PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 7.0] - PHP Functions explained in Somali

preview_player
Показать описание
This video explains the use of PHP Functions explained in Somali language.

For more Somali translated technology tutorials visit:

PHP Function waa qoraal php program kasoo fuliya arrimo qaas oo programkeenu uu isticmaali karo markii loo yeero functionkaas. Sidoo kale PHP Function is kama fuliyo arrin marka bogga shabakada la galo hase ahaatee PHP function wuxuu isticmaalkiisu suurto galaaa marka codsi ama “call” loo sameeyo functionkaas.

PHP Functions waxey leeyihiin “argument” ama Variable la raaciyo functionka kasoo la dhex geliyo inta u dhexeysa labada qaanso. argumentiga waa variable oo kale kasoo la raacinayo functionka si uu u isticmaalo haday noqoto qoraal ama xisaabin marba taasu waxey ku xiran tahay ujeedada functionka loo qoray.

Sidoo kale Functionada waxaa la raciyaa intii la doono oo ah “argument” ah tasoo loo dhexeysiinayo “coma” amd “hakad”.Sidoo kale functionada waxay istcimaalaan reserve word oo la yiraahdo "return" kasoo sheegaya soo celinta jawaabta funtionka uu soo celiyey. Casharada viidiyowga ee la socda qoraalkan waxaa ku jira kuwa sii ficaan u sharaxaya sida loo isticmaalo PHP functions. follow the PHP tutorial functions in Somali.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Muqaalka sifiican looma arko wll sidaas ula soco ee iska hagaaji qaabka wax loobduubo si aan kuulabsocono

maxamedxasan
welcome to shbcf.ru