KALAMAAN 23 SEPTEMBER 2024

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 23 SEPTEMBER 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga

QabyaaladdiidCabdixakiim
Автор

Haddaa jeceshahay barashada English-ka nagu soo biir ❤❤❤

MacalinEnglish
Автор

اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🤲💛

shijo
Автор

Mashallah kalamaan guuleysta daljiriinta dalka ayaad tihiin horay u socda ❤

nailsissak
Автор

اللهم أصلح بلادنا واحوالنا والف بين قلوبنا برحمتك يا ارحم الراحمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂

eazrayiylmohammed
Автор

Asc wrwb. Kalamaan iyo dawadayashaba 😊

Qaali
Автор

?❔️❓️XAGALE 🐪'Geel Maxaa Laga'Wadaa?❔️

Ha'ila'🤔'Yaabina S🇸🇴malia Waligeey Ma'🛬'Tagin.

Inshaa'Allah Mustaqbalka Aan'imaan'Doonaa😉✌️

ladanabdi
Автор

SOO DHOWAADA JAAALLA YAAALOW...SOO DHOWAADA JAAAALLAYAAALOW.... SOO JAAALLAYAALOW.

abanuuromar
Автор

150 miig waa inaan soo iibsanaa, qurba joogtuna ha soo iibiyaan diyaaradahaas sababtoo ah habeenkii aroos eey dhigtaan wexeey bixiyaan boqolaal doolar

nrx
Автор

Madey sow tii Heesaha Wadaniga diidanaa

cabdiosman
Автор

Itoobiya intaan sugeeyno Ebbe sharteeda hana mootiyee Alshabab Ciidankii ha dabar jaraan

nrx
Автор

Geeda ka fiixay Geed korkii Geelana u roor ka gadaal

yasinshuceyb
Автор

War kala maaney "Halaaga dhici doona yaan loo kala harin, 😂😂😂😂 iyo kala maan oo afgoye u QAXDAY.

abdullagull
Автор

Dhalinyarada Somaliyeed alshabab la dagaalama!! Wadanka ayagaa cuuryaaminaayee!!

nrx
Автор

Naga taga waaba idiin nacnay cadsigaana naga aqbala

husenabdimohamed
Автор

Charter 7 ayaa lagu celinayaa failed state of somalia soon

alisaed
Автор

Siisi iyo abi axmed waa laba mujriim oon sina u kala
Duwanayn.waxaan filayaa soomaalidu in ay yihiin dadka ugu doqonsan uguna lita caalama miyaan waayu cashar u dhigin?😢 ninka falastiin g'odoomiyay dhibtaan aragnayna ku hayo.maalin walbana warbaahinta lataagan ka takhalusida islaamka siday garab iyo walaalnimo uga sugtaa soomaalidu?!!! walaalnimow xaal qaado

DaudAbdiAli-pdir
Автор

Horta hadii Somaliya iyo itoobiya fooda isgalshaan Alle ma dhihine, somaliland ma wexeey ka barbar dagaalami doonaan itoobiya? 😮😊

nrx
join shbcf.ru