filmov
tv
PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 4.4] - PHP increment/ decrement Operat explained in Somali

Показать описание
This video explains the use of PHP increment decrement Operator explained in Somali language.
Operatorka Kordhinta iyo hoos udhiga(increment/decrement) waxaa loo isticmaalaa in kor ama hoos loogu dhigo qiimaha ama tirada PHP Variables, increment macnaheedu waa kordhinta tirda variable number ah oo loo isticmmalayo in tirada kor loogu qaado. sidoo kale Operatorka hoos udhiga waxaa loo isticmaalaa in hoos loogu dhigo qiimaha tirada PHP Variables.Marka tusaalaa casharka ku jira waxaa ku yaal tabeelo noo sharaxaya side loo istcmaali karo php increment iyo decrement. Tabeelaha ka dib waxaa la socda la socda tusaalooyin noo sharaxaya side inc/dec loo isticmaalo.Kala soco tutorialka.