KALAMAAN 24 OCTOBER 2023

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 24 OCTOBER 2023
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

QIIRO waa SALAAD DIIRSHE
ma ahan CABDI BASHIIR AUN dhamaantood 🤲

looyaan
Автор

Dadwaa Dadkii hore, hadalna Waa intuu sheegay. Murtidii hore, ayaa Micno Samaynaysay, Maanta kuwa joogo, Marti mahayaan😊💙💞🇸🇴👍

AMATALLAAH-qdpq
Автор

Waa dhaqanka munaafaqa
Runa hasheegin
Beena hasheegin

mariammohamed
Автор

Abwaan Bisle caadi maha kolanyo qashaara kulahaaa 😂😂😂

nrx
Автор

😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kalamaan wa qosolkiyo kalamana❤😂

suhuurinaabdirahma
Автор

kalamaaney waaidin salaamay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢

maxamedmaxamed
Автор

Ab maryan yaasin cunugii puntland lagu dilay inta la dhibaateyay kaas ayaa laga rabaa wax ka qabadkisa

CraxmaanxasanMaankey-iypp
Автор

ASAGOO TAGSIILAYAAL QURBAHA KA AH BEY IMAADAAN XAMAR WAA WASIIR WAA XOLDHIBAAN ASKAR ILAALINEYSA CABSI IYO BUUFIS BEEY NOO KEENAAN MUU TAGSIILIHIISISI ISKA AHAADO😊

khadijaibrahim
Автор

KALAMAANEEY WAA IN. SHACABKKA.
SARAAKISHA NISA
GUDD.DEGMO
GUDD KU/XIG-NADA
GUDD.WAAXEEDYADA
WELIBA GUDD.WAAXEEDYADA MA SHAWEEYAANN HADEYSHAQEYN LLAHAAYEEN XAAFADAHA MUQDISHO OGAAL LA, AAN LAMA DEGEEN LAKIIN MA LACAGEY QARANIMADI KA DOIRTEEN, ?
MISE WEY KA BAQEEN ?
MISE WAA LALA HESHOYEY, ?
MISE GACANSAAR HOOSAAD BAA JORA, ? KOLEY HADHOW IYAGAA UGU CIIQAAB BADNAAN DOONE MABASE DHECEYSE
MA, AQAAN KOLEY WAX BAA JIRE HADABA DHAMMMAN SALDHIIGYADA BOOLISKA IYOINTA SARE LAGU XUSAY WAA IN DOWLADDU XAAFAD XAAFAD KULA XISAABTANTAA

ahmedsheikhamud
Автор

Sifiican u karbaash xasan duufle tuugii madhergge

abdiraxmaanabshir