KALAMAAN 02 SEPTEMBER 2024

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 02 SEPTEMBER 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Madaxweyne hore mundane Mohamed Abdullahi farmaajo ❤Somalia 🇸🇴 ♥️ Guul insha allaha ❤

yasinshuceyb
Автор

Mahadsandiin kalamaan qeer sheega ❤❤❤❤❤ fadlan ugu dabeeyn isku qaayliya taasaan jecelnahay kala ciliya

husenabdimohamed
Автор

Caaqilada soomaaliyeed waad mahadsantihiin

MaxamadCumar-rh
Автор

اللهم أصلح بلادنا واحوالنا والف بين قلوبنا برحمتك الواسعه يارب

eazrayiylmohammed
Автор

Makhaayadii waa lagu kala tegay yaa wax ka gadan ha la xidho, tuuladii haloo noqdo.

mussaali
Автор

Kalamaan aad ayad u mahadsan tihiin waan idin dhageystaa aad Ayan idiin jeclahay waxaan idiin so jedinlaha barnaamijka ku dara DUCADA UMADA REER FALAATIIN mahadsanid kalamaan

abdirahmanshafi
Автор

اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا وبلاد المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🫂🇸🇴🇸🇴🫂🫂🇸🇴🇸🇴

shijo
Автор

KALAMAAN way Timid Hala so Dhoweyo 🎉🎉🎉

AbdiKhalif-tivg
Автор

Sidii ciyaalka ha yidhaahdaan waan tufay saxiibtinimadaadii

Yasmin-zowp
Автор

Farmaajo hadii uu Somaliya madax ka noqday qof walbo aa madaxweyne noqo karo.

nrx
Автор

WAROOY MIDNA MID KAMA TEGIN MIDKALEE SOOMAALAAY YAAN LA AAMININ FAHAD IYO FARMAAJO

barsaqanbarwaaqo
Автор

GUUL WAXBADANAA EERABOORADA KENYA LAGU BAHDILEY SOOMAALIYE ILAAHEY HA NOO BADBAADIYO INTA DALKA DAACADA U AHSIDA AGAASIMAHA DUULISTA HAWADA I W LM

barsaqanbarwaaqo
Автор

Kalamaneey fahad yasiin boos ma u heeysiin iyo aniga mise

antaakiabdullahi
Автор

Asc Kalaman itpbia kuwataageersan soomAali maha ee halabaadho waa qotida katalisa itoobiya qabta oodila

AdenMohamed-dxfx
Автор

Kla maan runtaa laguna cadabi Donald ugu dambeynta 😅😅😅😅😅

Faaiso
Автор

XILDHIBAANIMADANA ANAGAA KA XUUBINEYNO

barsaqanbarwaaqo
Автор

Maxamed abiib inuu calanka Somaliya Awdal caasimadeeda ka taago eey eheed Markuu chance ka heeystay

nrx
Автор

😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wax walan kalamaan 😂

Ayaan
Автор

War kalamaaneey xarafka "S" ayaan diraasaad ku sameeyay, markaasaa waxaa ii soo baxday : -
1) "S" Somalia ma sidaasa baa dambeesay ?! .
2)"S" Siyaasaddii miya la isku suujiyay?! .
3)""S"" Silicii miyaa soomaali u soo laabatey ?! .
4)"S" Seylac miyaa Xabashi ku soo degtay ?! .
5) "S" sahaydii lagu safri lahaa miyaa la saluugay ?! .
6)""S" Samata bixintii dalka miyaa sidaan looga tegey ?! .
7)""S"" Soofadii soomaali mindida loogu soofeysan lahaa miya cadiwga helay?! .
8)""S" Soortii soomali caanaha ay ku cuni leheed miyaa carro looga shubay?!.
9)""S"" Sakaraatul moutkii miyaa soomali u soo if baxay ?!.
10)""S"" Intaas la eg oo dhan Jawaabtoodii waxay dhexda ka gashay SUNTII AL SAYID AL SIISI iyo AL SAYID ABEY AXMAD .
Hala iska jirahee yaan indha sarcaad la isku ridin oo yaan hadhow la is xag xagan .

abanuuromar
Автор

Ma FAHAD AYAA tagey mise farmaajo ???

Yaa nabad qaatey yaase nolol qaatey ???

Hadaa nahay jamaahiirta nabad iyo nolol cadow walaalo ah ayaan u jabney😂😂😂😂

yareys