirin ay 2016 dhamaadkeda imaden isla wagiba anaaga wa taa isbaraney 😢 balse wilka dumashigey aha io walsheyda 💔😭😭😭💔😭 ayaa bilabey iney xirir sameyan2022 markey aheed aniga marka aan maqley wa aan qadan kari wayey waayo kama fileen markasta waayo garab ayeey igu siin jirtey jecelkyga😭💔😭 waxey igu sameysey ayaa nabar qalbiga iga noqdey😭😭💔😭ani marka wediyey waxey saan iri ayey itir cadi waye😭😭😭😭💔😭ax qalbiga ayaa aad iiholcay ani ayaa iri ana kagatagaya 😭💔😭🖤mugdi ayaan galey waxan kunolaa nolol bila farxad ah qalbigeyga qof ayaa bari hore qatey 😭😭wiilka ayaa bilabey wada walba aan jecelkana ku guulesan laheen balse ani ayaa goaan qatey 😭💔😭 goaan aan qalbigeyga kasoo go'in waxan daremay ciil murugo 😭💔😭malahan walalkale oogabr ah waxan ahaa gooni socod habeen io malin waan ooynjirey ilaa hada aan marka arko iska ilmeeyo 😭💔😭jeceylow xumidaaa😭😭😭💔😭dumashigey io walsheyda ilmo ayeey hada isku hayaan 😭💔😭 wlhia xanuunka aaad ayuu uga xanuun badan yahay jeceelka waayo mugdi ciil garab la aan 😭💔😭markuu isku kaa helaan xanuun waye heer waxan garey aan xanuun kici wayi dhaqtar ayeey hooyo igesa sharoboyin nafaqa iso qada waba kasiidaraya mararka qaar nolosha ma isdisha igu soodhici jirtey😭💔😭 alx maanta wan sokabsadey inkasto qalbiga aaad ixanunayo walalka dhabarka hakaa toogto wax ka xun malaha 💔😭💔😭😭ilaa alana wan jeclahay qof walaba xirir lasame damco waxan soxasuusta tii hore😭💔😭wlhia xanuunka qofwalba madareemi karo😭💔😭
Waliga habrin qof aad jeceshahay walsha waayo tan ookle iney kugu dhacdo kabaqaya walashadana waxba haka qadan ay jeceshahay😥👏heestan xanuuun ayey idren sisey😭💔😭😢

Heestan heesihii xasuusta igu yeeshey😭💔😭

KowsrKiin-iryd
Автор

Nabsi waxa uxun mid dumar laga galo dulmina logu daro Allow xaqeyga ku weydiistay iyo balanka ka qaaday dulmanaha
8 December 2021❤❤❤ lamid ma, ahan 8 December 2022😭😭 rabiyow 8 December 2023 halkaan rabo raali katahay igaarsii Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

umuhassan
Автор

Heestan wakhti aad dhgysan jirey waxa la ii sheegay in uu leeyhy abwaan burco ku xanusanya
Maxamed galaydh 😢
Alle ha caafiyo

loyerabdala
Автор

Wiil an xirir wadaag nahay marku iga amuso ama isku dhacno heestaan dhagestaaa kadib iska ilmeyaaa wayo ilmada waa kunafisaaaa🥲🥲

AasiyomaxamedCali-yviw
Автор

Wan ogaa ina 2 sano ka dib aad dawaneyso heestan like iisara

mohamoudabdi
Автор

Waqti aad u dheer ayaa kaso waregtay marki igu kaa dambesay 14/5/2003 maalintaad iga tagtay waliba adigoo ku tala galay inaanad dib iisoo fiirin Maantana waa 21/7/2024 waxa kasoo wareegtay 21 sano walina waan ku jeclahay ee macan badan ilahay haku xafido xasuusahaaga dartood ayaan uga soo guuray nairobi why halkan mari jirnay fariisan jirnay iyo waliba dabaqii aan korkiisa ku sheekaysan jirnay intuba igu weyn yihiin ❤❤❤❤❤❤

liibaanhirsi
Автор

Wllalayaal wllkiin oo codsi idiin soo dirtay ban ahayn dunidaa wall lagu yahay
Waa 3:00 AM hapenimo wllhi heestani qalbigayga ayy ka hadlasaa inuu illhy SWT ii sikhro iina suurta galiyo hadafkayga AamiiN ii dhaha wllayaal😢

Caaqil-yare
Автор

Wllhy heestan markaan dhegeysto ilahay ayaan toobad u celiya waayo heestan ayaadoon waxba iga maqneyn hadana waan iska muraaqoodaa dadkana waan ogahay qof kasta oo wax jecel heestan meel dad joogaan kuma dhagysan karaaan wllhy anoo gaadhi wada ayaan oo dad i saaranyihiin ayey isooo gashey markaasaan sii mcnsadey heeskan anoo meel kale jooga is arkey oo dadkii xasuustey saarnaa gaadhiga❤💯💯👌❤❤

abdirisak_buskulaawi
Автор

Farxadii dunidaad ahayd
Miyaa noloshayda daysay
🙏😩welcome back

abdibasidmohamud
Автор

Inta cawa soradisay hestan ii qof ay u xisty rabi leheed eratdan iney ku dhahdoh "dareemay inan ku wayay maqnantadan dacifay waxan u xisay dacadada " qalbiga wehel kaga doona miyad durkisood cidlesay farxadi dunidad eheede 🥺🥺🥺

cadaaniofficial
join shbcf.ru