KALAMAAN 02 JANUARY 2024

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 02 JANUARY 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wad nagu soo daahdeene guulayso kalamaaney❤

williamwilliam
Автор

Biixi filiin dhamaade ayuu bili yeeti ugooste somali somali aya leeh ee Etobiya somali xata dhiiwic kuma laha ee nadhaafiya

fankafanka
Автор

Fagaaraha banaanka Hargeeysa waxaa hada ka qudbeeynaayo wasiirka arimaha Somaliland oo ku dhex jiro dad aad iyo aad ugu faraxsan heshiiya Muuse iyo Abiy sixiixeen

nrx
Автор

Xalane iyo Dekeda Muqdisho meeqee ku kirayseen Xaafad xaafad xaalku maaho

AhmedHandule-bp
Автор

Allaah baa ilehe Kalamazoo waxan modi jiray Kalamazoo inay dacad yihiin 4 Sanna wan ku xidhna lkn cawa waxan ogaaday inay xasan u shaqeyan waayo waxay ka hadli waayeen heshiis kii xasan jabuti ku bixiyay dhulka somalida iyo badaba o laga qariyay saxafada been tana loo dhob dhobay o Lahiri waxan kawasaki shaqay naynaa wada hadaladii somaliya iyo somali Lan waxan Buldhana u shegaya inay dhan u janjedhan o ay cadalada ka fog yihiin

TubeAxmad-sjuc
Автор

Adeer koonfur waxa kadhaw etopian hadii kale kolba magaalo ayuu xasan duufle. Oran dawlad

cukaashecukaashe
Автор

Somalia haday noo ogolaadan goitanka taasiba may timaadeen.
Somaliland guul iyo gobonimo 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤Kanaxaw Nafta Waa.

runahmed
Автор

Kursiga igu haay afar dakadood qaado iyo 20 km oo aqoonsi lagu rabo wax isku dhaw ma.aha

abdirahmanlibaan
Автор

Itoobiyaankii wexeey profile pictures soo dhigteen mariikiibtii itoobiya oo Saylac mushaacaayo

nrx
Автор

Amxaaraa arlikiirabtee uliyo'ibliis aawayhee

cabdulaahicilmi
Автор

ITHOPIA MA DAAROOD BAA JECEL MISE HAWIYE MISE SOMALILAND

ahmedhassan-ybgy
Автор

Mouse biixi waa kaliya.magacaabo.cirkaan siinaynaa koonfur.nacalaa.kuyaala

cukaashecukaashe
Автор

Soomaali ee gees ilaa gees waxa inala gadboon dufaac guntado dalka iyo dadka iyo jiri taaka ma siir umada soomaaliyeed 11:13

CarabGarxajis
Автор

Farmajo 4 Dekadood ayuu Bixinaaye Maxa Loogu Qaylin waayay.
Somaliland haday tashatay Maxa Loo Daba Socda.

runahmed
Автор

Asc somaliaweyney aan dagal udiyar garowno somaliayey wayo itopian ha ladiyarvarobo somaliyey

RuqiyoCali-mw
Автор

kalamar
ney ethiop fara galinta hadiy den waydo oo ay lasoo indho adag yihin mamulgobaled ayan wax ka sixixanay somaliduna jigjiga ha la sixixdan shidanka somali galbed fadlan ethiop ku bararujiga inay dal iyo dadba idina hayan calanka buluga halaga tago jigjiga

cambarodaahir
Автор

Futaduu ka hadlay adanyabal haka hadlo

BederBeder
Автор

Webiga masar diid bada somaalina boob xageey kasocon.

cabdulaahicilmi
Автор

Ethiopia dadkii shalay afarta dakadood kula hashiiya maanta ilmada yaxaaska wado😂😂😂😂😂

abdirahmanlibaan
Автор

Hadaa aragtiin kuwo afsomali ku hadlaayo oo itoobiya heshiiskeedii tageeraayo waa oromo Hargeeysa kasoo buuxsantay oo Somali iska dhigeeyso ee ogaada lol

nrx