PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 2.1] - PHP, XAMMP and Mysql Installation

preview_player
Показать описание
This video is the continuation of our previous tutorial for completing the installation of PHP, XAMMP and Mysql - part 2

For more Somali translated technology tutorials visit:

Casharkn wuxuu ku saabsan yahay inaan dhameeystirno soo dejintii PHP, Apache and Mysql. Waxaan hagajineyna[configuartion] PHPAdmin oo ah software ku dhex jira XAMPP oo ah Meesha laga isticmaalo databaseka ee softwareka loo yaqaano XAMPP”.

Waxaynu Kale oo aynu sameyn doona inaan bedelno passwordka ama furaha Mysql tasoo inoo fududeyneysa istimaalkiisa waqtiga soo socda. Marka hore waxaa muhiim ah inaan furno "XAMPP control" oo aan bilowno Apache and Mysql sida hoos ka muuqata. Waxaan kaloo bedeleynaa ama hagaajineynaa inaan bedelno passwordka inoo suurto galin doono inaan istacmaalno MySql.

Marka aynu update gareeyno passwordka waxaan ku guuleysanay inaan dhameystirnnay hagaajintii XAMPP oo inoo fududeynaya inaan koodkeena ku tijaabino aalada XAMPP.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ustaad aad ayaad u mahadsantahau waxaana kaa codsan lahaay inaad casharada noo sii wadid oo aadan niyad jawin maadaama dadbadan aanay ku xirnayn bartaada dadka ayaga ayaa iska imaan doono in sha allaah waxaana kaaga mahadceliyaa iney casharadaadu tayo fiican leeyihiin oo aad isku dhaxwadid casharada theoryga iyo baratikalkaba ah badanaana soomalidu youtubka wax ku so gudbiyo waxey ubadan yihiin kuwo ku soo gudbiyo qaab pratical ah adigana waad isku dhex wadaa lawadooda hadey noqoto pratical iyo theory waana mida aad youtubleyda kale aad uga duwantahay ustaad waxaan kaloon kaa codsan lahaa casharadaad iney theory si aan uga faa iidno erey bixintaad aadka u fiican
Mahadsanid

maxamedxasan
visit shbcf.ru