Nimcaan Hilaac | New Song | WEHEL OFFICIAL VIDEO 4K

preview_player
Показать описание
New Song : Madafiro Wanaagii
Erayada : Abwaan maxamed Galaydh
Music : Bashiir Hanuuniye
Laxanka & Codka Nimcaan Hilaac

@Hillaac Music #Copyright #Hillaac_Music
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Daawasho wanaagsan Bulshadayda qaaliga ah ee KU xidhan bogayga #Hillaac_Music waxaan idinka raali galinaya Mudada aam idinkala maqnaa #Mahadsanidiin wanan idin jeclahay

Hillaacmusic
Автор

Qof walba oo Qoraalkayga arka cimri dheer iyo cebaado suban ayaan igu duceynayaa🙏❤

abdulhakemaditya
Автор

Qof walbo qoraalkeyga arko cafimaad iyo cimrii dheer ku rajeynaa .... Allah muxuu waqtigu iyo waayaha dad isku wacnaa kala kaxeeyay .. hadii qisada heestaan kugu dhacdey like dhac kusii

nidolzack
Автор

Wan arkay dayax dalnuurshe wan arkay nimcaan hilaac wan arkay suldan sareer Wan arkay sakariye kobciye wan arkay fasaymunir
Waxana ogaaday in Nolosha Dhadhankeda quruxdeeda bilicdeeda yahay Dumarka hormarka dunida wa midka haweenku kugu dhiirogeliyaan
Waxan rajeyna Sanad cusub I.a Inan guursado gabar yaroo qurux badan misana walasheyda somaliyed ii ah Rabbow noo xafid dumarka Ugu quruxda badan aduunka ugu udgoonka badan somgrils wan idin wataa sisters❤😘✋

abdirahmanmohamedwehlie
Автор

ninka raga ah markuu xaaskiisa la joogo iyo marka kale iskuma eka dhan walbo nimcaan hilaac waxaa ka muuqata nolol qurux badan in uu galay alow noo daa dumarkeena somaliya la, aan tood nolol ma jirto inta sugaysa inay sanadka sigle ka baxan sidayda allow u sahal amuurahoda🤲💯🔥✅🔥

abdifitahabdi
Автор

Nimcan wu isbadalay marku xaskizi u tagay wlhi dumarku waa nolol
Guri aan dumar jogin waaa mugdi alle hay noo daayo dumarka ❤
Ilaahow dumarka wax dhiba ha tusin 🤲

hamsexadaari
Автор

Ku: Xaaskaygi hore
Kuma xumeeyeene dhalinyaro nimaa iqaaday😭
Lkn ogow intaan noolahay ma dafiro wanaagii wali waan aqoon sanahay.
Qof ku wiiqa lama jiro
Abid waan ku waynayn

RioTrade
Автор

1M maalinkeey gaarto

Soomalinimo like iigu saar wll🔥👏👏👏

sowe
Автор

Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay anba waan saaraye

mubarigbulshaawi
Автор

Ku dhaaro inaad Allah iyo rasuulkiisa jcshhy. Kuna Sali Nabi Muhammad scw.❤️

muktarseid
Автор

Qalbiyada yar weecsamay isku waayi maynee hadii aan wad kuu iman ii iman
Warka waynu kala helin💔😥 ma ilaawo waagii sidan laga wacnaayee waaxdayda maqaneey noloshaadu waa wehel 😥 qof walboo qof jeclaa balse eey is waayeen oo hadana wali waang iyo Baraara la rajeeya waa qof aan laheli karin aduunyooy aduunyo ninba maalin ku soo joog ❣❗

fahiima
Автор

Heestan iyadoo qoraal ah halkan ka aqriso
Qaybta hore

Inkastoo waqtiga yimid
Kala waday xidhiidhkee
Madafiro wanaagii
Weli waan aqoonsanaya
Wax ku neceb ima baro
Waji aanan kugu arag
Ima doorsho waayuhu
Walle kaama hiiliyo
Ma ilaawe waaggii
Sidan laga wacnaayo
Waaxdaydan maqane
Noloshaadu waa wehel

Qaybta dame

Walalnimo ma iibsado
Weedhaada ma dhibsado
Qof ku wiiqa lama jiro
Abid waan ku waynayn
Qalbiyada yar weecsamay
Isku waayi maynee
Haddii aan wadku ii imaan
Warka weynu kala heli
Ma ilaawe waaggii
Sidan laga wacnaayo
Waaxdaydan maqane
Noloshaadu waa wehel



Mahdsanidin

engabdirisaqmohamed
Автор

Qalbiyada yar weecsamay isku waayi maynee hadii aad akhristey qorlkan😂 Codka eryada laxanka Top keepgoin bro

sadar_muqda
Автор

Qof kastoo qoraalkayga arka Alle Hooyo janada ha geeyo Hadaadan Aamin dhihina isla inaga alle jannada ha inagu kulmiyo Scw💯❤

cabdicasiissayidcali
Автор

Yaa sideyda qalbiga ka oynayo kana marmin qofka uu jeclaa😭😭😭😭

nashwaaakaindho
Автор

Hal million intaysan gaarin hdd timadh like igu qabo sxb 🔥💜

MohamedSaid-jrtr
Автор

qofka intuu wax jacleeday misana aan ilaa iyo hada jacaylkiisa Sheegan qalbigisa Allah dhowro 😥😭

hanaabdi
Автор

Waxaan dumarka Somaliyed gacan ugu tagay waxey tahay ninki dumar helaa uma waji Eka raga kale dhinac walbo marki laga eko nin ka singalka ah iyo Nin ka dumar hesta ama xaas sida u fahanto wlhi raga uma eka waka nimcan iska noqday dhal magaalo ama boos faki mani iska hesta o kale 🙋‍♂️🙋‍♂️dumarka Somaliyed wan idin aminsana hy 🥰🥰🥰🥰 ma Dafiro wanaagi wali wan Aqon Sana He gabadheyda hoyaded 🤗

lukeollett
Автор

Qalbiyada yar weecsamay
Isku waayi maynee 💔
30.Oct.2023

Anigu wada hadalkeenna iyo xidhiidhinteenna waan ixtiraamayaa isaguna inuu idhibsanayo ayaan dareemayaa 💔
Walaanimo ma iibsado
Weedhaada ma dhibsado 😊

Nimaoo
Автор

Heestan markey 1m gaadho like isaara school dhexdiisa ban idinka soo salamaya❤❤❤❤🥰

fatima_qurux