KALAMAAN 01 OCTOBER 2023

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 01 OCTOBER 2023
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

caawa 5 minted Kalamaan.bilahaan Dakaal Eyee ku jeraan Gobanimo reer kalamaa💯👌👌

antaakiabdullahi
Автор

Kalaman iga gaarsii Abwaan Guure
Janadaad yaboohdeen
Hadii ey wax jiro tahay
Adiguba ma joogteen
Keymaha jiqda ahoo🌲
God kumadan jirteenee
Waxkala u jeedaan
Khawarij waqtigodu waa
dhamaaday.

captainshakra
Автор

Kala maan makers Waa kaa cabdi kuuski aan aqaanay keep going all kala maan😅😅😅

YaxyeXaji
Автор

Hurdi waayoo hadhsan waayee xageed xassanoow halgan marayaa

maxamudsulub
Автор

Qawaarigta haday janno rabaan gododka dhaybar kuma xirteen meel waxay tagi lahaayen saxarada iyo kaadida layskago dhaqo

nailsissak
Автор

Waryaaree kalamaanay adina miyaa laid in Kala qaybiyay mise qaadh kale Ayaan idin Kala dull dhac anba waan yaabaayoo hayaay Dinan beryahan was Aan saluugsanaa waamaxay dull kafurkan kalamaanada

CaqilXasan
Автор

Kala maan cbb aaqirad u dirteen iyo khawaarij guuleysta 😂😂😂

abdirahmanlibaan
Автор

Dadka jooga caasimada muqdisho iyo magaaloyinka kale ee loo tirinayo inay ku jiraan fayriskasi waa in lasameeyo 50 kii guriba 5 qofba meel habeenkii hana la is badbadalo 5tii qofba habeen wadada ha fadhiistan ilaa inatay gaadhayso 1da habeenimo qofkastana habaadhan kii laga shikiyana hala qabto

Gurikastana hasoo sheego qofka martida ah ee imanaya dad sooqorana hala sameeyo arintaasina waa inay isxilqaan noqoto qofwalbana waa ku waajib inuu sameeyo..

Ilaaa saxarka isha inagaga jira iska saarno
Haduu sarax isha kagalo inad iska saarto mooyee ma joogi kartid ishuna maliqi karayso oo waa geed isha kaga tagan.

sucudmuxumed
Автор

Kalamaan iney Siyaasad ku milanto oo aad Dowladii hore ceysiin waa ceeb. Car xasan sheekh wax ka sheega, waxad og tihin in leydinla kacaayo. Meeqaa leydin SIIYAY $$$? Ilaa muwaadinin matihid 😅😅

kaafisaabdi
Автор

GUUL-WADEYNTA KALA-MAAN CIMRIGEEDU WAA GUURE XIL HAYNTIISA

mustafaismailhashi
Автор

Hala laayo gaaladaa alshabaabka ee islaamka ku dhuumanaysa gurigay joogaanba halagu gubo hana la dilo kii la arko madaxwaynuhu aragti ku toogasho hasoo rogo ayaan odhanlahaa magaalooyinka iyo caasimada dhexdeedaba

sucudmuxumed