KALAMAAN 14 SEPTEMBER 2024

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 14 SEPTEMBER 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤

fiidowmrk
Автор

اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا وبلاد المسلمين والمسلمات 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢🫂🫂

shijo
Автор

Wararka Update Somalia 24ka Saac oo Kooban waaye kalamaan❤❤❤

abdikadirhaji
Автор

Mahadsanidiin kalamaan soo daaya warka

husenabdimohamed
Автор

Waaqloow Qarankii Somaliland wuxuu noqday isaaqland imanka dee😂😂

nrx
Автор

Bashiirow intaa dekeda Garacad oo canshuurtii wadanka qeyb ka mid lagu dhisay dhahdeen Puntland bes aa leh maa hada rabtaa inaad shidaalka Galmudug wax ku yeelatid? 😮😮😂😂😂

nrx
Автор

Kalamaan jubbaland ayaa idinka maqane maxaa dhacay

macruufsheikh
Автор

Fadlan Odey Cabdullow heesta samadiid mug dambe heeysku qaadin

nrx
Автор

Shaqa reer galbeedka miyaa iyaga lajooga

halimahersi
Автор

Madeey isaaqow itoobiya walee adi kuma roogto nafteed u roogtee

nrx
Автор

Kalamaaney waa idinkii beryahaan ku waalateen heesihi shuuciyadda, masee ogtihiin madaxweynihi ugu dambeeyay dowladihii Midowga Soviyet oo asaga dowladahaas kala furfuray lana oran jiray Jaalle Miikayiil Gorbashov wejiiisa fooda hore waxay kaga taalley calaamad uu ku dhasgay, Mareekanka iyo Xulafadiisa sawir ay ka qaadeen ayaa wexey ku dhex qariyeen sawir kale oo ah Burus iyo Baangad beeraha lagu qodo taasoo astaan u aheayd Calanka Soviyet oo ninkii shuuciyadda maskaxda ka gashay ku astaameeyay dalkaas waa Jaalle LENIN, haddee Somalia armaa laga yaaba iney soo ceshato shuuciyaddii ay mabda' ahaan u wadatey in lagu dhaqmo dabadeedna la soo celsho heesihii kacaanka ay caanka ku ahayd oo cabsi cabsiga badnaa si looga samata bixiyo dhibaatada 35 sano ay umaddaan dhex dabaalaneeyso ???!!! .

abanuuromar
Автор

Kalamaan shiribka Cabdulle ayaa macna tiray cabdulle ha laga qabto shiribkiisa faraha badan ee maalaayacniga ah

musadaqdiriye
Автор

Somaliland beryahan waa qasan tahay, meel eey wax ka qabtaan eey la yihiin

nrx
Автор

Kalamaaneey fariintii Cabdicaxiiz Laftagareen uu idiin Soo diray Heesaha Wadaniga ah iyo Miyuusiga wadaninimada waan diidnay welina waad waddiinkkkk naga daaye Dee kkk

cabdiosman
Автор

Been baad ka sheegdey dowlada HSM qofki ka fakir duwan waxay ku shabadeeyaan Al-shabaab nimo

ahmedmohamedsalat
Автор

Xiligi dowaldii farmaajo xumanteda waa shegi jirteen lkn dowalada xasan shiiq waxba kama shegatn barnamijka dhan hees unba ka dhigteen wlhi

SUPERMOHAN