KALAMAAN 29 SEPTEMBER 2024

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 29 SEPTEMBER 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Sheekada cc warsame hortiinaan aqrisanee maxaa waqtiga isagaga dhumiseen

PUNTLAND weey na soo dhoweeysey marka gooja cade nalaga soo saarey, , , , MJ thanks ❤

yareys
Автор

Juxa wuxuu u hadlay si qaainul wadan ah waliba ayadoo ciidankii itoobiya Gedo soo buux dhaafiyeen

nrx
Автор

Kalaman oday cabdulle kuso dara mar walbo

osmanahmed
Автор

Gado ma matabaryari balagu ogyahay reer Ethiopia iyo dumaljadiid isumadhaman

halimahersi
Автор

Sax abwaan Bisle waa runtiis ee itoobiya aan ka dhex qadeeyno oo qabiiladeeda kala qeeybino anaguna lol

nrx
Автор

Barlamanka iyo madaxweyne iyo xukumad heshis ah dalka dagal gelin xildhibanada ki diday wa lagu dila maxkamada halaso tago la yiri

FarhiaismailMohamud-zy
Автор

Kalamaaney wax walba kalamaan ayaad ka dhigteene, , ma haddana waxaad rabtaan inaad Ereyadii uu XSHM.astaan u ahayd oo Kambayinkana ku galay taaso ahayd : " Soomaali oo heshiis ah dunidana heshiis la ah"" miyaad rabtaan haddana inaad kalamaaneeysaan waaba yaabe????!!!! .

abanuuromar