filmov
tv
PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 3.0] - PHP variables explained in Somali language

Показать описание
This video explains the use of PHP variables explained in Somali Language.
For more Somali translated technology tutorials visit:
Barashada PHP Variables,Constants and Data types
PHP Variables waa ereyo ka bilaabma “$” aynu u isticaamaalno ineynu ku keydino macluumaadka uu programkeenu dooonayo inuu isticmaalo.Waa muhiim in PHP Variables ay ka bilaabmaan xaraf ama “underscore” oo ah erey loo qori karo adigoo isticmaalaya ama riixaya batoonada keyboarka SHIFT iyo batoonka ka danbeeya xarafka number ).Waa mumnuuc in PHP Variables uu ka bilaabmo tiro ama nambar.
Waxaan kaloo baraneynaa nooyada kala duwan ee PHP Data ama waxan afka qalaad lagu yaqaano “Data Types” Noocyada macluumaadka PHP waa String, Integers, floats, Booleans, Arrays, Objects, NULL iyo Resource.
Waxeynu ku baraneynaa cahsarkan tusaalooyin kala duwan oo tusaaleynaya isticmaalka PHP Variables, Tusaaloyinkaas waxaa ka mid ah kuwan soo socda:
*Isticmaalka PHP STRING variable declaration - Qeexida Xarfaha
*Isticmaalka PHP INTEGER variable declaration - Qeexida NAMBARADA
*Isticmaalka PHP FLOAT variable declaration - Qeexida Tiro jajab ah
*Isticmaalka PHP CONSTANT variable declaration - Qeexida TIRO AAN ISBEDELYN
*Isticmaalka PHP BOOLEAN variable declaration - Qeexida astaan ama variable RUN ama BEEN ah.
*Isticmaalka PHP ARRAY variable declaration - Qeexida Array keydineysa magacyada magaalooyin kala duwan.

Комментарии